Home » 8:25 am
Entries posted on “April, 2017”
Hargeysa 16. April 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Haybe Axmed Yuusuf Oo ka mid ah Bulshada iyo Abwaanada Soomaalida ah eek u dhaqan dalka Maraykanka, ayaa fashiliyey dhalinyarada ku jira xisbiga Kulmiye ee sida weyn u taageera Murasha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ay ka mid yihiin dhalinyaradii la baxday ururkii Jiidaley. Abwaan Haybe isaguna Maansadan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 16. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuseen Cabdi Boos, ayaa sheegay inay wasaaradiisu qaaday tallaabooyin ay ku ilaalinayso bedqabka saxada biyaha ceelasha gobollada bari ee abaarta kulul ka jirto si aan xanuunno looga qaadin. Wasiirka oo wax laga weydiiyey sida ay wasaarad ahaan iskaga xil saareen ilaalinta saxada biyaha ceelasha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 16. April 2017 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah Jaamacadaha kuyaala magaalada Muqdisho ayaa shaqada ka ceyriyay Macalimiin wax ka dhigayay Jaamacadahaasi, kuwaa oo la sheegay in ay ku biireen Urur Diimeedka cusub ee Al-Saadicuun Bil-Xaq. Jaamacada Jaziira oo kamid ah Jaamacadaha kuyaala magaalada Muqdisho ayaa shaqada ka ceyrisay sadex macalin oo wax ka dhigayay Jaamacadaasi, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Pyongyang 16. April 2017 (SDN/QJ):- Kuuriyada Waqooyi ayaa soo bandhigtay awoodeeda Milatari, waxa ayna ciidamada kala duwan dalkaasi ay soo bandhigeen dhoolo tus cajiib ah xili uu daawanayay Madaxweynaha dalkaasi Kim Jong-un. Dhoola tuska ay sameenayeen Ciidamada Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu soo bandhigay hubkii ugu dambeeyay ee sameesatay dowlada dalkaasi ay ku jiraan gantaalo casri […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 16. April 2017 (SDN/QJ):- Sidaan la socono maalinta Axada waxaa waddamada Reer galbeedka ka dhacaya waxa ay u garanayaan Easter Day, midaasi oo ay ku sheegaan in ay u dabaal dagayaan, geeridii Nabi Ciise,a ama dib usoo noolaanshihii Nabi Ciise, midaasi oo Islaamkalay si cad ugu hadlay. Sidaasi oo kale manta oo jimco ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kalabaydh 16. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa xadhiga ka jaray mashaariic Horumarineed oo ay Xukuumaddu ka fulisay Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool. Wasiirka oo hogaaminayey Wefti balaadhan oo ka socda Dawladda Somaliland oo ku sugan gobolka Sool, kuwaas oo saaka gaadhay Deegaamo ay ka mid yihiin Kalabaydh […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nigeria 16. April 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan Wadanka Nigeria waxaa ka socda todobaadka lagu xusuusto hablahii ardayda ahaa ee ay kooxda Bokko Haraam Afduubteen muddo haatan laga joogo sadex sanadood. ‘Xukuumadu waxay illaa hadda xidhiidh la samaysay 276 hablood oo ka mid ahaa hablihii laga afduubtay dugsi boodhan ah, waana ku talo jirnaa sii daynta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa 16. April 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa u dhashay Wadanka Itoobiya ee ku tartamaya shaqada u saraysa hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO Mr Tedros Adhanom ayaa la sheegay inuu haysto taageerada wadamada Afrikaanka ah sida ay baahisay shabakadda wararka ee New Times. iyadoo ka hadlaysey musharaxa reer Itoobiya iyo kartidiisa ayaa wasiirka Arimaha Dibada ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Zambia 16. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UPND ee dalka Zambia ayaa lagu eedeeyey inuu ku xadgudbay booqashada mamnuuca ahayd ee uu jeelka ugu tegay gudoomiyihii Xisbiga Hakinde Hichilema oo xidhan. Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga UPND waxa uu warbaahinta u sheegay in Boolisku qabteen oo xidheen Xoghayahii guud ee Xisbigaasi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York 16. April 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiin ka socda waaxda caafimaadka iyo badqabka ee dalka Maraykanka ayaa waxyaabo khalad ah ku arkay jikada goobta loo tamashle tago ee Mar-a-Lago, oo uu leeyahay madaxweyne Donald Trump. Saddex iyo tobanka khalad ee jikada huteelkaas lagu arkay waxaa ka mid ah qaboojiyeyaal jajaban taas oo ka dhigan in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »