Home » 3:55 am
Entries posted on “October, 2016”
Gaalkacyo, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Dagaallada u dhexeeya Maamullada Puntlnad iyo Galmudug oo toddobaadyadii u dambeeyey ka socday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa ay sii kordhayaan dhibaatooyinka iyo tacaddiyada ula-kaca ah ee loo geysanayo dadka Shacabka ah ee aan waxba galabsan, balse wax u eeg isir-gumaad lagula kacayo, sida uu Saxaafadda deegaankaas u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hyderabad 26.October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa xaaladiisa caafimaad waxay tahay mid wanaagsan, wuxuuna haatan nasasho ujoogaa magaalada Hyderabad ee dalka Hinida, kadib markii lagu sameeyo qaliinxaga Kelyaha iyo daawayn guud. Warbaahinta qeyb kamid ah ayaa si indho la’aan ah uqoray war ku saabsan inuu geeriyooday wasiirka amniga Puntland, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 26.October 2016 (SDN/QJ):- Koox ay Budhcad-badeed Soomaali ahi Xeebaha Soomaaliya ku haysatay ku dhawaad shan sannadood, ayaa gaadhay Caasimadda Kenya ee Nairobi, waxaanay markii ugu horreysay ka hadleen xaaladdii ay ku noolaayeen muddadii ay gacanta ugu jireen Budhcad-badeedda, iyagoo sheegay inay wakhtiyada qaar quudan jireen Xawayaanka Jiirka oo ay Cunto ahaan u cuni jireen. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.October 2016 (SDN/QJ):-Waxa indhawaallaba dal iyo dibadba si ballaadhan loogu falanqeynayey fagaarayaasha siyaasadda xubno kooban oo ku soo biiray Xisbiga Waddani oo uu hoggaaminayey Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo horena gadh-wadeen uga ahaa kooxdii Wasiirrada ahaa ee isku saacadda iskood uga wada dareeray Xukuumaddii ay haaneedka u hayeen. Tallaabada labaad ee xubnahani ay u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 26.October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyeyaasha Gobolada Sool iyo Xaysimo ayaa soo Sagootiyay Xulalka Ciyaaraha uga qayb galaya Rubuc dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Dalka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baledweyne 25.October 2016 (SDN/QJ):-Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaadhi laga buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray saldhig ciidamada Jabuuti ku leeyihiin magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan. Wariye Aadan Qeys oo jooga magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid xoogan oo laga maqlayay xaafadaha magaalada. Saldhiga ciidamada Jabuuti ay ku yaala xaafada Howl-wadaag […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ahna musharax Madaxweyne ee xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro, ayaa ka jawabay eedo raqiis ah oo uu wasiir cadaani u jeediyey u jeediyey,waxa uu sheegay guddoomiye cirro in uu aabihii Askari ahaa.isla markaana uu ku korray guri askari,”Aniga aabahay-na Askari ayuu ahaa,guri askareed -baan ku soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25.October 2016 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Muddane Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu ka jawaabey Eedeymo uga yimid wasiirka warfaafinta Somaliland Muddane Cismaan Saxardiid Cadaani . Hogaamiye Xirsi ayaa waxaa uu sheegay in aanu isagu sheegan wadada Ceerigaabo balse uu yahay shaqsigii uu madaxweynuhu u igmadey ee isagu fuliyey hadii uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25.October 2016 (SDN/QJ):-Siyaasi Axmed Xaashi Cabdi oo ka Mid ah Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay Hadal Gudoomiye C.raxmaan Cirro ku Sheegay in Kulmiye Maanta aanay uga baqayn inuu ku Shubto doorashada hadalkaas oo Gudoomiye Cirro ka Jeediyay Madal uu Xisbigiisu ku qaabilayay Taageerayaal ka soo Jeeda Gobolka Hawd.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf oo warbaahinta kula hadlay magaaada Hargeysa waxaa uu sheegay in Guddoomiyaha xisbiga Ucid uu diiday xubin ka mid ah Shantii qof ee Matalayay Garabka Jamaal Cali Xuseen. Mujaahid Cali gurey, waxaa uu sheegay in Faysal Cali Waraabe uu ka horyimid Sharcigii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »