Home » 7:25 am
Entries posted on “May, 2017”
Nairobi 27. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadidka Cirka ee Xukuumadda Federaalka Somalia Maxamed Cabdulaahi Salaad ayaa Booqday Xarunta Hay’ada Maamusha Hawada Somalia ee Magaaladda Nairobi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xalay Xadhiga Laga Jaray Masjidka Qasriga Madaxtooyada Somaliland oo Dib u Habayn iyo Dib u Balaadhin Lagu Sameeyay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Timirtu waxa ay ka mid tahay, macmacaanada dabiiciga ah gaar ahaana bahda khudrada la raaciyo, waxaanay ka mid tahay, cuntooyinka sida gaar ah bisha barakaysan ee Ramadaan loo isticmaalo, ee ugu mudan cuntooyinka ugu horeeya ee lagu afuro. Asal ahaan waa midho ka baxa dhulka kulul ee carabta, waan geed […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Cilmi baadhis caafimaad oo dhawaan laga sameeyay meelo ka mid ah dunidda ayaa daaha ka rogtay in aanu caafimaadka ilmaha uurka ku jira soonku waxba u gaysan haddii cimriga sedkiisu dhaafo afar bilood. Cilmi baadhistan caafimaad oo ay sameeyeen dhakhaatiir u dhashay dalka Turkiga oo ka socday jaamacadda lagu magacaabo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 27. May 2017 (SDN/QJ):- Booliska Soomaaliya ayaa helay markii ugu horeysay dayuuradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin. Sarkaal hore uga tirsanaa sirdoonka dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Brett Velicovich ayaa Wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in diyaaradahan oo shan ah ay ugu deeqeen booliska Soomaaliyeed si ay ugu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Arrimo badan oo qofku sameeyo ayaa dhibaato ku noqon kara soonka, kuwaas oo la xidhiidha cuntooyinka iyo cabitaanada, gaar ahaan wakhtiyada habeenkii sida afurka, cashada iyo Suxuurta, wakhtiyadaa kala duwan waxa cuntooyinka iyo cabitaanada qaarkood dhibaato ku noqon karaan, soonka maalintii iyo in qofku habeenkii si raaxo leh oo caafimaad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Xili kasta oo la galaa waxa uu leeyahay, hab loola dhaqmo ama loola jaan qaado, tusaale ahaan haddii la galo wakhtiga jilaalka ah ee qabow, waxa aad taqaana dharka dugsiga iyo diirimaadka laga helo ee lagaga gaashaanto dhaxanta, halka xiliga xagaagana aad kaga dedaalayso inaad dhar fud fudud oo aan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 27. May 2017 (SDN/QJ):- Cilmi baadhis caafimaad khabiiro ka tirsan jaamacadaha dalka Maraykanku ku baadheen saamaynta soonku ku leeyahay caafimaadka aadamiga ayaa natiijo aad uga yaabisay oo ay mucjiso ku tilmaameen kaga soo baxday, waxaanay baadhistoodan ku ogaadeen sida qayb kasta oo caafimaadka aadamiga ah uu soonku faa’iido iyo wax tar ugu leeyahay. Jariirada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 27. May 2017 (SDN/QJ):- Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa sanadkan ku soo beegantay xili dunida inteeda badani ku jirto, wakhtiga xagaaga ee ugu kulul saacadaha maalintuna ugu badan yihiin, oo ah wakhti qoraxdu u iilato waqooyiga dunida. Meelo badan oo dunida ah ayaa 20-saacadood maalintu noqotay, waxaanay taasi ka dhigaysaa in wakhtiga soonku aad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 27. May 2017 (SDN/QJ):- Dayuurad siday 54 ruux Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Maraykanka ayaa Xalay laga soo dejiyey garoonka dayuuradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi. Dadkan laga soo tarxiilay Maraykanka ayaa isugu jira dhalinyaro iyo dad waaweyn waxaana dayuurada lagu soo qaaday dadkan la socday ilaalo hubeysan. Saraaakiisha Maraykanka ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »