Home » 5:18 pm
Entries posted on “November, 2016”
Hargaysa 26.November 2016 (SDN/QJ):- Roobab lagu diirsaday ayaa ka da’ay deegaano ka tirsan degmada Sallaxley. Sida; Balli-ciise, Dogob-cadka, Baha dhamal, Kaam-tuug, Ina-Guuxaa iyo gudaha magaalada Sallaxley. Dadka deegaanka oo aan qaar kamid ah la hadlay ayaa waxa ay ii sheegeen in sidoo kale Raxmaadka Eebbe ay ka da’een deegaanada Bisad iyo Kaam-Abokor oo ka tirsan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.November 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigeen 7-askari oo ka tirsan ciidanka Liyuu Boolis ee DDSI iyo gaadhi qori saarnaa, kuwaasi oo kusoo xad-gudbay xuduudka Somaliland ee dhinaca degmada Faro-wayne – sida uu warbaahinta u sheegay Taliye-xigeenka ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle. Taliye Fooxle waxa uu sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 26. November 2016 (SDN/QJ):- Maayerka magaalada Berbera ahna Guddoomiyaha Golaha deegaanka ee degmadaas Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin), ayaa dhaartii la mariyey markii uu xilka qabtay ka dib mar kale meel fagaare ah kaga dhaartay inaanay jirin wax hanti ah oo uu ummadda ka lunsaday inta uu xilka hayey, isla markaana aanay jirin wax musuq […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Maxamed Faarax Cadarre oo qaar ka tirsan Saxaafaddu su’aalo ka weydiiyeen Maxaabiistaas, sababta ay isu daldaleen iyo sida ay daryeel u helaan Maxaabiista Xabsiyada Somaliland, ayaa sheegay in Maxbuuska is-del-delay ee geeriyooday uu marka horeba xanuunsanayey, isla markaana meel gaar ah kaga xidhnaa Maxaabiista kale ee Xabsiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 26.November 2016 (SDN/QJ):- Ugu Yaraan inta la xaqiijiyey 17 Ruux ayaa ku dhintay, Soddomeeyo kalena way ku dhaawacmeen Qarax wayn oo Sabtidii Maanta gilgilay magaalada Muqdisho, kaasoo la sheegay inuu ka badbaaday Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Daqiiqado ka hor maray meesha uu Qaraxaasi ka dhacay. Qaraxa oo lagu fuliyey Gaadhi Surff […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Borama 26. November 2016 (SDN/QJ):- Deegaanada Ka Mida G.Awdal Oo Maanta Ilaa Caawa Ka Da’ayaan Roobab Lagu Diirsaday Iyo Maayirka Degmada Dila Oo Ka Warbixinaya Roobabka Deegaanadaasi Ka Da’ay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jedah 26Nov16(Q/J) Shir mudo uga socday wadamada Jamacada Carabta Wasiirada Macdanta iyo Maalgashiga ayaa lagu soo gabagabeyey wadanka Sacuudi Arabia Shirkan oo markii u horaysay ay ka qayb gasho wafdi somaliland oo si heer sare loo soo dhaweyey Emasadoor Axmed Safina oo ah Wakiilka Xisbiga Wadani ee Wadamada Carabta iyo Islaamka oo shirkan ka qayb […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
Hargaysa 26.November 2016 (SDN/QJ):- Fidel Castro iyo dalkiisu wuxuu go’doon caalamka ka ahaa dhowr iyo Afartan sano. Wuxuu ka mid ahaa odoyaashii hor boodi jiray mabda’ii Shuuciyadda ee (Howl iyo Hanti-wadaaga) wuxuuna cadaw la ahaa dal waynaha Maraykanka oo isna hogaaminayay mabda’ii Hantigoosadka. Wuxuu aad u soo caan baxay markii uu ka adkaaday jabhad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. November 2016 (SDN/QJ):- Shaahu waxa uu ka mid yahay waxyaabha loogu cabitaanka badan yahay caalamkeena iyadoo dal kastaaba leeyahay dariiqo u gaar ah oo ay u diyaarsadaan ama u cabbaan, iyadoo caleenta shaaha qaarkeed ay leedahay dhadhan gaar ah qiimaheeduna ka sarreeyo qiimaha dahabka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 24 Nov 2016 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Dr Sacad Cali Shire, ayaa isagoo ku sugan magaalada London wax laga weydiiyey Abaarta muddada gaaban ee 15-ka bilood ah ku soo noqotay dalka iyo qorshe la’aanta Xukuumadda, Wasiirka oo ka jawaabaya ayaa waxa uu yidhi “Runtii inay Dayrtii baaqatay, Guga roobkiisiina uu teelteel ahaa, sanadkii horrena […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »