Home » 3:28 pm
Entries posted on “April, 2017”
London 19. April 2017 (SDN/QJ):-Ra’isal-wasaaraha Britain Theresa May ayaa ku dhawaaqday qabashada doorasho wakhtigeedi laga soo hormariyay oo dalka ka qabsoonta Sideeda (8)bisha Juun ee soo socota. Theresa May waxay sheegtay in Britain ay u baahantahay, degenaansho iyo hogaan awood leh, arrintanina Waxay dabo socotaa aftidii ay Britain ku go’aansatay in ay ka baxdo Midawga Yurub. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):- Representatives of UNICEF, WFP, UNCHR, UNDP, FAO, UN-Habitat, and the Resident Coordinator’s Office today delivered a donation to the National Drought Response Committee totaling USD $ 7000. The donation represents a personal contribution from the salaries of international and national UN staff based in Hargeisa, a lot of whom […]
Posted in news in English | Read More »
Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga Mudane Maxamud Warsame Jaamac oo Shir Jaraa’id Maanta Ku qabtay Xarunta Wasaaradda ayaa Shaaca ka qaaday in Wasaaradu Gebi ahaanba Joojisay Beedka digaaga ee dalka Dibadiisa laga Keeno iyo Qaybo ka Mid ah Khudaarta laga Keeno dalka Masar.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Goleha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee ku dagaalamayey koonfurta Gobolka Sool, kana hadlay xaalada abaarta.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):- Arday u dhalatay Somaliland ayaa Guul Taariikhi ah ka Gaadhay Tartan ka dhacay Dalka Kasakhistan Kuwaas oo Kala Galay Kaalinta Kowaad iyo Sadexaad.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 19. April 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI oo muddooyinkii u dambeeyey socdaal ku joogay dalalka Yurub isla mar ahaantaana maalmahii u dambeeyey ku sugnaa dalka Ingiriiska, ayaa magaalada London kulan kula qaatay ciyaartoyga caanka ah ee CANU oo u dhashay dalka Neyjeeriya. Kulankan uu guddoomiye Cirro la qaatay ciyaartoygan caanka ah, ayaa waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Fresno 19. April 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan saddex nin oo caddaan ah ayaa la dilay mid kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii uu nin madaw ahi rasaas ku furay iyagoo ku sugan magaalada Fresno ee gobolka California ee dalka Maraykanka. Waxaa looga shakisan yahay in uu ahaa weerar midab takoor ku salaysan sida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):- Xubno metelaya UNICFE, WFP, UNHCR, UNDP, FAO, UN-Habitat iyo Xafiiska Isu-duwaha Qaramada Midoobay ayaa maanta Guddida Abaaraha ee Somaliland guddoonsiiyey lacag dhan $7000. Lacagtan ayaa ah qaadhaan ka yimid shaqaalaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah oo mushaharkooda ka soo jaray, iyadoo shaqaalahani ay marar horena si gaar ah lacago […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa 19. April 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda xuquuqda aadanaha Itoobiya ee EHRC oo dawladda hoostagta, ayaa baarlamaanka u sheegtay in la dilay 669 ruux intii ay socdeen dibadbaxyadii dawladda lagaga soo horjeeday ee billawday bishii November, 2015-kii. Mucaaradka iyo qolyaha xuquuqda aadanaha u dooda ayaa sheegay in dadka dhintay ay aad uga badan yihiin, tiradaas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 19. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale saxiixay amar ka dhan ah dadka Ajaaniibta ah ee kunool dalkaasi gaar ahaan kuwa shaqaalaha ,xili uu ku sugnaa xaruta shirkada Wisconsin.. Donald Trump ayaa saxiixay amar cusub oo dhigaya in dib u eegis lagu sameeyo barnaamijka dal ku galka ku meel […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »