Home » 2:55 pm
Entries posted on “April, 2017”
Jabuuti 17. April 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Saab oo wareysi la yeeshay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa uu weydiiyay ururka cusub ee la magac baxay Al-saadicuuna Bil-xaq in uu ka jiro dalkiisa iyo inkale. “Ma maqlin annagu waxaa ee Social Mediaha uun baa laga sheegay dad ku leh waxaan nahay Saadicuuna bil-xaq […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 17. April 2017 (SDN/QJ):-Ururka cusub ee la magac baxay Al-saadicuuna Bil-xaq ayaa Bayaan ay Soo Saareen Waxay kaga hadleen eedaymaha loo Jeediyey Ururkan,Waxay Sheegeen in Ujeedadoodu tahay Sidii Bulshada Somalida ay u Gaadhsiin lahaayeen Wanaaga diinta Islaamka. Sarkaal u hadlay Urur diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq ayaa sheegay in Waxyaabaha laga faafinayo Ururkoodu uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Laba Nin oo uu dhalay alle ha u naxariistee Marxuun Axmed Jimcaale oo ahaa Gudoomiyihii u horeeyay ee Ururkii SNM ayaa Cabasho Xoogan ka Muujiyey Cago juglayn uu ku hayo Maayarka Caasimadda Hargaysa kadib markii dhul ay lahaayeen oo ay Sharciyadiisii wataan marba qolo la siiyey Waxa uu Sheegay Wiil […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle 17. April 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay in Kooxdiisa oo keliya aanay gaadhin karin Go’aanka kama dambaysta ah ee Wada-hadallada u dhexeeya Xukuumadda Somaliland. Cali Khaliif Galaydh, wuxuu sheegay inay diyaar u yihiin Shirweyne ay kaga qayb-galayaan Hal-doorka Beelaha Khaatumo, kaasi oo lagaga Wada-hadlayo waxa lagula […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Cantar oo kamid ah mas’uuliyiinta sar-sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo shir jaraa’id ku qabtey xarunta ee xisbigaasi ee magaalada Hargeysa ayaa eedaymo badan usoo jeediyey Taliska Ciidanka Booliska Somaliland kuna eedeeyey inaanay dhex ahayn,sidoo kalena waxa uu guddiga Komishanka doorashooyinka qaranka ugu baaqay inay daaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 17. April 2017 (SDN/QJ):- Xannuunka Shuban Biyoodka ayaa Mudooyinkii u danbeeyay ku Sii fidaya Deegaamo ka Tirsan Gobolada Somaliland,Maamulka Gobolka Togdheer ayaa Shaaciyey in Cudurkan lagu arkay Degsiimooyin ka Tirsan Gobolka Togdheer.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa si rasmi ah ugu Dhawaaqay Goorta uu Bilaabmayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyadda Sare ee Guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sababaha Keenay In Imaaraadku Somaliland Ka Fuliyo Mashruuc Biyo Xidheen ah!! Dubai 17. April 2017 (SDN/QJ):-Hay’adda samafalka ee Khalifa bin Zayed Al Nahyan Foundation ee Imaaraadka carabta (UAE), ayaa biyo xidheen weyn ka hirgelinaysa magaalada Hargeysa, si wax looga qabto abaarta iyo biyo yaraanta ka jirta Somaliland, siday faafisay Wakaallada wararka ee Imaaraadka Carabta ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye, ayaa ka hadlay shuban biyoodka ka dilaacay deegaanka ka tirsan Somaliland, gaar ahaan Gobolada Bari,dadka uu soo ritay, dadka u dhintay, iyo qaabka ay uga hawl galeen. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye, oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Qaybo ka Mid ah Dhalinyarada iyo aqoonyahanka Xaafadda Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa oo shir jaraa’id ku qabtey gudaha magaalada Hargeysa ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadallo kasoo yeedhay wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahi Qabo,maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco iyo waliba xoghayihii hore ee dawlada hoose caasimada Hargeysa Axmed […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »