Home » 11:25 am
Entries posted on “October, 2016”
Boosaaso 28.October 2016 (SDN/QJ):-Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalyahanadii katirsanaa Daacishta Soomaaliya ay shalay la wareegay Deegaanka Qandala oo Qiyaastii 75-km u jirta Magaalada Boosaaso ay halkaasi isaga baxeen. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in dagaalyahano ku dhaw 100-nin oo aad u hubeesan in ay soo gaareen Deegaanka Qandala lana wareegeen, dagaalyahanadan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Ururka Soymo Ugu Dabaal Dagayay Sannad Guuradii Kowaad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaskoodi . Gudoomiyaha ayaa Xafladaasi ka jeediyay Khudbad Dheer oo dhinacyo badan taabanaysay, taas oo ay la dhaceen dhamaan Bulshadii ku sugnayd Xafladaasi .
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Kulan siyaasadeed qado iyo is xog waraysi ah oo ay shalay qaar ka mid ah Siyaasiyiinta iyo odayaasha Beesha uu ka soo jeedo Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ku yeelatay Huteel HANA ee Caasimadda Hargeysa ayaa la iskula qaatay in aanay beeshu marnaba aqbalayn in gorgortan la galiyo mansabka Kursiga Guddoomiyaha Xisbiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo maalmihii u dambaysay ay Siyaasiyiin Ka soo jeedda Beesha Degta Bariga Burco si weyn ugu hirdamayaan Hanashada Kursiga Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Dabadii, ayaa Waxa Magaaladda Hargeysa Kulan gaar ah ku yeeshay Guddoomiyaha hadda Kursigaasi ku fadhiya, Ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo Suldaanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 28.October 2016 (SDN/QJ):-Madax-dhaqmeedka Salamadow“Xirsi X. Cali Waa Madaxweynaha Mustaq-balka ee Somaliland. Muuse Biixi qof iska dhaadhicinaaya Yaanuu Been u Sheegin. Beesha Salamadow Xaal Qaran Ayaanu Siinaynaa Beesha Muuse Yuusuf (REER Daahir),”
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed oo ka Cadhooday Natiijadii ka soo Baxday Shirkii Golaha Dhexe ayaynu ku eegi doonaa Mawqifkiisi halkuu taagnaa Ka hor Maalintii Codaynta iyo Halka uu Markii danbe yimid Markii Codayntu dhacday.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Timaha Foojariga ah ee ay xidhaan xidigaha fanka iyo dad kale oo badaniba waxay xiligan marayaan qiimo u dhigma 1000 Giniga istaraliiniga ah waxana laga sameeyaa timaha caadiga ah ee dadka iyadoo midabo kala duwana loo nashqadeeyo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay kulan la qaatay guddiga heer qaran ee abaaraha, kulankaasi oo ka dhacay xarunta qasriga madaxtooyadda waxaana xooga lagu saaray sidii guddiga heer qaran ee abaaruhu ugu gurman lahaayeen dadka iyo xoolaha abaartu mar kale saamaynta ku yeelatay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu marlabaad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa magacaabay Sadex Mas’uul oo kala ah Hogaamiyaha Xisbiga Waddani,Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee Xisbigaas iyo Mas’uul kale oo Xisbigaas ka tirsan oo wada xaajood la furaysa Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbigaas.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed oo ka biyo-diiday Habka loo maamulay Shirkii Golaha dhexe ee Xisbigaasi oo lagu doortay Musharraxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga uga qayb-galaya Doorashada Madaxtooyada ee Sannadka dambe horraantiisa Dalka ka dhacaysa, ayaa ka hadlay Dacwad uu arrintaasi ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »