Home » 7:33 pm
Entries posted on “April, 2017”
Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Ucid iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa ayaa Maanta ka hadlay Dacwadii uu Xisbiga Ucid u Gudbiyey Guddida diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyadda Qaranka ee Ka Dhanka ahayd Xildhibaano ka Soo baxay Xisbigooda oo Si Cad ugu Biiray Xisbiga Kulmiye, Waxaa Kale oo Madaxda Ucid ka Hadleen Xadhig lagula […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 22. April 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir oo ay Weheliyaan Saraakiil Sare oo ka Tirsan Ciidamadda Qaranka Somaliland ayaa Kormeer Ku Tegay Deegaamadda Dharkayn Geeyo iyo Saax dheer ee Gobolka Sool.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Hay’adda Qurbajoogga Somaliland (Somaliland Diaspora Agency) ayaa kadib martiqaad ay ka heshay UNWTO (World Tourism Organization) iyo Wasaaradda Dhaqanka & Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Ethiopia ka qaybgashay kulankii 59aad ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dalxiiska oo lagu qabtay Sheraton Addis Ababa,19-22 April, waxana isugu yimi shirka wufuud ka socotay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 22. April 2017 (SDN/QJ):-Maxkamada ciidamada qalabka sida dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay askari katirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya, oo lagu helay in uu si bareer ah u dilay qof shacab ah. Askariga xukunka dilka ah lagu fuliyay oo lagu magacaabayay Axmed Cabdi Maadey ayaa lagu helay dambi ah in uu dilay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Naasir Cali Shire,isla markaana ah Gudoomiyaha guddiga ilaalinta iyo dabagalka Hantida Qaranka Somaliland ee golaha Wakiilada Somaliland oo uu hoggaaminayey guddidaasi ayaa saaka kulan la yeeshey guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland. Kulankan oo ka dhacay xarunta golaha wakiilada Somaliland ayaa intii kulankaasi uu socdey ay saxaafaddu dibed joog ka ahayd,waxaana markii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 22. April 2017 (SDN/QJ):-Heshiiskaas ayaa warsaxaafadeedku ku tilmaamay mid taariikhi ah oo dhabbaha u xaaraya in ciidamada Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada wadajir uga shaqeynayaan si cad qorshaha ammaanka qaran, si ay tartartiib u qaataan masuuliyada hogaanka si nabad loo helo. Warsaxadeedka waxaa lagu xusey in dawlada UK ay door muhiim ah ka qaadanayso taageerada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa Madaxtooyada Somaliland la xidhiidhiyey xadhiga siyaasiyiinta ka tirsan Xisbigaasi ee muddooyinkii dambe ku xidhnaa saldhiga dhaxe ee Hargeysa, waxaana uu tilmaamay in xadhiga siyaasiyiintaas ay ka dambeyso Madaxtooyada Somaliland isaga oo digniino adag u diray isla mar ahaantaana sheegay in aanay aqbaleyn in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 22. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kaddib safar uu kaga yimid Magaalada Bula Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa kaga hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira Qaadkii labadii maalin ee la soo dhaafay ka dagayay Magaalada Jowhar, hase ahaatee maanta aan ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland, ayaa ka gaabsaday su’aal laga weydiiyey taageerada in uu caddeeyo taageerada isaga iyo siyaasiyiinta Xisbiga KULMIYE ugu jira Xukuumaddu ay ka hayaan gobalka Awdal maadaama beryahan dambe ay si aada u soo shaac baxaysay in gebi ahaan ba cududii taageero ee gobalka Awdal uu la wareegay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha qaranka Somaliland Md.Sharmaarke Geelle, ayaa ku dhawaaqey in ay hakad-geliyeen qaadashaddii iyo weli ba sida oo kale qoristii shaqaalaha cusub ee dawladda, waxaana uu carabka ku ballaadhiyey maadaama oo wakhti adag lagu jiray ay talo ahaan isla garteen in dib loo dhigo wakhtiga qaadashada shaqaalaha dawladda. Sharmaarke Geelle, ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »