Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Xili Maalinta Beri ah loo asteeyay in la Qabto Doorashada Murashixiinta Xisbiga Waddani u Matalaysa Doorashooyinka Soo Socda ee Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen ayaa Maanta Lagu dhawaaqay in Dib loo Riixay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Xoghaye Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Cabdinasir Qodax oo ka Hadlayay Furitaanka ayaa Sheegay in Gudoomiye C.raxmaan Cirro uu Yahay Shakhsi u Qalma Hogaaminta Qaranka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Shir weynihii golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI ayaa si si rasmi ah uga furmay huteelka maan-soor ee magaalada Hargeysa,waxaanay madasha ka soo xaadiray masuuliyiinta kala duwan ee Xisbiga WADDANI oo uu horkacayo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo dhammaanba ergooyinka kala duwan ee ka qayb-gelaya shirkaasi. Shirkan oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Hotel Ambasador ee Magaalada Hargaysa ka qabsoomay kulan qado sharaf ah oo dhex maray Madax Dhaqameedka iyo Odayaasha Deegaanka Koonfurta, Bariga Iyo Badhtamaha Hargaysa Iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe . Waxaana kulankan lagu naaqishay xaaladda siyaasadeed ee dalku haatan ku suganyahay, iyo sidii door muuqda looga ciyaari […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee beelaha Ayuub Suldaan Aadan Suldaan Aamiin Suldaan Faarax, ayaa bogaadiyay guddoomiyenimada xisbiga Waddani ee xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, waxaanu ammaanay siyaasadda Guddoomiye Cirro oo uu ku tilmaamay mid cadaaladeed. Suldaan Aadan, oo waraysi siiyay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay in Beel ahaan ay iyaguna sugayaan in cadaaladdu soo gaadho, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay inay Taageersan Yihiin Murashax Axmed Muumin Seed oo u Taagan Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbigaas iyago ku Sababateey inu uso Hal-gamay Xisbiga Waddani
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda KUlMIYE oo muddooyinkii u damaysay guul-darooyin siyaasadeed oo kala duwan ku habsadeen,ayaa hadda ku dhaqaaqday talaabooyin gurac oo ay kaga aar-gudanayso guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,waxaanay hadda ku dhaqaaqday in ay si gaar ah u cadaadisu degmada uu dhalasho ahaan ka soo jeedo cirro ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska caanka ah ee The Indian Ocean oo ka soo baxa dalka Faransiiska ayaa todobaadkan warbixin xiiso badan ka qoray ku biiriddii Wasiirkii hore Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan ku biiray xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Wargeyska ayaa Sabtidii dhawayd boggiisa siddeedaad kaga warramay saamaynta taban ee Xirsi ku keeni karo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Kor u qaaddida aqoonta iyo waayo-aragnimo wadaagu waa muftaaxa shaqo tolmoon oo tayo le, si taas loo helana Waxay hay’ada Shaqaaluhu Tababar u qabatay Madax-waaxeedyada Maamulka Shaqaalaha ee Wasaaradaha Dawlada, Kaas oo lagaga hadlayay in darajaynta iyo dalacsiinta shaqaaluhu noqoto mid dedaalku sal u yahay isla markaana xaajo kale lagu xulan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 19.October 2016 (SDN/QJ):- Ugu yaraan afartan qof oo ahaa shaqaalaha beero ku yaalla deegaanka Dalyare oo abbaaro 30-km magaalada laascaanood kaga beegan dhinaca Bari, ayaa ku sumoobay cuntooyin ay cuneen, waxana gurmad ahaan loo keenay cisbitaalka Manhal ee magaalada laascaanood ku yaalla. Afarta qof ee sumoobay oo dhammaantood rag ahaa, ayaa la sheegay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »