Home » 9:25 am
Entries posted on “March, 2017”
Muqdisho 28. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Caqabadaha lasoo darsay Golaha Wasiirada cusub oo xiligan diidmo kala kulmaya Xildhibaano tiro yar oo katirsan Baarlamaanka. Farmaajo ayaa ugu baaqay Baalamaanka Soomaaliya in ay mel mariyaan golaha Wasiirada cusub, waxa uuna tilmaamay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Salaadiinta iyo cuqaasha gobolada Marood-jeex iyo Hawd ayaa xukuumada Somaliland ku hambalyeeyey kun garab istaagay mashruuca sahaminta shidaalka ee dalka laga bilaabay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 28. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wada qorshe uu ku doonayo in Xuukuumadiisa ay ku meel marto, waxa uuna waqti badan ku bixinayaa sidii Xukuumada uu soo dhisay u heli laheed Codka Kaldsoonida Baarlamaanka. Sida aan Wararka ku heleyno Ra’isul Wasaaraha ayaa koox koox iyo mid mid ula […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 28. March 2017 (SDN/QJ):- Boqorada Britain waxay jeceshahay Cunista Chocolate-ka, Madaxwayne Putin waxa uu jecelahay Cunista Ice-Cream-ka ! Marka la soo hadal qaado Cuntooyinka ay cunnaan Madaxda Dalalka Caalmku waxa qof walba ugu horrayn ku soo dhacaysa inay tahay Cuntadaasi cunto qaalli ah oo aad u tayo wanaagsan oo si gaar ah loogu Diyaariyay, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai 28. March 2017 (SDN/QJ):- Had iyo jeer waxay Dadku aad u ilaashadaan hantidooda haddii ay tahay Lacag iyo haddii ay tahay Dahab, gaar ahaan marka ay Safrayaan, balse toddobaadkii la soo dhaafay ayaa Nin ka soo jeeday waddamada Asia waxa uu kaga hor tagay Albaabka laga galo Geggida Diyaaradaha ee Dubai Inertnational Airport kabihiisa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaalada Somaliland ee Xukuumadda Kulmiye Xuseen Axmed Caydiid ayaa soo foqay Siro Culus oo bulshada Somaliland shaki ku abuuraya oo ku gadaaman Saldhiga Milatari ee Dawladda Imaaraatka Carabta laga siiyay Magaaladda Berbera,Waxa uu sheegay in Sababta ay Xukuumadda Siilaanyo u qarinayso inay Heshiiskii dhabta ahaa soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Delhi 28. March 2017 (SDN/QJ):- Waddanka Hindiya oo ka mid ah dalalka hab-dhaqannada layaabka leh iyo caadooyinka qariibka ah dadkooda lagu yaqaano ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxa ku soo kordhay arrin si gaar ah isha loogu hayo, gudaha dalkaasina si weyn looga dareemayo kadib markii dadweyne aad u tiro badani maalin walba gurigiisa ku booqdaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh 28. March 2017 (SDN/QJ):- War Qoraal ah oo kasoo baxay Hay’adda Xaquuqda Aadanaha ee Human Right Watch ayaa looga hadlay duqeyntii lagu laayay qaxooti Soomaaliyeed oo ka qaxaya dalka Yaman kuna sii jeeday dalka Sudan,Qaxoontigaasi oo u badnaa dhalinyaro tahriib ah oo ka soo jeeday Somaliland gaar ahaan Goboladda Sool,Togdheer iyo Maroodijeex . Doontan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Japan 28. March 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda Panasonic ayaa soo saartay cod baahiye kii ugu horreeyey ee noociisa ah oo kuu sahlaya in uu kuu turjumo luuqado dhawr ah oo dunida lagaga hadlo kaasi oo wax badan ka saacidi doona dadka ka shaqeeya dhinaca arrimaha dalxiisa ee hagayaasha loo yaqaano ama tilmaama ee hor gala dadka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Makkaha 28. March 2017 (SDN/QJ):- Ceelka Samsam iyo kacbada barakaysan waxa u dhexeeya Masaafo dhan 20 Mittir, Ceelka Samsam waa ceelka ugu da’da weyn ceelasha ka jira Dunida Guudkeeda, Ceelkan ayaa waxa la xaqiijiyay inuu jiray muddo dhan 5 kun oo sanno laga soo bilaabo markii ay biyaha ceelkani soo darreereen xilligii uu Nebi Ismaaciil […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »