Home » 6:55 am
Entries posted on “November, 2016”
Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo ka mid ahaa Masuuliyiintii iska casilay xilka Wasiirnimo haddana ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa dhaliilo u soo jeediyey Xukuumadda, waxaanu sheegay inay ceeb iyo ayaan daro u tahay Xukuumadda inay ka aamusnaato General Galaal oo dalka ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Warbixin ay Diyaarisay Warbaahinta Dalsoor ayaa lagu Sheegay in dugsiga Kuwait Charity ee Bariga Magaalada Hargeysa shaqaalaha Soomaalidu kala kulmaan Gumeysi. Qaarka mida shaqaalaha Dugsigaasi oo lagu wareystay warbixintan ayaa sheegay inay kala kulmeen maamulka Sare ee dugsigaas cadaadis dhinac Shaqada, kuwaasi oo lagu cadaadinayo Jinsiyada ay yihiin sida ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29.November 2016 (SDN/QJ):- Waxaynu xiligan inta badan aragnaa kooxaha kubadda cagta oo marka ay garoonka soo gelayaan ay ciyaartoydu gacanta haystaan caruur yaryar oo la soo gala garoonka, barnaamijkeenana waxaynu ku soo bandhigaynaa qisooyinka ka dambeeya caruurahaa garoomada la soo geliyo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Waxa magaalada Hargeysa kasoo degay agabkii Agabkii kaadhadhka lagu daabacayey oo laga keenay waddanka faransiiska, ayaa dalka la keenay, waxana si rasmi ah loogu wareejiyey Komishanka doorashooyinka qaranka. Agabkan oo laga keenay waddanka Faransiiska, ayaa ah mid loogu talo galay in lagu daabaco kaadhadhka cod-bixiyayaasha oo ay weli waraaq […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 28. November 2016 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariisto oo qabriga ha nuuro oo jannada ha uga guri dhigo. Waxa uu ahaa nin dadka ka mid ah oo hadda na ka gooni ah. Malaa qof waliba waa sidaas; tiisu se waa tu kale. Marka laga tago inta bulsho ahaan loo wadaago, Kayd waxa uu ahaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Fidel Castro Hogaamiyihii Geeriyooday ee Cuba Waxay Waddamo Badan oo Afrikaan ahi u arkaan Geesi la mid ah Nelson Mandela, Balse Soomaali badan Fidel Castro waxay ku xasuustaan garabkii uu 1977 kii siiyay dawladda Ethiopia ka dib markii ay ciidamadii Soomaalidu jabiyeen kuwii Xabashida.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 28. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, ayaa khiyaamo ku tilmaamay dib u tirinta codadkii laga dhiibtay gobolka Wisconsin . Waxaanuu sheegay in xataa Hillary Clinton markiiba aqbashay natiijadii ka soo baxday gobolkaas oo isaga guushu ku raacday codad aad u yar. Laakiin xisbiga Green Party ayaa si rasmi ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Fidel Castro waxaa uu sanadku markii uu ahaa August 1926 ku dhashay Wuxuu ku dhasahy magaalada la yidhaa Las Manacas.waxbarashadiisa waxaa uu bilaabay isagoo Afar jir, reerka uu ka dhashay waxaa ay ahaayeen dad faqiir oo beero falato ah, Horaantii Qarnigii labaatanaad ayaa la sheegaa inuu Aabbihii u tahriibay Cuba […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijka Horumarinta Kaabayaasha Afrika ee sanadkan 2016 oo ka furmay maalintii jimcaha Magaalada Abidjan ee dalka Iverycoast ayaa diirada lagu saarayaa oo halhays looga dhigay abuuritaanka shaqooyin badan oo qayb ka qaadanaya isbedelka ay qaaraddu ku hammiyayso. Barnaamijka Horumarinta Kaabayaasha Afrika waa barnaamij khuseeya ka shaqaysiinta dhinacyada gaadiidka, Tamarta, Biyaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 28. November 2016 (SDN/QJ):- Xafiiska Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa u qaabbilsan Soomaaliya ee magiciisa loo soo gaabiyo UNSOS, ayaa fadeexad horlihi soo foodsaartay, ka dib markii ay 21-kii bishan baahisay Xayaysiiska ama ogeysiiska Boos Shaqo ka bannaan Xafiiskaas, kaasoo ay ogeysiiska la baahiyey ku sheegtay in Qofka Booskaa ama jagadaa soo codsan karaa yahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »