Home » 7:55 am
Entries posted on “April, 2017”
Addis Ababa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ayaa todobaadkan dhamaadkiisii waxay kala saxiixdeen, heshiis cusub oo taariikhi ah oo dhanka iskaashiga labada dhinac ah gaar ahaan amniga iyo nabadgelyada iyo sidii jawaab looga bixin lahaa caqabadaha iyo isbedelada ku yimaadda hawlgalada nabad ilaalinta. Heshiiskan waxaa labada Hay’adood u kala saxiixay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai 23. April 2017 (SDN/QJ):- Telefishanada dalka Imaaraadka Carabta ayaa sameeyey barnaamij lix saacadood socday kaasoo loogu magacdarey Somalia for You. Barnaamijkan ayaa loogu ururiyey dadka abaartu saameysey ee Soomaaliya lacag gaareysa 165 Milyan oo dirham oo dhiganta 45 Miyan oo dollarka Maraykanka ah. Ganacsato iyo maalqabeeno u dhashay dalkaas ayaa si toos ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Aljeeriya 23. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Aljeeriya Cabdcasiis Boutafliqa ayaa soo dhoweeyey hanaanka horumarineed ee Turkigu u raacayo barnaamijyadiisa uu ka hirgelinayo Aljeeriya, isagoo Hogaamiyuhu saxiixa ku duugay mashaariicda ay wakaalada horumarinta Dalka Turkigu ka fulinayso gudaha Aljeeriya. Madaxweyne Abdelaziz Bouteflika waxa uu meelmariyey heshiis u ogalaanaya Hay’adda Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA) […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
(Todobaad gudihii waxaa la gubay boqolaal meheradood iyo tobaneeyo dhismayaasha dawladda ah) Zambia 23. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Zambia Edgar Lungu ayaa ku dhawaaqay dhamaadkii Todobaadkan in uu ku soo rogi doono wadankaa xaalad degdeg ah hadii aanay dadku joojin dhismayaasha dawlada ee ay waxyeelaynayaan. Madaxweynaha oo u Waramayey Wargays ka soo baxa Caasimada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 23. April 2017 (SDN/QJ):- Dad badan oo warbaahinta kala socday muuqaallada laga soo tebiyey shirkii Jaraa’id ee dhowaan uu boqorka Urdun Guriga Cad kula qabtay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa waxaa u qaadan waa ku noqotay dhererka boqorka oo ay arkayeen in uu ku sar go’an yahay joogga madaxweyne Trump oo la og yahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York 23. April 2017 (SDN/QJ):- Qaramada midoobay ayaa cadaysay in qaxoontiga ugu badan ee Adduunku ka soo jeedaan waddamada Carabta iyo kuwa Muslimiinta, haatana u badan Dalalka Suuriya iyo Soomaaliya, Guddoomiyaha Ururka bisha Cas ee Dalka Jordan oo magaciisa la yidhaahdo Maxamed Mudlaq oo ka hadlayay shirkii 42aad ee Bilaha Cas ee Dalalka Carabta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Isticmaalka badan Ee teleefanka Gacanta xilliga hooyadu Uurka leedahay ayaa la sheegay inuu dhibaato gaadhsiin karo ilmaha Uurka ku jira. Deraasad cusub oo dhawaan la soo saaray ayaa lagu cadeeyay in hooyooyinka aadka u Isticmaala Teleefanka gacanta marka ay Uurka leeyihiin ay had iyo jeer ubadka ay dhalaan noqdaan kuwa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 23. April 2017 (SDN/QJ):- Raa’id Ruumi oo ah khabiir u dhashay dalka Kuweyt oo ku takhasusay cilmiga ammaanka iyo Dembiyada Elegtarooniga ah ayaa si aad ah uga digay dadka tigidhada diyaaradaha goostaa aanay iska tuurin tigidhkaas marka ay ka maarmaan, isaga oo sheegay in haddii uu qofku sidaa yeelo in ay suurtogeli karto in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Qormadan oo ku xidhan tii ka hadlaysay isla hababka waxbarashada fududeeya ee ku soo baxday cadadkii shalay ee boggan Googooska Geeska waxa aynu ku egeynaa sida uu wax-akhriska hurdada ka horreeyaa qofka uga caawiyo waxbarashada guud ahaanteed iyo si gaar ah barashada afafka shisheeyaha. Waqtiga lagu beegayo barashada ama dib […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Gabdhuhu way kala duwan yihiin dabeecad ahaan, taasina waxay keeni kartaa in ay ku kala duwanaadaan calaamadaha ay u muujiyaan marka ay wax jeclaadaan, balse waxa jira calaamado ay ka siman yihiin: Calaamadaha Ugu Caansan: 1: Xishood: Waa calaamada ugu horaysa waxa ay la soo baxaysaa xishood xad-dhafa ah oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »