Home » 10:55 am
Entries posted on “November, 2016”
Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan, ayaa si adag ula hadashay Odayaasha Dhaqanka, Wax-garadka iyo Masuuliyiin ka tirsan Beesha Bariga Burco ee gobolka Togdheer oo ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftiga uu hoggaaminayey kulan gaar ah kula qaateen magaalada Burco oo Weftigu habeen hore u hoyday. Wasiir Samsam, ayaa Odayaasha iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyihii Hore ee Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin haatana ka mid ah Garabka Jamaal Cali Xuseen Hogaaminayo ayaa Sheegtay in Xisbiga Kulmiye ahaa kii Sida weyn ugu jiray Burburka Xisbiga Ucid iyo in Daaqada laga Saaro Murashaxnimada Jamaal Cali Xuseen, Taas awgeedna ay Xidheen Wada Hadal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaarada Caddaalada Somaliland Axmed Faraax Cadare,ayaa ka gubtey hadal gantaal ah oo ka soo yeedhey xisbiga WADDANI,taasi oo ahayd in dacwad ka dhan ah wasiirka laga gudbiyo. Xisbiga WADDANI oo warbaahinta la hadlayey ayaa ugu baaqey ehelada maxbuus isku dhex del-deley xabsiga weyn ee magaalada Berbera in ay ka gudbiyaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha Subeer Awal, ayaa markii u horreysay ka hadlay Dil Magaalada Hargeysa toddobaadkii hore loogu geystay Marxuum Magaciisu ahaa Aadan Faarax Sareeye oo uu Nin Madaxa soo duubtay ku dhex toogtay Meherad Farmasiiya oo uu ku haystay Xaafadda Xero-Awr. Madax-dhaqameedka oo Shir-jaraa’id si wada-jir ah ugu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 29. November 2016 (SDN/QJ):-Badhasaabka gobalka Togdheer Maxamed Aadan (Qabyo-tire), ayaa si weyn u la kaftamay reer Berbera iyo sheekooyin qosal iyo maadle oo uu kula kaftamay siyaasiyiin iyo wasiiro la socday weftigii Madaxweyene Siilaanyo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Xili Ay dalka ka Taagan yihiin Abaaro Baahsan oo Aafeeyey Dad iyo Duunyoba isla markaana ay gabaabsi noqdeen Roobabkii Curan jiray Xiliyadani Xukuumaduna ay ku mashquulsanayd La Tacaalida dadka Abaaaruhu Saameeyeen Ayaa dhanka Kale waxaa Ay wasaarada Khayraadka Biyaha ee Somaliland oo Uu Gadhwadeen ka Yahay Wasiirka Wasaaradaasi Baashe Cali Jaamac […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Sahal Cabdi Ibraahim oo ah wiil dhallinyaro ah oo ka soo jeeda qoys danyar ah, ayaa lugahiisa ku soo booqday guriga guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo markii hore wiilkaas dhallinyarta ah oo lugaha naafo ka ah hore ugu soo booqday gurigooda oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 29. November 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiyiinta kasoo Jeeda Beelaha Sacad Muuse, ee ka qaybgalaya Doorashada Baarlamaanka Dalka Soomaaliya, ayaa waxaa ka dhex dhashay isqabqabsi u dhaxeeya Ra’iisal wasaare ku xigeenka iyo Siyaasiyiinta kale ee u tartamaya Kuraasta Aqalka Hoose iyo sare. Qoraal ay soo saareen Waxgarad iyo Xildhibaano ka mida siyaasiyiinta ka qaybgalaya doorashada dalkaas ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay Kulamo hoose oo saxaafadu diba joog ka tahay ay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa Gundaha isku galiyeen Garabkii Xisbiga UCID ka go’ay ee uu hogaaminayo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Labada Xisbi Siyaasi ee WADDANI Iyo KULMIYE oo aanay wali natiijo rasmi ah ka soo bixin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Ururka Dhallinyarada Naafada Somaliland ee Soydo ayaa Dugsiga Hoose Dhexe ee Sheekh Madar ee Magaalada hargaysa ka hirgaliyey Goobo loogu talo galay in ardayda Naafada ah u fududaysa gelitaanka fasalada waxbarasho ee dugsigaas.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »