Home » 3:25 am
Entries posted on “April, 2017”
Spain 20. April 2017 (SDN/QJ):- Jidka ugu halista badan Adduunku waxa uu ku yaallaa Dalka Spain, gaar ahaan meel buuro ah dhexdood Dawladda Dalka Spain ayaa jidkan xidhay sanadkii 2001dii kadib markii jidkaasi ku qudh baxeen Dalxiisayaal u tagay inay soo daawadaan. Jidkan oo magaciisa la yidhaahdo Camineto Del Rey ayaa lagu tilmaamaa inuu yahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sweden 19. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Dalka Sweden ku Geeriyooday abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf oo ka Mid ahaa Hal abuurada aadka looga yaqaan Suugaantiisa Guud ahaan Geyiga ay Degaan Dadka ku hadla Luuqada Somaligu. Abwaan Xasan Qawdhan ayaa Mudooyinkii u Danbeeyay Xaalad Caafimaad u Yaalay Cisbitaal ku Yaala Dalka Sweden. Hadaba Waxaanu Halkan idiinku Soo Gudbinaynaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 19. April 2017 (SDN/QJ):- Fadhigii Baarlamanka Somalia ee maanta ka dhacay Muqdisho ayaa lagu soo hadal mowshinkii laga keenay saldhiga dowlada Imaaraatka Carabtu ka dhisaneyso magaalada Berbera. Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari oo shir guddoominayey fadhiga ayaa sheegay in ajendaha maanta laga doodayo uu yahay qaraar ka hadlaya buuxinta kuraasta ka banaan Golaha, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Faarax Maxamed Cabdille(faarax-dheere) oo katirsan mudaneyaasha golaha wakiillada ee xisbiga KULMIYE, ayaa si weyn uga dayriyey xaalladda waddanku marayo, sicir-bararka iyo korukaca dollarka ee isbarkan, waxana uu xukuumadda ku dhaliilay fulin la’aanta go’aamadii arrintan xalka u ahaa ee uu madaxweynuhu soo saaray horraantii sanadkan 2017-ka. Xildhibaan Faarax-dheere oo warbaaahinta kula […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ee aadka Ugu dhow Qasriga Madaxtooyadda Somaliland ayaa Sheegay inay Waajib Tahay in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Dalka ku Soo Rogo Xaalad deg deg ah.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 19. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa deeq Daawooyin, Raashin, Bustalaal iyo Agab kale oo ay ka mid yihiin maacuunta wax lagu karsado gaadhsiisay Cusbitaallada Boorama iyo Wajaale, waxaana deeqdaasi ka guddoomay Maamullada Gobollada Awdal, Wajaale iyo bahda cusbitaalka magaalooyinkaasi. Deeqdan Dawooyinka ah ayaa ku soo beegantay xilli gobolka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 19. April 2017 (SDN/QJ):-Ra’isul Wasaaraha xukuumada federaalka Somalia Xasan Cali Khayre oo ay wehliyeen guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo wasiiro ka tirsan xukuumada ayaa booqday xeebto Liido ee magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta uu horkacayey raisul wasaaraha ayaa lug ku maray xeebta liido iyagoo dhex galay shacabkii halkaas ku sugnaa. Raisul wasaaraha ayaa dhex […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Markii uu Madaxweyne Rayaale ka soo noqday dalka Maraykanka islamarkaana socdaalo ku gaalaa bixiyay dalal Afrika ka tirsan, waxa Hargeysa si lama filaan ah socdaal ugu timid kaaliyihii xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsanayd Afrika Ms. Jendayi Frazer, ka dib markii ay xukuumadii Rayaale dalka ku martiqaaday. Ms. Frazer waxa ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 19. April 2017 (SDN/QJ):-Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda Somaliland ayaa Maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Berbera Ku soo dhaweeyay Wefti Ka Socday Shirkada Caanka ah ee SKA ee Dalka Maraykanka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Md.Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo hawada, Md. Farxaan Axmed Haybe iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »