Home » 6:25 am
Entries posted on “March, 2017”
Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Webi isku xira dhul balaaran oo u dhaxeeya wadamada Kenya iyo Tanzania ayaa waxaa loo qiray inuu yahay Wabiga ugu halista badan Caalamka halkaas oo ay qabsadeen Yaxaasyo aad u waa weeyn . Wabigaan ayaa waxaa lagu magacaabaa The Mara River , waxaana maalin kaste iskaga kala goosha Lo´duureedka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 29. March 2017 (SDN/QJ):- Mudaneyaal kasoo jeeda Somaliland oo dhawaan xilal ka helay Baarlamaanka dawladda Soomaalilya, ayaa waqti horeba dareemay caddaalad-darrada iyo dhibaatada halkaas taalla, waxana iyaga oo adkaysan kari la’ ay warbaahinta soo mariyeen calaacal iyo tawaawac ay u direen ra’isal wasaaraha dhawaan la magacaabay oo ay sheegeen inay xukuumadda uu soo dhisay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Fulinta ee Hay’adda Waddaniga ah ee Al Huda oo Ka Jirta Somaliland Sh. Cabdi Nasir Iid Maxamed ayaa Sharaxaad ka Bixiyey Waxqabadka Hay’adan Mudadii ay Jirtay. Sheekh Cabdinaasir Iid Maxamed ayaa Xogwaran dhinacyo badan leh Wuxuu Siiyay Barnaamijka Ku dayo Muwaadinkaaga Danta guud waxa weyn ka soo qabtay Rubuc […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 29. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kormeer ku tagay deegaanka Garas Baaleey ee duleedka Muqdisho, halkaasoo ay ku nool yihiin qaar ka mid ah dadkii ka soo barakacay gobollada dalka ee ay abaaruhu saameeyeen. Mudane […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 29. March 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Daacish ayaa markii ugu horeysay sheegatay in ay sarkaal ka tirsan nabad-sugida ku dishay magaalada Muqdisho, kaddib war ay ku shaaciyeen wakaalad wararka u faafisa. Ilaa iyo hadda ma jiro war ka madaxbanaan sheegashada Daacish ama ka soo baxay dowladda federaalka oo ka hadlay sarkaalka sarkaalka ka tirsanaa nabad-sugida, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Roma 29. March 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada ilaalada Xeebaha dalka Taliyaaniga iyo Maraakiib ay wataan Ururro aan dawli ahayn, ayaa sheegay in Badwaynta Mediterranean-ka ay ka badbaadiyeen 1,200 oo Tahriibiyaal ah Axaddii toddobaadkan. Dadkan Tahriibayaasha ah, ayaa Doomo yaryar ka raacay Xeebaha dalka Liibiya, Doonyahaas oo Looxaan ka samaysnaa, ayaa la sheegay in mid kasta oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai 29. March 2017 (SDN/QJ):- Booliiska wadanka isku taga Imaaraatka Carabta gaar ahaan kuwa magaalada Dubai oo looga bartay inay ku howl galaan gawaarida qaaliga ah ayaa markaan waxeey jabiyeen iskoor cusub . Booliiska magaalada Dubai ayaa waxaa loo qeeybiyay oo farta laga saaray nuuc cusub oo gawaarida Dunida ugu qaalisan ah waliba ugu dhaqsiyaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Xisbiyada Qaranka Somaliland oo maatna goob joog ka ahaa goobtii lagu soo bandhigayey tirada dadkii isku diwaan geliyey Doorashooyinka Somaliladn ayaa waxa ay ka hadleen dareenkooda iyo sida ay arrintaasi u arkaan. Ugu horreyn ayaa waxaa mikirifoonka qabsadey oo ka hadley xog-haye ku xigeenka guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):-Raxmaadkii Eebbe oo si rasmi ah uga curtey deegaanada Marooji Jeex ayaa Doraad sababay in Dooxa Degmada Aw-Barkhadle uu qaado isla markaana ay ku naf waayaan laba Hablood oo Walaalo ah kuwaasi oo gaadhigii ay wateen uu qaaday Dooxaasi. Hadaba Dadkii Deegaanka ee goob jooga u ahaa markii uu Daadku qaadayay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):-Gudida doorashoyinka Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah maanta ugu dhawaaqeen liiska hor dhaca ah ee cod bixiyaasha isku diwaan galiyey guud ahaan dalka. Guddida oo shirjaraa’id ku qabtey gudaha magaalada Hargeysa ayaa ku dhawaaqye natiijada Gobol kasta Iska Diiwaangelisay iyo Maalinta la Bilaabayo Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »