Home » 8:55 am
Entries posted on “April, 2017”
Boorama 24. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay soo noq noqonayay Is maandhaafyo u dhexeeya Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Iyo Qaar ka mid ah Dugsiyadda Gaarka loo leeyahay. Maamulayaasha iyo Masuuliyiinta Sagaal ka tirsan Dugsiyada Sare ee gaarka loo leeyahay ee ku yaalla magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dharkeyn Geeye 24. April 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Saraakiil Ciidan oo uu ka mid yahay Taliyaha Qaybta 7-aad ee Ciidammada Qaranka Somaliland ee Fadhiisinka ku leeyahay Gobolka Sool, ayaa gaadhay Degmooyinka Dharkeyn-geeye iyo Saax-dheer, waxayna si gaar gaar ah ula kulmeen Odayaasha laba Beelood oo Walaalo ah oo dhowr jeer […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 24. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir oo uu Weheliyo Duqa Magaaladda Laascaanood ayaa Xilkii u Kala Wareejiyey Isuduwaha Cusub ee Wasaaradda Khayraadka Biyaha ee dhawaan loo Magacaabay Gobolka Sool iyo Isu duwihii hore ee Wasaaradaasi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Marba Marka ka danbaysa sii Xoogaysanaysa Xaalada abaareed ee Ka Taagan Deegaamadda Somaliland Khaasatan Gobolada bari, Xili aanay Weli si fiican u Curan Raxmaadkii eebbe Isla Markaana ay Bulshada ugu darsantay Sicir barar Xoogan oo Wax ka qabashadiisu Weli laalan tahay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku hawllan qorsheyaal lagu hakinayo dabbaaldegyadii waaweynaa ee sanad walba maalinta xorriyadda ee 18-ka laga samayn jirey gobollada iyo degmooyinka waaweyn ee dalka, maadaama ay dalka ka jirto abaar laxaad leh oo nolosha dadka iyo duunyadaba si weyn saamayn ugu yeelatay. Inkasta oo aanay jirin dhawaaqyo rasmi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Sagaal xildhibaan oo ka soo jeeda beesha Harti, ayaa isku raacay in guddoomiye-xigeenka golaha wakiilada Md. Baashe Maxamed Faarax uu noqdo murashaxa beeshan u meteli doona tartanka guddoomiyaha golaha wakiilada, marka uu jagadaas baneeyo guddoomiyaha wakhtigan Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo la filayo inuu dhawaan is casilo. Xildhibaanadan ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Prof:Cabdisalaan Yaasiin Maxamed, oo ka mid ah Masuuliyiinta Madasha Wada-tashiga Somaliland, ayaa ka digay in Doorashadu dib u dhacdo, waxaanu Xukuumaddu ugu baaqay in wixii kharashaad ah ee kaga xaniban Doorashada ay bixiso, si aanay muddo kordhin dambe aanay u dhicin. Prof:Cabdisalaan Yaasiin Maxamed, oo Wargeyska Geeska Afrika u waramaya […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 24. April 2017 (SDN/QJ):- Ganacsatada Qaadka Muqdisho ayaa dib u bilaabay iney qaadkooda kala soo dagaan garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ka dib markii ay heshiis la gaareen Wasaarada Maaliyada Somalia. Qaar ka mid ah ganacsatada Qaadka ayaa sheegay in isfaham laga gaaray murankii dhinaca canshuuraha ee dhexmaray dowladda iyo ganacsatada Qaadka kaasoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 24. April 2017 (SDN/QJ):- Haweenka ku dhaqan Dalka Britain ayaa dacwad ka dhan ah dhammaan shirkadaha ka hawlgala dalkaasi ee ku soo rogay haweenka u shaqeeya inay soo xidhaan kabo cidhbo dhaadheer. Xukuumada Dalka Britain ayaa diidmo qayaxan ka soo saartay go’aankaasi ah inay Dumarku shaqada u soo xidhaan kabo cidhib dheer leh, waxaana […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubia 24. April 2017 (SDN/QJ):- Dhirta oo ahmiyad weyn u leh nolosha iyo billicda magaalooyinka oo ay waajib tahay in la beero oo la dhawro oo la xaq siiyo dhirta ku beeran waddooyinka harreerahooda. Haddaba, Dalkaasi Imaaraadka carabta gaar ahaan magaalada Shaariqa ayey ka dhacday arrin aad ugu yar guud ahaan Dunida oo ah inay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »