Home » 6:31 pm
Entries posted on “March, 2017”
Berlin 29. March 2017 (SDN/QJ):- Mac-hadka caalamiga ah ee ka shaqeeya horumarinta siyaasadda iyo dimuqraadiyadda ee dalka Jarmalka oo magaciisa la yidhaahdo Friedrich Ebert Stiftung isla mar ahaantaana si weyn loogga tix-geliyo qaaradda Yurub, ayaa kulan aad u heer-sareeya ku qaabilay Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminaayey ee muddooyinkii dambe […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Delhi 29. March 2017 (SDN/QJ):- Dadka Hindida ayaa inta badan la sheegaa in ay jiraan dhaqamo ay la wadaagaan dadwowga Soomaaliyeed. Wariye Cabdisalaan Hereri oo ah wariye ka hawl galla telefeeshinka Universal Tv ayaa barnaamij ka diyaariyey Somalida ku dhaqan dalka Hindiya iyo waliba dhaqamada ay iskaga midka ka yihiin Somalida iyo Hindidu. Dhinaca kale […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne-xigeen Saylici, wuxuu caan ku yahay inuu mar mar banaanka uga soo baxo qasriga madaxtooyada iyo goobaha lagu kar-kariyo siyaasadda, waxaana la arkaa isagoo bulshada dhex fadhiya oo la qaxwaynaya. Shalay oo u dambaysay wuxuu si kedis ah u fadhiistay hoteelka caanka ah ee Imperial oo ku yaala duleedka madaxtooyada, waxaanu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland ayaa Shalay Soo bandhigay Natiijada Hordhaca ah ee Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha Somaliland. Lixda Gobol ee Waaweyn ee Somaliland ayaa Natiijada Hor dhaca ah ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu waxay Tilmaamaysaa in Gobolka Maroodijeex uu Kaalinta Kowaad Yahay Halka Gobolka Sool uu Kaalinta Lixaad Cidhiidhsaday. Gobolka Maroodijeex: 312, 634 […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu Axadii doraad daah-furay bilowga sahamainta shidaalka dalka oo ay wasaaradda macdanta muddo dheer ku hawlanayd. Wuxuu Madaxweyne Siilaanyo halkaas ka jeediyay khudbad uu ku furayo sahamintan oo uu soo dhaweeyay, waxaanu shacabka reer Somaliland ee gobaladaa sahanku marayo ku nool ka codsaday in soo dhaweeyeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xalay baraha ay Bulshadu ku Xidhiidho aad looga hadal hayay Kelyo iyo Berar ku Jira Talaagad oo Lagu Qabtay Caasimadda Hargaysa. Dooda ugu Badan ee Bulshadu waxay ku arooraysay in Kelyaha iyo Beerarkani ay Yihiin Kuwo Bani aadam Inkasta oo Taliska Booliska Somaliland uu Guud ahaanba Beeniyey arrintaas.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa siyaasiyiinta Somaliland uga digay hadalada jaban ee ay sheegaan ee ah in Somaliland ka go’day Somaliya sannadkii 1991, waxaanu taas ku tilmaamay sharci darro, isagoo xusay in Somaliland aanay Somaliya ka go’in ee ay kala soo noqotay xorriyadeedii lixdankii. Md. Buubaa, oo hadalo koob-kooban […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Cabdirashiid Maxamud Riyo Raac ayaa Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay Khilaaf Mudooyinkanba la soo Werinayay inuu Ka dhex taagan Yahay Isaga Iyo Wasiirka Xannaanadda Xoolaha C.laahi Maxamed Daahir Cukuse.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 29. March 2017 (SDN/QJ):- Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa goordhaw lagu dhaariyay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho kadib markii ay si buuxda u heleen codka kalsoonida Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Wasiirada helay Codka Kalsoonida waxaa dhaariyay Gudoomiyaha Maxakmada sare ee dalka Abuukaate Ibraahim Iidle Saleebaan, waxa ayna wasiirada ku dhaarteen in dalkooda dadkooda iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Abokor Khadar Ismaaciil Waa Wiil yar oo ku nool Magaaladda Hargaysa Waa Wiil Xoogiisa dheefsada isla markaana shaqeeya Waxa Wiilkan yari Jeclaaday Gabadh hasa yeeshee Waa Loo diiday Markii uu Is yidhi doono. Abukar-khadar waxa uu ku nool yahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland oo uu mid ka mid ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »