Home » 2:40 pm Entries posted on “March, 2017”

Marwada Madaxweyne Farmaajo oo Cisbitaalka Ku Booqatay Hoboladii Kooxdii Waaberi Saynab Xaaji Cali Baxsan DAAWO

Muqdisho 28. March 2017 (SDN/QJ):- Marwada Kowaad ee Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia ayaa Cisbitaal ku yaala Caasimada Muqdisho ku Booqatay Fannaanada Caanka ah ee Saynab Xaaji Cali Baxsan oo in Mudo ah Xaalad Caafimaad daro la soo deristay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeeray dhaamka Xumbo weyne Iyo dib u dhiska wadooyinka Caasimada + Soo Dhawayn balaadhan oo ay shacbiga Hargeysi ku qaabileen SAWIRO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ku soo laabtay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, isagoo soo kormeeray Dhaamka Xumbo weyne oo gebegebo ku dhaw wakhtigan roobabkiina ay buuxiyeen oo uu guul iyo tijaabo wacana uu joogo biyo xidheenkaasi. Iyadoo madaxweynaha ay dadweynaha caasimadu ku qaabileen soo dhaweeyeen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaar ka Mid ah Koox Fanneedka Xidigaha Geeska oo Shil Baabuur oo Khatar ah Galay & Sida Xaaladoodu tahay DAAWO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):-Muusigaystaha Kooxda Xidigaha Geeska Axmed-weli Furinle oo ay Saarnaayeen 7 Xubnood oo Kooxdaasi ka mid ah ayaa Shalay Galab ku Qalibmay Duleedka Degmada arabsiyo ee Gobolka Gebilay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddi Ka Kooban Xisbiyada, Qaadhaan-bixiyeyaasha & Xukuumadda Oo Loo Xulayo Inay Komiishanka Ka Caawiyaan Diyaar-garowga Doorashada

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inuu Toddobaadkan Gudihiisa Magacaabayo Guddi Mus-dambeed ah oo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka kala shaqeysa diyaar-garowga Doorashada Madaxtooyada ee loo muddeeyay inay Dalka ka dhacdo bisha 11-aad ee Sannadkan. Madaxweynaha oo Khudbad ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Burco oo uu Safar Shaqo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Bandhig Ku Saabsan Lebiska oo Hargaysa Laga Furay (Fashion Show) ,Doodii ugu Cuslayd oo Saamaysay Baraha Bulshadu ku wada Xidhiidho & Aragtida Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Todobaadkan ayaa Waxaa Magaaladda Hargaysa ay ku qabatay Xarunta lagu Magacaabo Dhaqan Bile bandhig ay keentay Lebisyada Kala duwan ee Raga iyo Dumarka iyadoo u Samaysay bandhig ay Fashion show kaas oo ay si Wada Jir ah uga wada qayb qaadanayeen Wiilal iyo Gabdho. Markaynu Dunnida eegno Waxaa Jira Shirkado […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dib U Milicso Fadeexadii Madaxwayne Siilanyo 9 Sano Ka Hor Sameeyey+Oo Uu Maanta Dib U Soo Celiyey+Khudbadihii Uu Barigaa Ku Diidanaa Sahaminta Shidaal Baadhista Iyo Tan Maanta Taagan DAAWO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ayaa Maalintii doraad Ahayd Waxa Uu Magaalada Burco Ka Daah  Furay  Mashruuca Sahaminta Shidaalka Oo Uu Sheegay In Dhawaan Laga Bilaabi Doono Dhamaan Gobalada Somaliland Oo Ay Ugu Horayn Doonaan Gobalada Maroodijeex  Sanaag  Togdheer Iyo Deegano  Kale Oo Badan. Hadaba  Waxaanu Dadwaynaha Somaliland Dib […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo ka Guuraysa Nidaamka Maamul Maaliyadeedkeedii Qadiimiga ahaa

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland waxay ka guuraysaa nidaamkii qadiimiga ahaa ee hab maamul maaliyadeedkeeda, waxaanay uga digo roganaysaa habka casriga ah ee elektarooniga ah oo si rasmi ah loo daah furi doono 1da April 2017-ka. Waxaa tababarkii u horreeyay ee hawl-wadeennada maaliyadda loogu carbinayo nidaamkan cusub laga furay xarunta machadka shaqaalaha dawladda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gabadhii u Horaysay ee Dawga Sheekh Gaadhi Marisa oo Dooxa Aw Barkhadle Qaaday DAAWO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Marxuumiinta kala ah Foosiya Maxamed Yuusuf iyo Asma Maxamed Yuusuf oo Walaalo ah Kadib markii Gaadhi ay wateen oo nooca Surff-ta loo yaqaan ah uu Doraad Daad ku qaaday Dooxa Aw-Barkhadle oo dhinaca Bari kaga beegan magaalada Hargeysa.   Alle ha u naxariistee Labadan Marxuun ayaa Shalay lagu aasay Magaaladda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Somaliland Wax Yaalla Oo Aanu Hungurayneynaa Ma Jiraan, Madaxweynaheeda (Noqo) Ayaanaan Ku Qanceyn…..” Dr. Galaydh DAAWO

Jabuuti 28. March 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegey in ay sii socon doonaan wada-hadallada u dhexeeya Dawladda Somaliland, isagoo beeniyey warar Qurba-joogta Khaatumo fidiyeen oo sheegayey inay burbureen Wada-hadalladu. Cali Khaliif isaga oo arrimahaasi ka hadlayana waxaa uu yidhi “Wadahadalkii Jabuuti ee Khaatumo iyo Somaliland ma burburin, mana burburayaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Deegaanka Oodweyne Oo Ay Ka Taagan Tahay Xaalad Culusi Oo Lagu Hor Istaagay Sahaminta Shidaalka Halkaa Laga Waday Iyo M/Siilaanyo Burco Uga Diray Digniin Culus Cidkasta Oo Mashruucaasi Ka Hortimaada

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Iyagoo Deegaanka Oodweyne laga soo sheegayo muran culus oo ka dhex aloosan dadka deegaankaasi ku dhaqan iyo Sahamin shidaal oo ay Deegaankaasi ka wado Wasaarada Macdanta Somaliland ayaa waxa uu Madaxweyne Siilaanyo oo safar ugu maqan Gobolada Bariga islamarkaana Shalay ku sugnaa Burco uu fariin digniin ah u diray dadka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »