Home » 7:25 am Entries posted on “November, 2016”

Garabka Dhallinyarada Xisbiga Waddani oo Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada u Gudbiyey Dacwad Ka Dhan ah Shaqaale Dawladeed oo Gudoomiyaha Kulmiye Xilal u Magacaabay DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Garabka Dhallinyarada ee Xisbiga Waddani ayaa Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha dawlada u Gudbiyey dacwad ka dhan ah Xubno ka tirsan Shaqaalaha dawlada oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye u Magacaabay Xilal Xisbiga Kulmiye ah taas oo baalmarsan Sida ay Sheegeen Xeerka Shaqaalaha dawlada oo ka maanacaya in Shaqaaluhu Siyaasada Faraha la galaan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hawlgalkii Labaad ee Shirkada Kalluumaysiga ee Pontis Marine & Daahfurka Fidinta Goobaha Kalluunka DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirada wasaaradda kalluumaysaiga iyo shaqada iyo arimaha bulshada ayaa magaalada hargaysa ka furay hawlgalka labaad ee shirkadda kaluumaysiga ee pontis marine oo ah fiidinta goobaha kalluunka .

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Ragga Wasiir Zamzam ay rawixisay Cali-guray isba soo gaadhi maayaan ee waa kuwo col hortii jabay’’ Cali Guray

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee xisbiga UCID Md. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ku tilmaamay rag jabay siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka oo si wayn uga qayliyey kulan Madaxweyne Siilaanyo iyo xubno ka mid ah wasiirradiisa xukuumaddiisu la yeesheen mid ka mid ah ardaayada beelaha dega Gobolka Togdheer, kaasi oo lagu taageeray […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Turkiguna inamuu dhex-dhexaadinayn ee gogosha ayuun buu fidiyey, hadal ka soo baxa iyo go’aana inama siin karo waxaan leeyahay, ixtiraam oo xaq-dhawr Somaliland iyo madax-baanideeda” Wasiir Sacad

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire ayaa oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa Dawladda Turkiga ugu baaqay inay qadiyada iyo madax banaanida Somaliland ixtiraamto, waxaanu tilmaamay inaanu Turkigu go’aan ka dhan ah Somaliland aanu gaadhi karin. Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire oo Wargeyska Geeska Afrika […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Madaxweyne Waxaad Goob Joog Ka Aheyd Shir Loogu Kala Abtirinaayay Ummadda Aad Hoggaamiso, Oo Ay Dibad Joog Ka Ahayeen Wasiirada Kuwii Kuu Ooyi Jiray Sababto Ah Beelaha Shiraayay Oo Aanay Ka Soo Jeedin “. Muniir Axmed Cigaal DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Mudane Madaxweyne, Odaygii iyo haggaamiyihii Siyaasadeed ee maanta ugu da’da weynaa dalka ayaad tahay, Mudane Madaxweyne Somaliland Dimuquradiyadeedi hormuud ayaad ka ahayd, halgankeedi debadda loogu baxayna hagaayashi ugu wakhtiga dheera baad ahayd. Maantana waxad tahay Iimaankii iyo gadh hayeenka dalkan Jamhuuriyadda Somaliland hoggaankeeda hayay. Mud. Madaxweyne haddii ay xumayd iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Muxuu Ka Yidhi Inuu Afduubay Suldaan Somaliland Ka Soo Jeeda?

Muqdisho 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ay garbihiisa fadhiyeen Xubno sheegtay inay yihiin Salaaddiin ka soo jeeda Beelaha Somaliland ee Wasiirka laftiisu ka soo jeedo, ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin inuu Afduubay Suldaan Faarax Maxamuud Maxamed oo shalay lagu xidhay Xarunta Nabad-sugidda ee Muqdisho. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Diyaarado Rasaaseeyay Deegaano ka Tirsan Somaliland Iyo Jawaabta Saldhiga Ciidamada Maraykanku ku Leeyahay Dalka Jabuuti

Jabuuti 30. November 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Maraykanka ayaa iska fogeeyey kaalin ay ku leeyahiin duqeymo badhtamahii bishan diyaarado aan la aqoonsan ka geysteen deegaanno ka tirsan bariga Somaliland. Taliyaha ciidanka Booliiska Gobolka Oodweyne, Maxamed Cali Cabdi, ayaa 15-kii bishan sheegay in deegaanka Balliga reer Cilmi, xilli habeenimo ah diyaarado joog hoose ku duulayey rasaas ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

4 Saacadood ayay baadhaysay Haanta Xashiishka, bal nala eeg Sababta (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Gabadhani waxay sheegtay inay masaafo dheer dabosocotay gaadhiga xashiishlaha ah ee xaafadood si ay u gaadho goobta uu geeyo xashiishka iyadoo ku qanacsan oo aan ku walaacsanayn inay meel kale dhigtay, seladda qashinka mooyaane.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasi Cabdi Haybe Oo Ka Hadlay Shir -doceedkii Burco Ka Dhacay, Sheegayna In Aanu Jirin Heshiis Ay wada Galeen Beelaha Habar-jeclo Iyo Sacad Muuse DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo kamid siyaasiyiinta Xisbiga WADDANI ayaa ka haddlay shir doceed ka dhacay magaalada Burco, isla markaana wuxuu ka jawaabay haddal ka soo yeedhay wasiirada maaliyada Somaliland,kaasi oo ay wasiirada Samsam ku sheegtay in ay beelaha Sacad Muuse Iyo Habar-jeclo ay galeen heshiis,balse cabdi haybe ayaa sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Sadexdaas Ceel Biyood oo ay Qodeen Muwaadiniin Qurbejoog ahi Dhamaystirkoodu waxa uu u Xaniban yahay Wiish Dawladu Leedahay oo Lacag Lagu Xidhay’’ Xildhibaan Maxamed Jaamac Warfaa

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland, ayaa lagu eedeeyay inay kiro ku xidhay Baabuur wiish ah oo wasaaradu leedahay oo la doonayay in dadka abaaruhu tabaaleeyeen ee ku dhaqan bariga gobolka Saaxil loogu dhammaystiro saddex ceel biyood oo laba muwaadin oo qurbo-joog ahi ay ka qodeen deegaannadaas oo u xaniban gaadhigaas wiishka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »