Home » 5:25 am
Entries posted on “April, 2017”
Banjab 18. April 2017 (SDN/QJ):- Chahat Kumar waa gabadh yar oo u dhalatay Dalka Hindiya, waxaanay noqotay Ilmaha yar ee ugu buuran Adduunka waayo?, Waxa uu miisaankeedu noqday 17.2Kg iyada oo jirta Muddo 8 bilood ah oo kaliya, miisaanka xad dhaafka ahna waxay kala kulantay dhibaatooyin Caafimaad oo ay ka mid tahay Neefsashada oo ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 18. April 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan Baarlamaanka Dalka Britain ayaa soo bandhigay go’aan cusub oo ah in Xaaska Madaxweynaha Dalka Suuriya ee la yidhaa Asma Al-akhras laga qaado dhalashada Dalkaasi Britain ee ay sidato. Wargayska Sunday Times oo kulan la yeeshay mid ka mid Baarlamaanka Dalkaasi Britain oo magaciisa la yidhaahdo Naadim Zahawi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. April 2017 (SDN/QJ):- Muddo dheer ayaa ay culimada ku xeeldheer cimiladu ka digayeen in kor-u-kaca heerkulka adduunku uu saamayn khatar ah ku yeelanayo caafimaadka qofka, gaar ahaan isbeddelka cimilada oo lagu xidhiidhinayo cudurro badan o oaan dawo lahayn iyo nafaqo darro in uu keeni karo. Cilmibaadhis tijaabadeeda la waday intii u dhexeysay 1996-kii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
China 18. April 2017 (SDN/QJ):- Shaahu waxa uu Dadka waaweyn 50% ka ilaaliyaa inay la soo daristo dhibaato dhinaca Fahanka ah iyo sidoo kale xasuusta, hal koob oo shaah ah maalin kasta haddii uu qofku weyni cabo waxa uu ka fogaynayaa waxaynu u naqaano Kharafka ama Asaasaqa. Arrintan ayaa lagu cadeeyay Deraasad cusub oo uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York 18. April 2017 (SDN/QJ):- Facebook oo ka mid ah baraha bulshada waxa uu qeyb ka noqday nolosha aadanaha. Dad ayaa kugu soo darsanaya Facebook, kuwa ayaa ku soo daba-galaya, kuwa xanibaad ayey muteystaan, kuwa iskood ayey uga baxaan saaxiibtinimada bugga ah, kuwa ayaa iska barta, kuwa ayaa iska shukaankada, kuwa ayaa iska guursada, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 17. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo hoggaaminaya Wefti ballaadhan oo ka socdaty Dawladda, oo ku sugan gobolka Sool ayaa sharaxaad ka bixiyey kulan ay la yeesheen guddida nabadgalyada gobolkaasi. Wasiirka ayaa sheegay in kulankaasi uu ku saabsanaa meel marinta go’aamo ay ka soo sareen Colaada ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- “ Xisbiga UCID Ma Doonayo In Uu Lumiyo Xubin, Masuul, Maadaama Tartan Adag Sugayo, Is Casilaaddi Masuuliyiintaana Waanu Ka Diidnay …” Ku Xigeenka Xog-Hayaha Guud Iyo Masuuliyiintii Is Casilay Oo Si Wada Jir Ah Warbaahinta Ula Hadlay
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):-Kulan hawleed uu xisbiga WADDANI ku falan-qeynaayey siyaabaha kala duwan ee fariimaha iyo barnaamij siyaasaddeedka xisbigaasi loo gaadhsiin karo guud ahaan shacabka Somaliland iyo weli ba sida oo kale u diyaar garowga ololaha doorashada Madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa daba-yaaqada sanadkan, ayaa maanta ka qabsoontay hotel Ambassador ee Hargeysa. Kulankan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 17. April 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur-Galbeed, , Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, waxana ay warbixino la xiriira wax yaabihii u qabsoomay ay siiyeen madaxda. Sheekh Nuur […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Dhawrkii Sannadood ee u Danbeeyay Waxaa Dalka Suuriya Ka Taagan Dagaal Sokeeye oo Riiqdiisu aad u daba dheeraatay, Waxaa Dirirta ka Oogan Suuriya ay ka dhalatay Kacdoonkii la baxay Gu’gii Carabta ee Ka Soo Bilowday Waddanka Tuuniisiya,Masar ka Qarxay, Liibiya Dhulka la Simay una Kaas oo Ku banjaray Dalka Suuriya […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »