Home » 6:25 am
Entries posted on “October, 2016”
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay dadka ka daba qaylinaya Siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan oo uu ku tilmaamay kuwo qabyaaladi biyo dhigtay oo galitaanka uu Xirsi ku biiray xisbiga WADDANI uba qaadan la’ sida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Nidaamkii iyo hanaankii Dawladnimo ayaa maalin maalinta ka dambaysa ka sii muunad baxaya Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,Waxaanad Mar walba Shaashadaha ka arkaysaa Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda oo heer walba leh oo si Habaqla isku garab yaacaya oo u wada jawaabaya shaqsi qudha,Waxa Hadda Socda Mashruuca u jawaabida Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa Wareysi Gaar ah oo uu siiyey Wargeyska Himilo kaga Warramay Sababaha uu Dib ugu Dhacay Shirkii Beelaha Gobollada bari ugu qabsoomi lahaa Magaalada Burco, 25ka bishan tobnaad ee sanadka 2016, sida uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed-Silaanyo uu hore ugu dhawaaqay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku daahqaadaynaa khaladaadka ku jira map-ka adduunka oo ah khaladaad u badan xajmiga wadamada qaarkood la siiyey iyadoo koonkeenuna yahay qaabka dhululubada oo kale ayna adag tahay in si fidsan muuqaalkiisa loo soo wada bandhigo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Minnesota 28.October 2016 (SDN/QJ): Kulan lagaga hadlayay Islaam nacaybka kusoo badanaya dalkaasi Maraykanka & gaar ahaan dhacdadii magaaladda Kansas Garden City too aheyd in laamaha amniga gobolkaas ay qabteen 3 nin oo lagu eedeeyay inay qorsheenayeen inay qarxiyaan dhismo kakooban masjid iyo degaan isku dhex yaal oo ay leeyihiin Soomaalida magaaladaa, kulankaan oo ay soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Bello Abubakar oo ah nin muslim ah oo u dhashay waddanka Nigeria ee galbeedka qaaradda Afrika oo hore loogu aqoonsaday kan adduunka ugu guursiga badan ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo mar kale in uu guursado isaga oo isu diyaarinaya in uu qorsheeyo guurkiisii 108aad isaga oo hore ula […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Dalka Mareykanka waxaa laga furay Jaamacad lagu magacaabo 42 MAACA, Jaamacadan ayaa laga keenay macnaha nolosha, oo ka timid filimka taxanaha ee qayaaliga ee ( Hitchhiker’s Guide to the Galaxy ). Jaamacada Maraykanka oo qayb ka ah jaamacad ku taala Faransiiska, oo ay isku magac yihiin waxay ku tababari doontaa ilaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xamaas 28.October 2016 (SDN/QJ):-Shir dhaqameed lagu midaynayay beelaha danwadaago (Ciise Muuse) oo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday deegaanka Xamaas ee gobolka Saaxil ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay degmadaas Shirkan oo ay ka qaybgaleen aqoonyahanka, waxgaradka, siyaasiyiinta iyo madaxda saddexda xisbi qaran ugu jira beelahaasi ayaa gunaanadkiisii odayaasha deegaankaasi ay kasoo saareen qoddobo layla […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 28.October 2016 (SDN/QJ):-Beesha Abokor Axmed Baaruud oo kamid ah Beelaha Habarjeclo, ayaa cududoodi tageero waxay u weeciyeen Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI. Beesha Abokor Axmed oo kamid ah Beelaha ugu degaanka ballaadhan Gobolka Togdheer, xaflad ay ka soo qayb galeen Siyaasiyiinta , madax dhaqameedka, aqoonyahanka iyo dhalinyaradda beeshaas oo ka qabsoontay habeenkii xalay magaalada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mandheera 28.October 2016 (SDN/QJ):- Dowladda Kenya, ayaa Bandoo habeenkii ah ku soo rogtay magaalada Mandheer ee xarunta gobolka Waqooyi-Bari ee dalkaas, Bandoodaas oo ka bilaabantay xalay , ka dib markii ay halkaas dhawaan ka dhaceen weerarro lagu laayay Dad Shacab ah oo ay Kooxda Al-Shabaab ka fulisay magaaladaas. Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya, ayaa dadweynaha Mandeera […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »