Home » 2:55 pm
Entries posted on “April, 2017”
Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Golaha Deegaanka ee Degmadda Saylac ee Gobolka Salal ayaa Doortay Maayar Iyo Maayar Ku Xigeen Iyagoo sidoo Kalena Xilkii ka Qaaday Maayarkii Hore iyo Ku Xigeenkiisii. Wasiir Ku Xigeenka Maamulka Goboladda Iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jaamac C.laahi Biin oo Wax laga weydiiyey doorashada golaha Deegaanka ee Saylac […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle 21. April 2017 (SDN/QJ):- Saraakiil ka Socday Shirkad Maraykan ah oo Magaceeda loo Soo Gaabiyo SKA ayaa Socdaal Diyaaradeed isaga Kala dab qaaday Somaliland, Khaatumo Iyo Punt land.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 21. April 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya mas’uuliyiinta maamulka goboleedka Puntland ayaa sheegaya in Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cabdixakiin Camey uu si cad u sheegey In magaalada Buuhoodle ay xukunto maamulka Puntland isla markaana aaney madaarka magaaladaasi ka soo degi karin diyaarad ogolaansho ka heysanin maamulka Puntland.Mr.Camey ayaa waxaa uu yidhi”Buuhoodle kama dagi karto […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Muuse Cabdillaahi Nuur oo ka mid ah hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag ganafka ugu dhuftay guddi musdambeed ah oo muddooyinkii dambe la sheegayey in loo sameynaayo Komishanka Doorashooyinka Somaliland, waxaana uu tilmaamay in guddidaasi ay tahay mid sharci darro isla mar ahaantaana aanay ka xisb […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Ucid ayaa Sheegay in Wasaaradda Ganacsigu ay tahay ta Jaangoynaysa Ganacsiga Kala duwan ee dalka Imanaya Isla Markaana qayb weyn ka qaadan karta la dagaalanka Sicir bararka Waxayna Madaxweyne Siilaanyo ugu Baaqeen inuu Wasaaradaasi u Magacaabo Cid gudan karta Waajibaadka laga rabo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Kor u kaca sicir bararka ka jira Somaliland ayaa saamayn xun ku yeeshay nolosha qoysaska ku nool magaalooyinka Waaweyn Sidaas Waxaa Warbixintan Ku Bilowday Wariye Sagal Cabdiraxmaan Axmed Filibiin oo ka tirsan Bah’da Dawan Media Waxayna Warbixinta oo Dhamaystirani u Dhignayd Sidan:- Qiimaha maceeshada ayaa haatan maraaya meel aad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dacar Budhuq 21. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Mudane Cumar Shucayb Maxamed ayaa ka qayb galay Kulan Raashin loogu qaybinayay dad ay soo Baro Kicisay abaarta iyo Qoysas danyar ah oo ku dhaqan Degmada Laasgeel.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Meherada ganacsi ee kuyaala Suuqyada Waa weyn ee Magaaladda Hargeysa ayaa laga soo sheegayaa inay gabi ahaanba maalmihii u dambeeya iska joojiyeen inay wax ku iibiyaan ama ay isticmaalaan Lacagta Shilinka Somaliland kadib hoos u dhicii ugu weynaa oo ku dhacay,Waxa sidoo kale sii cuslaanaysa Xaalada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo jeediyay in la dhaqan geliyo go’aamadii uu madaxweynuhu ka soo saaray sicir-bararka xadhkaha goostay iyo kor u kaca qiimaha isku bedelka sarifka lacagaha. Xildhibaanadani waxa kale oo ay ka hadleen abaarta riiqda dheeraatay ee saameynta taban ku yeelatay bulshada gobollada bariga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hawaii 21. April 2017 (SDN/QJ):- Jasiirada Hawaii Waa Qayb ka mid ah Dhulka Maraykanka Waxay Caasimadeedu Tahay Honolulu. Guud ahaan, gasiiradaha Hawaii waxay caan ku yihiin dalxiiska iyo tamashlaha, caasimada Honolulu oo ku taala jasiirada Owahu ayaa ah magaalada ugu weyn ee ugu horeeysa deegaan ahaan. Waxaa intaasi dheer, Caasimada Honolulu waa xarun Ciidanka Xooga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »