Home » 2:27 pm
Entries posted on “September, 2016”
Hargeysa, 28 September, 2016 – (SDN/QJ) –Warbixin la soo saaray toddobaadkan ayaa lagu cadeeyay in 92% dadka ku nool dunida ay qaataan hawo wasakhaysan oo aan nadiif ahayn. Hay’ada caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in loo baahan yahay dhaqdhaqaaq hor leh oo lagaga hortago dhibaatadan, islamarkaana si degdeg ah looga hawl galo, warbixintan oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 28 September, 2016 – (SDN/QJ) – Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa markii u horeysay ka hadlay Cidda uu u maleynayo inay kula jirto Dagaal Siyaasadeed. Jaamal waxa kale oo uu ka hadlay waxa uga meel yaalla Haddii Xisbiga UCID Musharrax Madaxweyne oo aan isaga ahayn Caleemo saaro, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boocame, 28 September, 2016-(SDN/QJ) – Koox uu hoggaaminayo Qab-qable ka goostay Kooxda Khaatumo oo dhawaan Magaalada Laascaanood ka qaatay Mid ka mid ah Qalabkii Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha iyo Askarigii goobtaasi ilaalinayey, ayaa Shalay soo bandhigay iyagoo gubaya Qalabkii Diwaangelinta iyo Waraaqihii la socday. Kooxdan oo uu wata Faysal Falalug oo kooxda Khaatumo ugu Magacownaa Wasiiru-dawlihii Amniga, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington , 28 September, 2016 – (SDN/QJ) – Musharraxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Jamhuuriga ee Waddanka Maraykanka Donald Trump oo magaalada New York kulan kula qaatay Raysal-wasaaraha Yuhuudda Israa’iil Benjamin Netanyahu magaalada, ayaa sheegay haddii uu ku guulaysto doorashada Madaxtinnimo ee Maraykanka inuu magaalada Qudus ee Dhulka la haysto ee Falastiiniyiinta u aqoonsan doono Caasimadda Israa’iil. Musharrax […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 28 September, 2016 – (SDN/QJ) –Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa Golaha Ammaanka uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasada Soomaaliya iyo dib u dhacii ku yimid doorashooyinkii la filayay in bisha soo socota dhacaan. Danjire Micheal Keating ayaa ugu horeyn ka hadlay sababaha dib u dhigay doorashooyinkii la filayay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 28 September, 2016 – (SDN/QJ) –Wargeyska Turkiga ah ee loo yaqaan Sosjo ee ka soo baxa dalkaasi ayaa waxa uu soo bandhigay xogo ku saabsan ciddii soo sheegtay goobtii uu ku sugnaa Madaxweyne Rajab Dayib Ordogan ka hor intii aanu dhicin af-gembigii dhicisoobay ee ka dhacay dalkaasi Turkiga. Xogtan oo ahayd mid aad uga yaabisay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 28 September, 2016 – (SDN/QJ) –Dad badan ayaa ku dadaala sidii ay had iyo jeer ilkahoodu u cadaan lahaayeen, oo ay uga biin lahaayeen midabka hurruuda ah ee hadheeya cadaanka ilkaha, waxaanay dadkaasi had iyo jeer la xidhiidhaan dhakhtarka ilkaha, kaasoo ay ka qaataan dawooyin u soo celiya ilkahooda cadaankii hore ee ay lahaayeen. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 27 September, 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Go’aan kagaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Goboladda Hiiraan iyo Sh,Dhexe ay tahay mid u talla Dowladda Federaalka , Guddiga Doorashadda dad-banna looga bahan yahay uun in ay wada tashi la yeeshaan Isimada ugu jira 2da […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
The chairman of opposition National Party (Wadani) Hon. Abdirahman Mohammed Abdillahi (Irro) took part in a conference to mark the end of Somaliland national voters’ registration exercise. The Speach!. Today is a remarkable day and it shall forever be engraved in the history of our country Somaliland, because in many occasions afore time we tried […]
Posted in news in English | Read More »
Hargaysa 27.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xubnaha ka tirsan Golaha wasiirada Somalilandee ku hawlan qaboojinta iyo xallinta mashawadii ka dhacday Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka sanaag ayaa kormeer ku maray dhamaan tuulooyinka iyo ceelasha hoos yimaadda degmadaasi iyadoo ciidamada Qarankuna ay gaafwareegayaan dooxyada iyo laagaha deegaanadaasi, kuwaas oo ku hawlan hirgelinta go’aamadii Xukuumada Somaliland ka soo saartay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »