Home » 8:33 am Entries posted on “October, 2016”

Loollanka Labada Musharrax Ee Mansabka Madaxweyne Xigeenka Xisbiga Waddani Oo Meel Xasaasi Ah Maraya Iyo Gudi Isu Xilqaantay Inay Labada Murashax Kala Reebaan Ka Hor Codaynta

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Labada musharax ee u tartamaya kursiga madaxweyne ku xigeenka xisbiga waddani axmed muumin seed iyo Dr Maxamed Cal Cabdi ayaa loolankooda Labadii Caano maal ee u Danbeeyay si weyn looga dareemayay Shirkii koowaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI, Waxaana si weyn loo saadaalinayaa inuu Labadaasi nin uu dhex maro Tartan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Bulshada Gobolka Hawd Oo Ka Biyo Diiday Hadal la Soo Wariyey Inuu Gudoomiye Cirro U Soo Laqimay Xoghayaha Guud ee Waddani

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Md. Maxamed Cabdilaahi(uurcadde), ayaa shaaca ka qaaday xilliga rasmiga ah ee uu guddoomiye Cirro wareejin doono kursiga guddoomenimo ee loo ballan qaaday xildhibaan Cabdiqaadir Jirde. Waraysi uu Xoghaye Uurcadde siiyey idaacadda BBC-da, ayuu sheegay in heshiis hoose laga gaadhay xilliga rasmiga ah ee uu Cirro ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Sharciga Anaga Ayaa Dhigna. Runtii Waxaynu Dhaxalnay Oo Aynu Ka Guuri Kari Weynay.” Daawo Xildhibaaan Rayte DAAWO

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka Xildhibaan Rayte oo khudbad ka jeediyey goobta uu ka socdo shirka Golaha dhexe ee xisbiga Waddani ee Hargeysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

 “Qarankani Waxa Uu U Baahan Yahay Is Baddal Siyaasadeed Oo Ku Dhisan Barnaamij Siyaasadeed Oo Ka Turjumaya Baahiyaha Qarankan Waxaana Soo Wada WADDANI…” ……Aqoonyahan Xamse C/raxmaan Khayre

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Qaar Ka Mid Ah Labeenta Dhallinyarada iyo Aqoonyahanka kasoo jeeda Gobolka Gabiley oo uu hormuud u yahay Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre ayaa si weyn uga dhex muuqday Furitaankii shirweynaha 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo xafladdiisa Ballaadhan shalay lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

 Dawlada Federaalka Somalia oo soo saartay Liiska Sida Beelaha loogu qeybiyey Kuraasta Aqalka Hoose & Qabiilo qasab looga dhigay AKHRI

Muqdisho 21.October 2016 (SDN/QJ):- Dowlada Somali ayaa soo saartay Dukumenti ay ku qoraan yihiin sida ay beelaha Somaliyeed u kala leeyihiin Kuraasta Barlamaanka Somalia iyo waliba Qabiilada ay qasabka ku tahay in ay haween u soo sharaxaan kuraastoda Aqalka hoose. Dukumentigaan ayaa waxaa sidoo kale lagu cadeynayay qaybta haweenka ee Boqolkiiba 30 % iyo sida […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Rumayso Mucjisada Gabadh Yar Oo 4 Jir Ah Oo Ku Hadli Karta 7 Luuqadood Oo Caalami Ah!! DAAWO

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Angelina Bella Devyatkina oo loo yaqaano Bella waa gabadh yar oo 4-jir ah oo u dhalatay waddanka Ruushka taasi oo adduunka ka yaabisay kadib markii la xaqiijiyey in ay ku hadli karto ugu yaraan 7 luuqadood, kuwaasi oo kala ah Ingiriisi, Jarmal, Spanish, Faransiis, Chinese iyo ugu dambayn luuqadda Carabiga. Bella […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashixiinta Dimuquraadiga Hillary Clinton & Jamhuuriga Donald Trump ee Maraykanka oo Dooddooodii Ugu Dambeysay Yeeshay & Xiisaha Gaarka ah ee ku dheehnaa DAAWO

Washington 21.October 2016 (SDN/QJ):- Musharrixiinta xisbiyada Dimuqraaddiga iyo Jamhuuriga ee kala ah Hillary Clinton iyo Donald Trump, ayaa yeeshay dooddoodii ugu dambeysay ee ka hor doorashada madaxtinnimo ee dhici doonta 8-da November. Waxay labada musharrax ka hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid ka yihiin, ammaanka, socdaalka, dhaqaalaha iyo kuwa kale. Trump ayaa ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sannad Guurada 5aad Ee Dilkii Kornayl Qaddaafi Oo Maanta Ku Beegan Iyo Codka Hadalkii Ugu Dambeeyey Noloshiisa Maalintii La Dilayay Oo La Helay

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Xogo cusub oo warbaahintu ka heshay waddanka Liibiya ayaa tibaaxaya in Madaxweynihii hore ee waddanka Liibiya Colonel Mucammar Al Qaddaafi ii dardaarmay subaxnimadii ugu dambaysay ee uu gurigiisa ka baxayay ka hor intii aan la qaban ee aanay dilin kooxaha kacdoonka dalkaasi Liibiya ka waday markii uu socday kacdoonka shacabku. Cajalad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

General Moorgan oo laga Reebay Xubnaha Aqalka Sare ee Dalka Somaliya

Garowe 21.October 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in doorashadii Aqalka Sare loogaga guuleystey General Maxamed Siciid Xirsi Morgan, kadib markii musharixii la tartamayay Bootaan Barre Samatar uu helay 38 cod, halka uu Janaral Maxamed Siciid Xirsi Morgan uu ka helay 27 cod. General Maxamed Siciid Xirsi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gabdho Dagaal Yahano Ah Oo Ku Soo Biiray Dagaalka Lagu Qaaday Daacish & Xabadda Oo Socota !! DAAWO

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Dagaalo xoogan ayaa habeen iyo maalinba ka socda magaalooyin ku teedsan caasimada labaad ee dalka Ciraaq waa magaalada Mosuul oo malaayin qof ay ku nool yihiin waliba ay maamulaan xoogaga Daacish . Dagaalka lagu qaaday magaalada Mosool ayaa waxaa isku garabsanaya ciidamada Milatariga dalka Ciraaq iyo xoogaga Qowmiyada Peshmerga oo dhul […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »