Home » 12:25 pm Entries posted on “April, 2017”

“Dawladii Ay Ahayd In Ay Xal U Hesho Sixir-Bararku, Waxay Ku Mashquushay Sidii Ay Muuse Biixi U Soo Saari Lahaayeen, Reer Borama Waxaan Leeyahay, Waxaa Leedihiin Laba Murashax Ku Xigeen Iyo Murashax Madaxweyne Ee Kala Doorta ..,” DAAWO

Boorama 28. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay Wax ka qabasho la’aanta Sicir bararka. Waxa uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka Dayriyey Xaaladda Nabadgalyo ee Somaliland Isagoo soo qaatay Dhacdooyin amniga dalka wax u dhimaya oo Maalmihii la soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Dhaliishaydii Shalay ee Xirsi iyo Xisbiga Waddani Waxaan Ku Gartay inay Sax ahayd Ilaahay Waa Ka Halkan Isugu Kaayo Keenay…’’ Murashax Muuse Biixi DAAWO

Boorama 28. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay inay run ahayd dhaliil uu doraad u Jeediyey Hogaamiyaha Xisbiga Waddani iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Dawladu Dhaqaale Urursi Bay Ku Jirtaa, Wax Soo Gala Mooye Wax Ka Baxa Oo Dadka Dib Ugu Noqda Dooni Mayso, Mas’uuliyadda Sicir Bararka Dawlada Leh”Siyaasi Cabdi Haybe

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay ku jirto hanti urursi xilli ay dalka ka taagnatahay sicir barar iyo abaar baahsani. Cabdi Haybe Maxamed, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani Waxaan Leeyahay ka daaya Ummada Qabyaalada oo Barnaamij Ku hanta’’ Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Shacabka ku nool Gobolka Awdal iyo Salal Wuxuu ugu Baaqay inay Si waddaniyadi ku Jirto u qaataan Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee Laga daahfuray Magaaladda Boorama Isla Markaana Si rasmi ah Maalinta Beri oo sabti […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawladda Federaalka Somalia oo Ka Hadashay Wada Hadaladii Fashilmay ee u Dhexeeyay Maamulada Gal Mudug iyo  Ahlu Sunna Iyo Cida eeda Leh oo ay soo Bandhigeen AKHRI

Muqdisho 28. April 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saartay wada hadaladii Muqisho uga socday maamulada Galmudug iyo ahlu sunna.   Masuuliyiinta Galmudug ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen Muqdisho waxay ku sheegeen iney burbureen wadahadalkii ay kula jireen ahlu suna ayna burburka wada hadalkaas leeyihiin dhinaca ahlu suna […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Punt land oo Mar labaad Ku Celiyey inaan Deegaamadooda Lagaga Dhawaaqi Karin Urur Diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq Kadib Markii ay Isku Maandhaafeen Dawlada Federaalka Somalia DAAWO

Garowe 28. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land C.kariin Cameey ayaa Sheegay in Xayndaabka Maamulkooda aan lagaga dhawaaqi Karin urur diimeedka Alsaadicuuna bil xaq. Hadalka Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Punt land ayaa ka danbeeyay Kadib Markii ay Dawlada federaalka Somalia ka Cadhootay hadal hore uga soo Yeedhay Mas’uuliyiin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hawlqabadka Hay’ada Caalamiga ah ee African Education Trust iyo Xogwaran uu Agaasimaheedu Ku faahfaahiyey Mashaariicda ay Fuliyaan

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Xasan Axmed Ibraahin Wuxuu Ku magac dheer yahay Xasan Embassy waa Agaasimaha Guud ee Hay’ada African Education Trust oo Fadhigeedu yahay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Isla markaana ka shaqaysa horumarinta Waxbarashadda. Xasan Embassy ayaa Xogwaran dhinacyo badan leh oo uu Siiyay Barnaamijka Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga danta Guud waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dood Kulul oo Dhex Martay Maamul Goboleedka Punt Land Iyo Urur Diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq & Soo Bandhigida Waxay rabaan Iyo Sida loo Arko DAAWO

Garowe 28. April 2017 (SDN/QJ):- Urur Diimeedka dhawaan lagaga dhawaaqay Deegaano badan oo Dhulka Somalidu degto ee Al saadicuuna bil Xaq ayaa Waxay dood xasaasi ah la yeesheen Maamul Goboleedka Punt land oo ka soo hor jeeda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Kooxda Asaadiciuuna Bil Xaq Ku Sheegay Takfiiriyiin Dadka Gaalaysiiya & Dooda Taagan DAAWO

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Kadib Markii Bishan dhamaadka ah ee April Deegaano badan oo Somalidu ku dhaqan tahay lagaga dhawaaqay Urur Diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq Isla markaana ay Soo Saareen laba bayaan ayaa waxa soo shaac baxoodu uu dood ka dhex dhaliyey Culimadda Somalida. Umal waa kan wuxu inaga iibinayaa in kooxdani ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Sii Aabudhay Rajadii Boqolaal Shaqaale Dawladeed ah oo Naawilayay inay Sannadkan Helaan Xuquuqdoodii

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Horaantii Sannadkan aynu Ku Jirno ee 2017 ayaa Wareegto uu Madaxweyne Siilaanyo soo Saaray Xili Habeen badh ah waxa uu ku faray Wasaaraddaha iyo Hay’adaha dawlada inay Joojiyaan dhamaanba Shaqaalihii Iyo Ciidamadii Cusbaa ee Ku jiray Sannad Miisaaniyadeedka 2017 ee Golaha Xukuumada iyo Golaha Wakiiladuba ay Meel mariyeen. Ujeedada Hakinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »