Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska Foore oo ka Mid ah Warsidayaasha ka soo baxa Magaalada hargaysa ayaa helay xogo lagu kalsoon yahay oo ku saabsan Diyaarad nooca wax Basaasto ah oo la sheegay inay ka mid tahay Diyaaradaha wax basaasa ee Milatariga Maraykanka,taasi oo bilihii u dambeeyay hawlgalo dhinaca basaasida ah ka waday Xaafado ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Hay’adda Xuquuqda aadamaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in Bishii la soo dhaafay ee sanadkan haween ku xidhan xabsiga Gabiley ay ka cawdeen xad-gudubyo dhinaca Galmada ah oo ay ku jirto Kufsi, Jidh-dil iyo Silcin ay kula kaceen ilaalada xabsigu. Haween iyagu ilaalada xabsiga ka mid ah oo soo weriyey dhacdadan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Barnaaijkeena xogta dahsoon waxa aynu daaha kaga feydaynaa qaababka ay xukuumaduhu u maraan marka ay basaasayaan muwaadiniintooda
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Sida uu Toddobaadkan Baahiyey wargeyska wax ka qora quwadaha hubka ee adduunka ee loo yaqaano Global Fire Power, Dalka Maraykanka ayaa loo aqoonsaday kan ugu badan ee haysta Tirada Gujiska casriga ah ee ay isticmaalaan ciimada baddu halka dalka Turkigu ka noqday ka ugu badan ee haysta Gujiska dalalka Islaamka. Gujiska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Inkastoo jararraaca iyo aargoosiga loollanka Siyaasaddu yahay mid filashadiisa leh, haddana reer Waddani waxay ku jireen bishan maalmo farxad iyo faan ay ugu dabbaal-degayaan dhalashada wejiga cusub ee ay yeesheen. Waxay ku jiraan maalmo ay isbeejinayaan oo ay ku qanacsan yihiin cududdooda, geesta kalena ay la tacaalayaan yaraynta khasaaraha siyaasadeed ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Aljeeriya 23.October 2016 (SDN/QJ):- Dalka Aljeeriya (Algeria) oo ku yaal woqooyiga Afrika, ayaa laga furay cusbitaal lagu daweeyo dadka sida xun u qabatimay isticmaalka internet-ka, kaasoo noqday goobtii caafimaad ee ugu horreysay ee qaaradda laga sameeyo, looguna talogalay in lagu daweeyo dadka aadka u jecel internet-ka. Sida lagu baahiyey telefishanka Al-jazeera oo Maankaab soo xigtay, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay innuu aad uga naxsan yahay markii la tusay Murashaxa Madaxweynaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ku guul-daraystay tartanka doorashada madaxtooyada ee dhacaysa 2017-ka. Xildhibaanku wuxuu sheegay innuu xasuustay wakhti dheer iyo maalmo badan oo uu tuurta ku siday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceel afweyn 22.October 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Kala Duwan ee Qalabka Sida ayaa Maanta Hawlgal Nadaafadeed Waxay ka fuliyeen Xaafadaha Magaalada Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee ay ka baxday ALLE ha u naxariistee Marxuuma Siraad Cali Yuusuf oo ku geeriyooday Dalka Sweden xalay oo ay taariikhdu ahayd 22/10/2016. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):-Suldaan C.raxmaan Jaamac Dhawal oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Awdal ayaa si adag u Canbaareeyay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani uu Maanta ku doortay Murashixiinta Madaxtinimo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »