Home » 11:55 am
Entries posted on “March, 2017”
Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Mudane Maxamud Warsame Jaamac oo Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Sheegay in aanu Dalka ka Shaqaynayn Ganacsade aan Wasaaradiisa ka qaadan Ruqsada Ganacsi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 26. March 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Eheleda Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo Dabayaaqadii todobaadkii tegay ay Koox aan la aqoonsani Gurigiisa oo ku yaala Magaaladda Hargaysa Tacsiirad ku weerareen ayaa ka hadlay dhacdadaas.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sheekh 26. March 2017 (SDN/QJ):- Ka Hor intii aan Lagu Dhawaaqin Gooni isu taaga Jamhuuriyadda Somaliland 18 Bishii May Sannadkii 1991kii Waxaa Shirar Nabadayn ah lagu qabtay degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceerigaabo 26. March 2017 (SDN/QJ):- Maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaciil Xaaji Nuur ayaa ka hadlay Mashruuca JPLG ee Dawladaha hoose, oo uu Guddoomiye ka yahay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, waxaanu sheegay in mashruucan oo shan dawladdood ka tirsan Yurub ka wadaan dalka, in haba yaraate aan la soo gaadhsiin Gobolada Barri, isla markaana aanu jirin wax […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Dhakhaatiirta Somaliland ee Wasaaradda Caafimaadka, ee hadda ku shaqeeya Barnaamujka Internship, ayaa sheegay inay Wasaaradda Caafimaadku xilkii iyo masuuliyaddii ka saarnaa ay ka soo bixi weyday, oo aanu barnmaajikani, sidii loogu talagalay aanay uga soo bixin,kana gudan sidii ay Hay’addii markii hore mashruucan gacanta ku haysay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 26. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa si cad uga hor yimid golaha cusub ee wasiirada dhowaan uu ku dhawaaqay raisul wasaare Kheyre. Jawaari ayaa raisul wasaaraha u diray qoraal uu kaga dalbanayo inuu kaga laabto magacaabista golaha wasiirada ka hor inta aan la horgeynin baarlamanka si ay u ansixiyaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Maareeyihii hore ee Dekeda Berbera ee Awooda badnaa Cali Cumar Maxamed (Xoor Xoor) ayaa qoyska Madaxweyne Siilaanyo ka difaacay eedo uga yimid Axsaabta Mucaaridka oo sheegaya inay leeyihiin Goob si qurux badan loo xayndaabay oo ka tirsan dhulka ay Dekeda Berbera leedahay,Waxa uu dhulkaasi ku sheegay inay wali Dekedu leedahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Bogga Idaacadda BBC-du, qaybteeda Afka Soomaaligu ku leedahay Facebook-ga ayaa gabi ahaanba xidhay qaybta qiimaynta ay ku sameeyaan dadweynahu. Arrintan ayaan ka danbaysay ka dib markii maalmahii ugu danbeeyay cabashooyin badan laga gudbiyay oo la xidhiidha su’aalo laga muujinayo dhexdhexaadnimadooda iyo waliba aqoontooda afka Soomaaliga oo la dhaliilay, kuwaas oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Hay’ada Shaqo Doon Waxay ka dhisan tahay Somaliland Waxay dhallinyaradda ka Caawisaa Sidii ay u heli lahaayeen fursado shaqo Maadaama Culayska u weyn ee dhallinyarada reer Somaliland haysataa ay tahay helitaanka Shaqo ay ku maareeyaan noloshooda iyo ta Qoysaskoodaba. Axmed Cali Jaamac oo ah Madaxa Mashaariicda iyo Barnaamijyada ee Hay’ada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Abwaanad Maryama Xurmo Aadan Yuusuf ayaa Maanso la Yidhaa Maato waxay kaga qayb gashay Sil Silad Suugaaneedka Miinley ee uu ibo Furay Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »