Home » 12:55 pm
Entries posted on “April, 2017”
London 20. April 2017 (SDN/QJ):- Md.Xirsi Cali Xaaji Xassan Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxaa wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu telefishanka HCTV la yeeshey,gaar ahaan barnaamijka Dareenka Shacabka . Hogaamiyaha ayaa wareysigiisan kaga hadley arrimo mihiim ah oo ka mid yahiin guddi Mus-danbeed ah oo la sheegay in loo magacaabi doono kominshan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 20. April 2017 (SDN/QJ):- Haweenka ku Ganacsada Sariimadda weyn ee Magaalada Boorama, ayaa Mudaharaad ka hor sameeyay Xarunta Dawladda hoose ee Magaaladaasi Shalay. Haweenkan oo ka mid ah Dadka Ganacsiga yaryar ee Khudaartu ka mid tahay la fadhiista Sariimadda Boorama, ayaa Mudaharaadkan kaga soo horjeeda Cashuur ay sheegeen in Dawladda Hoose ee Boorama ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 20. April 2017 (SDN/QJ):- Qaybo ka mid ah Ciidammada Qaranka Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool, ayaa Shalay u Ruqaansaday koonfurta Gobolkaasi. Ciidammadan oo la sheegay inay qaarkood ka dhaqaaqeen Duleedka Degmooyinka Laascaanood iyo Xuddun ee Gobolka Sool, ayaa fadhiisin ka samaystay Deegaan lagu Magacaabo Daba-taag sida ay sheegeen Warar uu Wargeyska Himilo ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- Koox faneedka xiddigaha Geeska ee ka dhisan gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay mar kaliya soo bandhigeen awoodooda faneed isla markaana waxaa ay dawaaha ka soo qaadeen heesihi ugu badnaa hal mar. Kooxdan xiddigaha Geeska oo marar badan khilaaf xooggani soo kala dhex galey ayaa haatan noqotey koox isku duuban […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 20. April 2017 (SDN/QJ):- Guddida Nabadgalyada ee Gobolka Togdheer oo Shir Jaraa’id Ku qabtay Magaaladda Burco ayaa ka hadlay dhallinyaro falal nabadgalyo daro ka sameeyay Magaaladda Burco.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 20. April 2017 (SDN/QJ):- Dooni Kalluumaysi oo ka baxday Xeebta Berbera Shalay, ayaa la sheegay inay ku degtay deegaan u dhexeeya Berbera Iyo Ceel-daraad oo dhanka Bariga kaga beegan Magaalada Berbera. Doonidan oo ay wateen Lix Nin oo Kalluumaysato ah, ayaa ku degtay Biyaha Badda ee u dhexeeya Deegaanka Ceel-daraad iyo Berbera waxaana la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- Waxa maalmihii u danbeeyey soo ifbaxayey dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo ka dhex istaadhmay xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland kuna astaysan mansabka gudoomiyaha baarlamaanka oo lagu wado inuu dhawaan bannayn doono guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro). Tartanka mansabkan loogu jiro oo ay intiisa badan isku garbinayaan mudaneyaasha kasoo jeeda gobollada bariga dalka oo badhi-taar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 20. April 2017 (SDN/QJ):- Hal Qof ayaa ku dhintay, Mid kalena wuu ku dhaawacmay Dagaal faashash la isku adeegsaday oo 17-kii bishan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer dhex maray Laba Kooxood oo dhalinyaro ah. Labada Kooxood ee dhallinyarada ah, oo isku maandhaafay Kubad ay wada Ciyaareen, ayaa habeennimadii Isniinta ee Bisha April ahayd […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 20. April 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya Drs Maryan Qaasim Axmed ayaa si wada jir ah u daah furtay xarunta Qaranka iskudabaridka Arrimaha gargaarka, kaasi oo ujeedkiisuyahay nidaamka lagu hagaajinayo xiriirka iyo isu-duwida hay’adaha gargaarka iyo dowladda. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 20. April 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ku dhawaad 5 kun oo Soomaali ah laga masaafurin doono dalka Maraykanka. Brendan Raedy, afhayeenka ICE, waaxda fulinta arrimaha socdaalka iyo kastamka ayaa VOA-da u sheegay laga soo bilaabo 1-dii bishan April, ee sannadkan 2017 illaa 4,801 oo Soomaali ah ay heleen amarkii u danbeeyay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »