Home » 8:55 am
Entries posted on “April, 2017”
Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed, ayaa ka hadlay sicir bararka dalka ka jira, waxaanu sheegay in dhoofka xoolaha ee la joojiyey iyo abaartu ay sabab u yihiin, balse wuxuu si gaar ah u sheegay in Jaadku door lixaad leh ku leeyahay sicir bararka jira, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Beesha Caalamka, ayaa loogu baaqay inay inay ka soo jawaabaan qaadhaan gargaar wax loogu qabto dad gaadhaya 20 milyan oo abaaro ba’an saameeyeen, taasoo Jamhuuriyada Somaliland halista ugu weyni waajahayso haddii aan degdeg wax looga qaban. Warbixin telefishanka Faransiisku ka diyaariyey deegaannada Somaliland ee abaaraha ba’an saameeyeen oo habeenkii Isniintii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Badhan 21. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Xaaji Aadan iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku jooga gobolka Badhan, ayaa taakulayn gaadhisiiyay 3 kun oo qoys oo isugu soo guuray degmada Ceel-buh ee gobolka Badhan oo ay ku soo guureen hogol roob oo deegaankaas ku dambaysay isla […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):-Dowladda Somalia ayaa cambaareysay digniin uu soo saaray ururka Al-Shabab oo uga digaya waalidiinta Soomaalida inay carruurta u diraan Iskuullada iyo Jaamacadaha aan Islaamiga ahayn. Wasiirka warfaafinta dowladda Somalia Cabdiraxman Cumar Cusmaan ayaa sheegay in talaabada Al-Shabaab ay muujineyso mas’uuliyad darada madaxdooda iyo sida ay uga soo horjeedaan jiritaanka dadka Soomaaliyeed. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xanaannada xoolaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay in wasaaraddiisu ay dalka ka bilawday olole ballaadhan oo lagu tallaalayo xoolo gaadhaya laba milyan oo neef. Wasiirku waxa uu sheegay in abaarta baaxadda weyn ee dalka ka taagani ay sababtay in ay le’daan xoolo tiro badan, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jawhar 21. April 2017 (SDN/QJ):- Diyaaradaha Jaadka ka keeni jiray dalka Kenya ayaan kasoo degin Shalay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magalaada Muqdisho, waxaana diyaaradahaasi loo weeciyay kana soo dagayaan Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar . Ganacsatada Jaadka keena magaalada Muqdidsho ayaa sheegay in lagu kordhiyay canshuurta ay Wasaarada Maaliyada ka qaado jaadka garoonka Diyaaradaha Adaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda socdaalkiisii u horeeyay ku tago magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Warar uu Wargayska Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in Mr. Farmaajo uu Addis Ababa ku tagayo martiqaad ay xukuumadda Itoobiya u fidisay markii la doortay, waxaanu socdaalkani […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):- War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Owqaafta iyo Arimaha Diinta ayaa lagu cadeeyay in kooxda Al-saadicuun bil xaq ee dhawaan looga dhawaqay qeybo kamid ah Soomaaliya iyo dalka dibadiisa ay tahay koox Takfiir ah. Dowlada Soomaaliya ayaa uga digtay xubnaha kooxdaasi kamid ah in ay sameeyaan dhaq dhaqaaq sidoo kale ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Diinta Islaamku Waa Diintii u danbaysay ee Alle Kor ahaaye uu ugu Deeqay Basharkiisa,Waa Diin laga helayo nagaadi adduun iyo Mid Aakhiraba. Islaamku wuxuu soo Maray Marxalado Kala Duwan tan iyo Markii Nebiyulaahi Muxamed NNKH uu Ilaahay Risaalada soo faray.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Guud ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ku eedeeyay Jaamacadaha iyo Iskuulada kala duwan ee dalka Soomaaliya ku yaala in badankood ay faafinayaan dhaqamada reer Galbeedka. Cali Dheer ayaa sheegay in Hay’adaha gaalada ay doonayaan in maskaxda kala dagaalamaan ubadka soo korya, waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »