Home » 3:55 am Entries posted on “November, 2016”

Gudida Abaaraha ee Gobolka Sool oo Taakulo u Fidiyey Dadkii Abaaruhu Tabaalada u Gaysteen DAAWO

Laascaanood 30. November 2016 (SDN/QJ):- Gudida abaaraha ee Gobolka Sool ayaa Deeq Taakulo Raashin ah Gaadhsiiyey Deegaano ka Tirsan Gobolka Sool.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sababtan Darteed Shidaalka habeenkii ku shubo Gaadhiga (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo wax badan lagu ogaaday tijaabooyinka nololeed ee maalinlaha ayaa waxaa soo baxaya talooyin ku saabsan in aad gaadhigaaga shidaalka ku shubato xiliga habeenkii maadaama ay jiraan faa’iidooyin dantaadu ku jirto.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Markii Ugu Horaysay oo Gabadh Soomaaliyeed Balse haysata Dhalashada Maraykanka oo Iyada oo Asturan ka Qayb gashay tartanka quruxda gabdhaha ee gobolka Minnesota

St Cloud/Minnesota 30. November 2016 (SDN/QJ):- Xaliimo Aadan oo 19 jir ah ayaa soo xidhatay dharka asturan ee Muslimiinta iyada oo jirkeeda qarisay intii uu bandhigu socday. Xaliimo oo ku dhalatay Kenya iyada oo yarna u wareegtay magaalada St Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa ka mid noqotay 15 ruux ee ugu sareeyay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Oday Somaliyeed oo Da’diisu Marayso 60 Jir oo Guursaday 40 Haween ah & Baadi Goobka Gabadh kale oo uu Baafinteeda Ku Jiro DAAWO

Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):- Cali dhagas waa mid ka mida odayaasha Soomaaliyeed, waxaanu odeygani ka waramay marxaladihii kala duwana ee guurkiisa. Waxaanu odaygani sheegay in uu guursaday 40 haweena, oo aanu waligiina qabi jirin gabadhi afkeeda ay ka soo baxdo ifur. Waxaanu yidhi oday Cali isaga oo arrimahaasi ka hadlaya “Waxaan kala garan la’ahay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Khasaaraha Diyaarad Sidey Rakaab Ciyaartoy ah oo ku Burburtay Buuraleyda Colombia

Medellin 29. November 2016 (SDN/QJ):- Diyaarad siday in Ka Badan 80 Qof oo Rakaab ah ay ku jiraan ciyaartoyda Koox kubada cagta ah oo ka dhisan dalka Barazil ayaa ku dhacday duleedka magaalada Medellin ee kutaala waqooyiga dalka Colombia. Waxaa socda gurmad deg deg ah iyo baadi goob loogu jiro sidii loo heli lahaa dadkii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Beesha Caalamka oo Madaxweyne Xasan Sheekh ka Codsatay Inuu Isku Dhiibo Ciidamada AMISOM si dalka loo badbaadiyo Amase inuu Qaato Go’aan Odhanaya……

Muqdisho 29. November 2016 (SDN/QJ):- Warar hoose oo Warbaahintu ka heshay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayan in Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Waqtigiisa Dhamaday uu kulan leyeshey Wakiilo ka socda Beesha Calamka iyagoo ka wadahadalay,arimaha Doorashooyinka.   Ilo ku dhow dhow Xafiiska Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Madaxweynaha uu kulan qaatay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Hadii Hal Shilling la igu Helo anigaa Jeelka is Gaynaya,Cali Mareexan Isaga Iibsaday Daamurkii Aan Wadada U Dalbay, Waa Ceeb Xiligan In Olole Siyaasadeed la sameeyo in Dadka Loo Gurmado ayaa Haboon,Laakiin Waa Inoo Barwaaqa & Cida Burco igaga Awood badisa’’ Hogaamiye Xirsi Cali X.Xasan DAAWO

Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si qoto dheer u faahfaahiyey Kormeer ay ku soo mareen Deegaano badan oo ka Tirsan Gobolada bari ee Dalka oo ay ka Taagan tahay Xaalad abaareed Waxa uu Xirsi Saluug ka Muujiyey qaabka looga hawl galay Gurmadka dadka iyo Duunyada. Waxaa kale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Madaxweynuhu Markuu Yidhi Xilkii Waan ka Nasanayaa Wuxuu Yidhi Adigu Hawshii sii qabo,Aniguna Kabihiisii Ma Gashan Karo oo Waayo aragnimadiisii Ma Lihi’’ Murashax Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay inuu dareensan yahay Culayska uu leeyahay Xilka laga rabo inuu qabto Waxaanu xusay inaanu lahayn Waayo aragnimo u dhiganta ta Madaxweyne Siilaanyo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Jamaal Waxa Aan Leeyahay Wakhti Ha Ku Lumin Kulmiye Waxaynu Dalka Kaga Badbaadin Kareynaa Waddani Yaaney Kaa Qaldamin” C/Rashiid X.Mataan DAAWO

Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Xog-hayaha warfaafinta Somaliland Aqoonyahan Cabdirashiid Xassan Mattaan ayaa ugu baaqey aqoonyahan Jamaal Cali Xusseen in ay nasiib darro tahay in uu wada hadal la furo xisbiga KULMIYE. Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan ayaa Saaxiib dhow la ahaa Jamaal Cali Xuseen isagoo Jamaal u Cugtay inuu u Noqdo Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Mudane Madaxweyne Waa Lasoo Maleegay Shirkaa Adna Waa Lagugu Shaanbadeeyay allowse Sharaftaadii ma Dileen, Mucaarad iyo Muxaafadba sidee ayaad ugu cadayn kartaa inaad qabanayso doorasho xor ah oo xalaal ah’’ Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur

Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kale na hore u ahaan jiray wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, ayaa si adag u dhalliilay kulan beelaysan oo Madaxweyne Siilaanyo beel ka mid ah beelaha bariga Burco uu cod ugu weydiinaayey Murashaxa KULMIYE Muuse Biixi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »