Home » 8:25 am
Entries posted on “April, 2017”
Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- Tixdan waxa la yidhaahdaa Maslaxo, maslaxo waxa ay ka mid tahay maansooyinka dhexdhexaadka ah ee silsilada miimlayda ah, tixdu waxay ugu baaqaysaa dhamaan dhalinyarada haldoorka ah ee ka qaybqaatay silsilda inay la yimaadaan xal wax ku ool ah oo lagula tacaalo dhibta jirta, tixdu waxa ay qiray saa in uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 20. April 2017 (SDN/QJ):- Ganacsatada Qaadka kala soo dega Garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo maalinta oo khamiis ah aysan Qaad ka soo dejineyn Garoonka Aadan Cadde. Waxay intaa ku dareen shaqo joojintan ay kaga cabanayaan canshuurta laga qaado Qaadka oo lagu kordhiyey. Mid ka mid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Zimbabwe 20. April 2017 (SDN/QJ):- Waalidiinta reer Zimbabwe ee aanay awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha iskuulada lagu bixiyo(School fees) waxa ay ku bixin karaan xoolahooda sida ariga-kan cad iyo idaha ama shaqooyin kale ayey u qabanayaan iskuulada ay carruurtooda wax uga barto. Wasiirka Waxbarashada Zimbabwe, Lazarus Dokora ayaa u sheegay wargayska ‘Sunday Mail’ oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 20. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa sheegtay inay soo dhaweynayaan go’aannada dowladda ee ku aadan ciribtirka Al-Shabaab, la dagaallanka musuq maasuqa iyo faqriga, ayna diyaar u yihiin inay doorkooda ka qaataan kaalinta uga aadan arrintaan Guddoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab oo la hadashay Radio Muqdisho ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Pyongyang 20. April 2017 (SDN/QJ):- Xiisadda u dhaxaysa waddamada Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi, ayaa Cirka isku shareertay toddobaadkan oo ay gaadhay halkii ugu sarraysay, iyaga oo labada dhinac hanjabaado iyo dhoolo-tusyo awood Ciidan-ba isu muujiyey, isla markaana dunida ku kordhiyey cabsi badan oo laga qabo dagaal dhaqso uga dhex-qarxa; sida ay Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Kuuriyada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh 20. April 2017 (SDN/QJ):- Dadka ku dhaqan Dalka Sucuudiga ayaa la kulma dhibaatooyin caafimaad oo ay sabab u tahay Buurnida Xad-dhaafka ah ee ku habsatay Da’yarta iyo haweenka ku nool dalkaasi, mid ka mid ah dhakhaatarada ku yaalla Caasimada Dalkaasi ee Riyad oo ay gacanta ku hayso Hay’ada Caafimaadka ee loo yaqaan Care ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Delhi 20. April 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka Hindiya ayaa galay Qaliin lagaga soo saarayay Dhagax ku jiray oo ka samaysnaa Maaddada Calcium, dhagaxan ayaa waxa uu ku samaysmay Kaadi haysta ninkani waxa aanay dhakhaatiirtu ku sheegeen Miisaanka dhagaxan inuu ahaa 1.36 Kg. Ninkan oo la yidhaahdo Mahesh Patil da’diisuna tahay 49 jir ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York 20. April 2017 (SDN/QJ):- Haddii aad ka shakido in akoonkaaga Facebook cidi si qarsoodi ah u jabsatay, waxa aaad gujisaa batamka xagga sare ee midig ugu xiga bogggaaga Facebook, kaas oo ah waran hoos u foorara, kiiska kuu furma ka dooro qaybta farsamada (Settings), markaad ‘Settings’ doorato bogga cusub ee kuu soo baxa, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- In kasta oo rag badani ay gadhka sidiisaba ula col yihiin, shaqo maalmeedkoodana ay ka mid tahay in ay joogto u xiiraan, haddana waxaa jira kuwo badan oo sababo kala duwan u jecel in gadhka ay deystaan ama qaybo ka mid ah ka tagaan, sida la ogyahayna muddooyinkan dambe gadhka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qaahira 20. April 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhayaal ka tirsan jaamacadda Al-Qaahira ee dalka Masar ayaa daraasad ay dhowaan sameeyeen ku ogaaday in uu jiro xidhiidh caafimaad oo ka dhexeeya cirrada timaha madaxa iyo wadne xanuunka oo ka mid ah cudurrada loogu dhimashada badan yahay dunida maanta. Xeeldheerayaasha cilmibaadhistan sameeyey waxa ay sheegeen in tijaabooyin ay ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »