Home » 9:55 am
Entries posted on “April, 2017”
Abu-dhabi 27 Abriil, 2017-(SDN/QJ): – Waddanka Isu-taga Imaaraadka Carabta, ayaa markab sida deeq mucaawimo loogu tallogalay gargaarka dadka abaarahu saameeyeen ee Jamhuuriyadda Somaliland u soo dirtay shalay. Warkan oo shalay lagu baahiyey wargeyska The National ayaa lagu sheegay in gargaarkan Hay’adda Laan-qeyrta Cas ee Imaaraadka qeybinayso oo qiimahiisu yahay 10.3 Milyan Dirmah, ka kooban yahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle 27. April 2017 (SDN/QJ):- Shaqaalaha ka hawlgala garoonka diyaaradaha ‘’Egal Interanational Airport’’ ee magaalada caasimada ah ee Hargaysa ayaa markii u horreysay gaadhsiiyey shacabka ku dhaqan magaalada buuhoodle deeq raashin ah. Deeqdan oo ahayd mid ay si u gaar ah shaqaalaha ka hawlgala gegida duulimaadka Hargaysa isaga soo ururiyeen si tabaruca ah ayaa waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 27. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobolka Togdheer Md. Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa shacabka gobolka uga digay inay gacan togaaleeyaan cashuurta dawladda ee gobolka kasoo xeroota, waxana uu farriin adag u diray cidkasta oo arrimaha cashuur ururinta iyo ilaalintooda ku shaqo leh. Guddoomiye Ramaax oo warbaahinta magaalada Burco kula hadlay, ayaa si cad u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shirkadaha isgaadhsiinta ee TELESOM iyo SOMTEL, u qabtay wakhti kama dambays ah oo lagu amray inay ku fuliyaan qodobbadii ka khuseeyay go’aamadii horaantii Bishii January ee sannadkan uu madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) soo saaray ee looga gol lahaa in lagu xakameeyo sicir-bararka iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 27. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa xilka ka qaaday Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Mr C/waaxid Sheekh Cumar waxa uuna xilkaasi u magacaabay mid kamid ah ragii u ololeenayay xiligii doorashada. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa loogu magacaabay Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Gudida horumarinta beelaha dega deegaanda Gobalka Hawd ee lugu magacaabo (AFGARD) ayaa waxaa ay baaq fariin ah u direen kominshanka doorashooyinka Somaliland . Gudida oo saxaafada kula hadashey hotel Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay kominshanka doorashooyinka ugu baaqeen in la kordhiyo wakhtiga laga soo qaadayo sanaaduuqda diwaangalinta goobaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 27. April 2017 (SDN/QJ):- La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xuseen Macalin Maxamud Sh. Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo dhowaan Madasha Qaranka lagu go’aamiyey. Xuseen ayaa sheegay in ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ay yihiin geesiyaal u soo dhabar adeygay difaaca dalka iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed, ayna […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 27. April 2017 (SDN/QJ):- Ha’yadda saadaasha Hawada HADMA, ayaa ka digtay khatarta ka dhalin karta roobab waa weyn oo la filayo innay ka da’aan roobab balaadhan, isla markaana maamul-goboleedka Somalia ee Puntland, ayaa ugu baaqay dadka ku dhaqan meelaha joogiisu aadka u hooseeyo iyo xeebaha inay ka baxaan. Sidoo kale, maamulka Puntland ayaa sheegay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 27. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed, ayaa amar uu soo saaray waxaa uu ku faray Waaxyaha kala duwan ee dowladda inay wax ka bedel ku sameeyaan qaab qoraalka Banaadir. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay in Guddoomiyuhu uu isku bedelay xarfaha A iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabadiraxma Yuusuf Cartan oo katirsan mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland ee xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay inay inta badan siyaasiyiinta qurbaha ka yimi ee xukuumadda xilalka ka hayaa khayraadka dalka dhibaato weyn ku hayaan, isla markaana aanay bulshada dhibaataysan uga tegaynin wax dhito ah. Xildhibaan Cartan oo qoraal dheer oo uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »