Home » 8:25 am
Entries posted on “April, 2017”
Cadaado 28. April 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu fashil ku dhamaaday wadahadaladii ay kula jireen maamulka gobolada dhexe ee ahlu suna Waljameeca kuwaasoo la doonayey in lagu mideeyo labada dhinac. Guddoomiyaha Guddiga wadahadalka Galmudug, ahna Wasiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta maamulkas Cusmaan Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ireland 28. April 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay waddanka Ireland ee qaaradda Yurub, ayaa loo diiday inuu galo dalka Maraykanka toddobaadkii hore, ka dib markii uu dhowr jeer booqday magaalada muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya. Madaxa Shirkadda Tiknoolajiyadda ee stripe Patric collison ayaa qoraal uu ku qoray twitter wuxuu ku sheegay in qof ka mid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Cismaan Ibraahim Warsame,(Hurre-walangal), ayaa si weyn uga dayriyey sida uu dhulkii la wada lahaa u noqday mid la kala goo-goostay, islamarkaana uu gebi ahaanba uga baxay gacanta dawladda. Abwaanku waxa uu xusay in dhibaatada shaqo-abuur la’aanta ah ee bulshada haysata ay kaw ka tahay dhulkii oo la kala sheeganayo, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Peyongyong 28. April 2017 (SDN/QJ):- Xiisadda u dhaxeysa Maraykanka iyo Waqooyiga Kuuriya ayaa cirka isku sii sharreeraysa, iyada oo ay wali hadhsan tahay lixdii tijaabo ee laga filayey Peyongyong, isla-markaana gantaalaha riddada dheer ay soo dhoobtay xadka ay la leedahay Koonfurta Kuuriya. Dhinaca kale, Abaanduulaha ciidammada Maraykanka ee badweynta Baasafik Admirol Harry harris ayaa ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle 28. April 2017 (SDN/QJ):- Gobolka Buuhoodle Ayaa Roobabku Meelaha Qaarkood Heleen Sida U noo Xaqiijiyay Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle Md Cabdirisaaq Ismaciil Axmed Oo Aanu La Xidhiidhnay Isagoo Ku Sugan Magaalada Buhoodle. Gudoomiyuhu Waxaa Uu Noo Xaqiijiyay In Meelo Kamid Ah Gobolka Uu Roob Wanagsani Helay Waxaana Buuxsamay Baliyada Kala Ah Sool-Joogto, Dureemo-Caddo,Doofaare Iyo Dhuumoodle, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Beziers 28. April 2017 (SDN/QJ):- Nin Maayar ka ah magaalo ku taalla Dalka Faransiiska, ayaa lagu ganaaxay 2,000 oo Yuuro, in uu sheegay hadal nacayb ku salaysan awgeed, ka dib markii uu sheegay in carruurta Muslimiintu ay ku badan yihiin iskuulada deegaankiisa. Robert Menard oo ah duqa magaalada Beziers oo ku taalla koonfurta dalka Faransiiska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Shir ay maalmihii u danbeeyey Madaxweyne ku xigeenka, iyo Guddida Abaaraha ee heer qaran ku lahaayeen Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagaga hadlaayey sidii taakulo loo gaadhsiin lahaa dadka ay abaaruhu tabaaleeyeen. Ka dib markii uu shirkaasi soo dhamaaday waxaa Warbaahinta la hadlay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mumbai 28. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Galab geeriyooday aktarkii weynaa ee Vinod Khana oo ku caan baxay aflaamta hindiga kaasoo Soomaalidu u taqiinay (Mastaana). Vinod Khana oo 70 jir ahaa ayaa waxaa geeridiisa xaqiijiyey xubno ka tirsan aheladiisa, waxayna wararku sheegayaan in aktarkan uu u geeriyooday kansar kaga dhacay kaadi heysta oo mudooyinkan uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mousil 28. April 2017 (SDN/QJ):- Dagaalyahanada Daacish ee ka Dagaalama gudaha Dalka Suuriya iyo ciraaq, ayaa waxa ay afduubeen Wiil yar oo Da’diisu ahayd 3 jir waxa aanay xidheen muddo laba sano ah, waxa aanay dib wiilkaasi yar xoriyadiisa dib ugu soo celiyeen kadib markii ay kooxdaasi ku guul daraysatay Dagaalkii Magaalada Mousil ee Dalkasi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mauritania 28. April 2017 (SDN/QJ):- Macalinku waa baraha bulshada had iyo jeerna macalinka wanaagsani waxa uu ku dedaalaa sidii uu u soo saari lahaa Jiil aad u qiimo badan, balse ciqaabta uu macalinku mariyo ardaygiisa marka uu wax qaldan ku kaco waxa habboon inay noqoto mid aan saamayn ku yeelan caafimaadka iyo jidhka Ardayga uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »