Home » 10:25 am Entries posted on “October, 2016”

Murashax C.raxmaan Cirro oo ka Fal Celiyey Eedayntii uu u Soo Jeediyey Gudoomiye Ku Xigeenkiisii Codka ka Waayay Shirkii Golaha Dhexe, & Nooca Saamaynta uu Xisbiga Ku Yeelan Karo !!! DAAWO

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka hadlay eedayn uu Gudoomiye ku Xigeenkiisa 1aad ee Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed u soo Jeediyey Taas oo uu ku Xidhiidhiyey inuu ka danbeeyay Qaabkii ay u dhacday Codayntii Shalay lagu kala Saaray isaga iyo Murashaxa Cusub […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani oo Badheedhihiisa ka dhiibtay Xiligii uu Xisbiga Waddani Ku Soo Biiray Kana Jawaabay Weedho kaga Yimid Gudoomiye Seed oo uu ka Guulaysatay DAAWO

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka ee Lagu ansixiyey Shirkaas Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka dareen Celiyey weedho uu ku duray Gudoomiye Ku Xigeenka Shirka ka baxay oo sheegay inuu ku Cusub yahay Xisbiga hawl horena ka soo qaban hasa yeeshee Ambassador Maxamed Cali ayaa sheegay inuu ka mid yahay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hogaamiye Xirsi Cali X.Xasan oo Ka Hadlay Aragtidiisa Ku aadan Sidii uu u dhacay Shirkii Shalay ee Xisbiga Waddani & Doorka Isu soo dhawayneed ee Gudoomiye Axmed Muumin Seed oo Shirka ka Cadhooday DAAWO

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Shalay loo ansixiyey Magac Ku Cusub Nidaamka Axsaabta oo ah Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muxuu Xisbiga Waddani u Kala Jeclaysatay Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbigaas? Ma Jiraa Halbeeg Xisbiyadu Ku Qiimeeyaan? & Dareen wadaaga Dhacdadii Waddani ee Shalay & Muuqaaladii Kulmiye DAAWO

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-   Sideedaba Siyaasadu malaha Saaxiib Joogto ah Balse waxay Leedahay dan Joogto ah, Waxay Siyaasi kasta Tustaa in Saaxiibkii ugu dhawaa ee uu lahaa ay ka fogayso, Waa Hab dhaqan Dunnida Caan ka ah,Waana Mid lagu arko Marar Kala Duwan Somaliland oo Weli Raad barad ku ah hannaanka Dimuquraadiyada iyo Axsaabta badan. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xaraaradda Siyaasadeed Ee Xisbiyada Qaranka Oo Cirka Maraysa, KULMIYE Oo Madaxweynaha Ka Sugaya Xukuumaddii Uu Kaambaynka Ku Gali Lahaa Iyo Wasiirrada La Filayo In Seefta Madaxtooyadu Sahayan Doonto

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-   Wakhti xaraaradda siyaasadeed ee xisbiyada qaranku si weyn kor ugu kacday bilo koobanina innaga xigaan wakhtigii la filayay in ay dalka ka qabsoonto Doorashada Madaxtooyadu ayaa waxa isa soo taraya xogo rasmi ah oo tibaaxaya hadal hayn badan oo laga daremayo in ay ka taagan tahay gudaha xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xog Cusub: Somaliland oo Sheegtay In Aqoonsi ay Ka Hesho UK uu Suurto Galyahay Ka bixista EU-da Kadib

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay in qorshaha Ingiriisku kaga baxay  EU-da uu yahay mid waxtar  u yeelan kara aqoonsi caalami ah oo ay Somaliland ka  hesho UK. Sidaasna waxa daboolka ka qaaday Wasiirka Arrimaha dibadda Sacad Cali Shire.   Wargeyska caanka ah ee The Guardian ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xilka Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde Oo Dad Badani Ku Sifeeyeen Mid aan Gaadhsiisnayn Heerkii Balanqaad ee Gudoomiye Cirro & Awoodaha Hogaamiye Xirsi Xeerku u Jideeyay

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Qaar ka mid ah qodobada ugu waa weyn ee sharciyada Xeerka hogaanka sare ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, isla markaana waxay  qodobadan ay cadaynayaan waaji baadka masuul ee wakhti xaadirkan kala yihiin & Nooca Xil ee Xisbiga Waddani ay ka hayaan Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah Mudane C.qaadir X.Ismaaciil Jirde […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Imaaraadka Carabta oo Somaliland kala Hadashay Saldhig Milateri DHAGAYSO

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  In dhawayd waxa magaalada Berbera ka socday dhaq-dhaqaaqyo caalami ah oo maalgashi, kuwaas oo diiradda lagu saarayay dekedda iyo garoonka diyaaradaha.   Hore waxa dawladda Somaliland heshiis maalgashi oo muddadiisu 30 sanno tahay ula gashay shirkadda DP-World oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, taas oo uu ansixiyay golaha baarlamaanka ee Somaliland. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo KULMIYE Ku Tilmaamay Mid Intii Uu Ku Fooganaa Burburinta UCID Uu Fadhataystay Xisbigii WADDANI,Kana Dareersaday Siyaasiyiin Miisaan Culus leh

Jamaal Oo Isgarbinta Axsaabta Kumasalay Tartan Orod Oo Kale,Oo Nin La Moodayo In Laga Badiyay Uu Soo Kaco Uu Kuwa Kale Dhaafo Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Warbixin Uu Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen soo dhigay Barta uu Bulshada kala xidhiidho ee Facebook-ga ayaa Waxa uu lafa-gur ku sameeyay halka ay iska matalaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xog Waran Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Xarunta Dhaqanka ee Hargaysa Qoraa Jaamac Muuse Jaamac

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Jaamac Muuse Jaamac Waxa uu ka Mid yahay Qorayaasha Reer Somaliland ee doorka Muuqda ka Ciyaara Sidii Da’yarta loogu Guubaabin lahaa Akhriska iyo Qoraalka,Waxaa kale oo uu si weyn uga qayb qaataa dhiirigelinta Wax akhriska Taas oo Sababtay inuu Si Joogto ah Magaalada Hargaysa isaga Iyo Shakhsiyaad kale ay ugu qabtaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »