Home » 6:25 am
Entries posted on “November, 2016”
Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Dalka Morocco oo ah maal gashade weyn oo maal geliya qaaradiisa Afrika oo kaashanaya dalal kale oo Carab ah oo ay ka mid yihiin; Sucuudiga, UAE, Baxrayn, Qatar, Oman, Jordan, Yemen iyo Soomaaliya ayaa cadho kaga baxay shirka Qaramadda Afrika iyo Carabta oo ka socday Equatorial Guinea Arbacadii – ka bixid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Faalladan Waxay Isbar bardhig Ku Samaynaysaa Xaalado Isku Mida Balse Dhaqaan Ahaan Bulshadu Kala Godobsatay. Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Maxaa labada goobood midna ka dhigay shaqo lagu gumoobo oo ay dad gaar ahi qabtaan ,midna ka dhigay shaqo lagu faano ,timaha ragga iyo kuwa dumarku maxay ayay ku kala duwan yihiin. Somalidu inta badan waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Dhibaatada ay leeyihiin Cuntooyinka dufanka badan leh ee la cunaa, kuma koobna oo kaliya Buurnida dheeraadka ah, balse waxa buurnida ka sii darran in cuntooyinkaasi ay saamayn ku yeeshaan Caqliga. Haddaba waxa la xaqiijiyay in Ubadka iyo da’yarta isticmaala cuntooyinka uu dufanku ku badan yahay ay hoos u dhacaan fikirkooda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 29. November 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortey ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegey in xataa hadii la laalo malaayiin qof oo si Sharci daro ah u Codeeyay ay hadana Guushiisa doorashada madaxtinimada ee uu Hantay ay tahay mid sugan. Mr,Trump ayaa hadalkan ku dhawaaqay ka dib markii Murashaxii sida adag ula loomaysay Mrs, Hillary […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Moscow 29. November 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa xilkii ka qaaday mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan Xukuumadiisa una badan hay’adaha dhanka ammaanka iyo madaxtooyada. Madaxweyne Putin waxa uu xil ka qaadis ku sameeyey saraakiil ay ka mid yihiin afhayeenkii Madaxtooyada, madaxii hogaanka diiwaangelinta ee hogaanka amniga Federaalka, madaxii akademiyada culuunta ruushka iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Qormadan caafimaadka ee maanta waxa aan ku eegi doonaa cayilka caloosha ee raggu isku arkaan khaasatan guurka ka dib. Buurnimada/Cayilka wuu sadax jibaarmaa guurka kadib, ragga iyo dumarkaba way cayilaan, laakiin qaabka ay u cayilaan ayaa kala duwan, ragga qaar waxay badanaa ka cayilaan caloosha, dumarkuna bowdyaha iyo naasaha ama qaarka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Hargeysa waxaa uu ka jawaabay Eedeymo uga yimid Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Waxaa uu sidoo kale ka hadlay warar sheegaya in uu kullamo la yeeshay Musharaxa ka mida siyaasiyiinta Soomaaliya.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL iyo weftigiisii mudada ku maqnaa socdaalkii dheeraa ee u kuurgalka abaaraha ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimada Somaliland ee Hargaysa Socdaalka madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo qaatay muddo 10 maalmood ah ayaa waxa uu saameeyey gobolada kaa ah Maroodijeex, Saaxil, Togdheer, Daadmadheedh, Buuhoodle, Saraar, Sool, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Intii Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftiga uu hogaaminayo ay ku guda-jireen Socdaal ay toddoba maalmood oo xidhiidh ah ku marayeen deegaannada Abaarta ba’ani saamaysay ee gobollada Bariga Somaliland, ayaa u kuurgalka xaqiiqada iyo gurmadka Abaarta ka sokow waxa ku ladhnaa hummaagyo badan oo bixinayey fasiraado kala duwan iyo badheedhayaal ka turjumayey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 28. November 2016 (SDN/QJ):- Ka Hor intii aanay Weftiga Madaxweynuhu ka soo Ambo bixin Magaalada Burco Waxa uu Kulan balaadhan Kula Yeeshay aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Burco Mid ka Mid ah Beelaha Gobolka Togdheer oo Sheegay inay Taageersan Yihiin Murashixiinta Xisbiga Kulmiye.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »