Home » 7:55 am
Entries posted on “October, 2016”
Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed isla markaana Cadhada kaga Maqan Xisbiga Waddani oo uu ka tirsanayo Caddaalad daro ka Dhalatay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbigaasi ku dooranayay Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne Iyo Ku Xigeen ayaa ka hor intii aan la gaadhin Ansixinta Murashixiinta Wuxuu u Codeeyay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Isla markaana ka Tirsan Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in Sababtii uu Xisbiga Kulmiye uga baxay ay la xidhiidhay kadib markii la marin habaabiyey Barnaamijka Xisbigaas Kaas oo ay ka danbeeyeen Sida uu Sheegay Xubnaha Isbahaysiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.October 2016 (SDN/QJ):- Ilaahay ha u Naxariistee Marxuun Hal abuur Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ayaa Maansooyinkii u danbeeyay ee ayaamihii Noloshiisa Waxaa ka Mid ah Maansada Gurmad Waxay Sawir dhab ah ka bixinaysaa Ifafaalaha Maanta Somaliland ka Taagan Gaar ahaan Sida ay Fiintu u dhex miranayso Saaxiibo Halgan dheer soo wada galay oo Isku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenkii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo haatan ku Sugan Dalka Faransiiska Isla markaana ka Mid ah Garabkii Isbahaysiga Dimuquraadi doonka Kulmiye ee dhawaan ku biiray Xisbiga Waddani ayaa Isbarbar bardhig ku Sameeyay Awoodaha Siyaasadeed ee Murashax C.raxmaan Cirro Iyo Murashax Muuse Biixi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- 2 bishii may sanadkii 2012 waxaa la dilay hogaamiyihii shabakada alqaacida Usaama bin ladan waxana dilkiisa sheegtay cutub ka tirsan ciidmaada bada ee dalka Maraykanka oo qaaday hawlgal qarsoodi ah sheegashadaasina waa ta ay xukuumada washington doonayso in laga rumaysto.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 26.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee Heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle Dhegey, ayaa Somaliland ugu baaqay iney soo gudbiyaan Liiska Xubnaha uga mid noqonayo Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Hadalkan ayuu Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ka sheegay Shir Jiraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho, waxaanu hoosta ka xariiqay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Somaliland ayaa guclo iyo orod ugu jirta sidii ay taageero ugu heli lahayd in guddoomiye-xigeenka 1aad ee golaha wakiilada Md. Baashe Maxamed Faarax, noqdo guddoomiyaha golaha wakiilada, marka uu guddoomiye Cirro xilkaas iska casilo. Shirar labadii habeen ee u dambeeyay ka socday madaxtooyada, ayaa waxa warar uu Geeska Afrika […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo caalamka ay ka buuxaan meelo sir ah oo aan cidina ogayn wax aka socda gudahooda bulshada caamka ahna ka xidhan oo aanay geli Karin ayaa Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa dhismayaasha aanay suurogalka kuu ahayn inaad gasho.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Waa Wasaarad Shaqo adag u haysa Qaranka,Waa Wasaaradda Jaangoysa Hannaanka War iyo Wacyigelin ee Qaranku u Baahan Yahay,Waa Wasaarad ay ka Shaqeeyaan Ku dhawaad 700 oo Hawl Wadeen,Waa Wasaarad noqotay inay ka dhex abuurmaan Dabaqado Nololeed oo kala fog,Kanina Waa Wasiirkii Lixaad ee Soo Maray Xayndaabka Wasaaradda Warfaafinta Mudadii uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 26.October 2016 (SDN/QJ):-Xafiiska iskuduwida arrimaha bini-aadanimo ee QM, ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan OCHA ayaa warbixinta uu ka sameeyey xaaladda dagaalka ee magaalada Gaalkacyo waxaa ay ku sheegeen in ay xaaladda dadka magaaladaasi kabara kacay ayliidato. Hay’adda UNOCHA ayaa bayaan ka soo saartay maalinimadii shalay waxa ay ku sheegtay in dagaalka ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »