Home » 4:25 am
Entries posted on “March, 2017”
K.Waqooyi 28. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka K.waqooyi ayaa ku caan baxay go’aamadda aadka u layaabka badan ee uu ku tallaabsado oo haatan ku dhaqaaqay arrin lala fajacay oo ah inuu gabadh la dhalatay oo magaceeda la yidhaahdo Kim Yu-jong oo da’deedu tahay 29 jir uu u raadinayo nin guursada. Sidoo kale waxa arrin aad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Parlin 28. March 2017 (SDN/QJ):- Bangiyada oo had iyo jeer ka digtoon in dhaqdhaqaaqa ay lacagaha ku kala wareejinayaan ama ku kala dirayaan uu ahaado mid aad looga fiirsado. Arrin ku cusub caalamka bangiyada ayaa la soo daristay Bangi laga leeyahay Dalka Jarmalka oo la yidhaahdo KFW, kaasi oo ku hawlanaa arrimaha Maalgashiga ayaa waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Dalka Indonesia ayaa waxa uu noqday Dal ku caan baxay Cunnista Hillibka Eyda, waxaana jira dad badan oo halkaasi u taga sidii ay soo cuni lahaayeen hillibkaasi. Arrintani waxay soo shaac baxday markii Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama uu halkaasi tagay isla markaasina uu soo cunay Hillibkaasi, warbixinta ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in hanaankii geedi socodka Dimuqraadiyada Somaliland,dawlad wanaagii iyo xoriyatul qawalkii uu meesha ka baxay, . Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horayn isagoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo markii ugu horreysay ka hadlay muddo-kordhinta markii labaad loo sameeyey isaga iyo Ku-xigeenkiisa oo horraantii bishan Guurtidu ansixisay, waxaanu sheegay inuu ahaa go’aankii ugu adkaa ee soo maray intii uu talada dalka hayey, waxaanu khadlay waqtiga muddada ay Guurtidu u qabatay inay doorashada Madaxtooyadu ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 27. March 2017 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Weriyeyaasha ka hawlgala magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, ayaa Maamulka Puntland iyo Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay sii daayaan Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo Hargeysa ku xidhan tan iyo horraanta bishii labaad ee sannadkan iyo Xafiisyada TV-ga Universal ee Puntland oo Maamulkaasi xayiraad ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 27. March 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan weftigii uu hogaaminayey madaxweynaha JSL ayaa kulan la yeeshay gudida abaaraha ee gobolka Togdher.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 27. March 2017 (SDN/QJ):- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Labadii Cisho ee u danbeeyay Ku Sugnaa Magaalada Burco ayaa Goor dhawayd soo Gaadhay Magaaladda Berbera.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 27. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu subaxnimadii hore ee saaka ka jarmaaday Magaalada Berbera, isaga iyo weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan ku sugnaa gobolka Saaxil, waxaanay gaadheen deegaamada laga wado sahaminta Shidaalka Ku Duugan qaybo ka mida Dhulka Somaliland. Madaxweynaha oo goob joog u ahaa saaka sida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. March 2017 (SDN/QJ):- Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo kamid ah Wariyaasha Somaliland Isla markaana ka shaqeeya Arrimaha Samo falka oo si weyn looga yaqaanay Baraha Bulshada ayaa wali ku xiran xabsi kuyaala magaalada Hargeysa ee xarunta Jamhuuriyada Somaliland. Xeer ilaalinta Somaliland ayaa dacwado kala duwan kusoo oogtay Wariye Cabdi Maalik Coldoon oo bishii Febraayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »