Home » 5:55 am Entries posted on “August, 2016”

Haweenka oo ka walaacsan Doorashada Soomaaliya 2016 Iyo Wasiirka Haweenka ee Federaalka oo Iftiimisay Sababta Walaacan Keentay DHAGAYSO

Muqdisho 30.August 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaarada haweenka dawlada federalka Soomaaliya marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa kula la qaadatay raysal wasaaraha Soomaaliya iyadoo kala hadashay doorka siyaasada ee haweenka Soomaaliyeed.   Sahro ayaa sheegtay maalmo qura inay ka hareen doorashadii Soomaaliya islamarkaana aysan muuqaan dhaq-dhaqaaq olole haweenka ah kaas oo haweenku uu door ugu yeelanayo siyaasada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weligaa Ma is Weydiisay Sababta uu Gadhku Kuugu soo Bixi Waayay Adigoo Qaan Gaadh ah? DAAWO

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):- Gadhka buuxa ayaa laga aaminsan yahay inuu qurux iyo sharaf u soo jiido ragga iyadoo ay jirto su’aal ay is weydiinayaan in badan oo ka mid ah dhalinyarada gashay Da’da qaangaadhka,kuwaaso oo aanu gadhkoodu si buuxda ugu soo bixin.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay rag la tuhunsanyahay in ay katirsan yihiin Al-shabaab

Muqdisho 30.August 2016 (SDN/QJ):-Afhayeenka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri oo lahadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa sheegay in howlgal ciidamada amaanka ay ka sameeyeen degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir lagu qab qabtay labo nin oo la tuhunsanyahay in ay katirsan yihiin maleeshiyaadka Al-shabaab.   Afhayeenka ayaa sheegay in labada nin laga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Cabdilaahi Yuusuf Iyo Xusuus Qorkiisa Isku Dhicii Isaga Iyo Itoobiya & Ka Faa’iidaysigii Ururkii SNM

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):-Buuga Halgan iyo Hagar daamo oo uu Qoray Madaxweynihii Geeriyooday ee Somalia iyo Hogaamiyihii Jabhadii SSDF C.laahi Yuusuf Axmed ayaa ka Sheekeeyay Khilaafyo Culus oo Ururkiisii Iyo SNM soo Kala Dhex maray iyo Sidii ay isugu dhaceen Isaga iyo Taliskii Itoobiya. Midda koowaad waxay ku saabsanayd wada haddalada ay kula jirto Siyaad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muj. Xasan guure oo Qeexay Hummaag Ladh Ku soo Kiciyey Shacbiga JSL oo ku Ladhnaa Aaskii Gen. Cali Samatar Muqdisho Loogu Sameeyey iyo Xujo Lagu Shaqlay Meydkiisa

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Somalialnd Mujaahid Xasan Guure Jaamac,  ayaa Madaxweynaha Dawladda Somaliland ugu baaqay in uu  qaban-qaabiyo shirweyne qaran oo meel isugu keenna dhammaan beellaha walaallaha ah ee wada degan dalkan Somaliland, kaasi oo ajandihiisu yahay sidii looga wada tashan lahaa isla markaana loo qiimayn lahaa marxalladaha dhaqan-dhaqaalle iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ururka Qareenada Somaliland ( Solla), oo Canbaareeyay Xadhiga Siciid Maxamuud Gahery, Uguna Baaqay Dawlada inay Xoriyadiisii u soo Celiso

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):- Waxa 20/ August/2016 magaalada Hargeysa  booliksu ku xidheen Abwaan Siciid Maxamuud Gehayr oo ah nin dhalinyaro ah, oo abwaan iyo qoraa  ah. Waaxaanu xadhigiisu daba socday, kadib markii barta bulshadu ku xidhiidho ee Facebook-ga loo yaqaano, si is daba joog ah loogu baahiyay qoraalo ku soo baxay magaciisa, oo ka hadlaaya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xarunta Xuquuqal Oo Walaac ka Muujisay Xadhiga Qoraa Ku Xidhan Hargeysa

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):-Waxa 20kii August 2016 lagu xidhay magaalada Hargeysa Siciid Maxamuud Gahayr oo ah nin qoraa ah. Siciid xadhigiisa waxa lala xidhiidhiyay qoraalo uu qoray oo ay ka mid yihiin kuwo baraha bulshadalagu qoray.   Waxa af-hayeen u hadlay Booliisku sheegay in loo haysto Siciid “falal nabad gelyo darro ah oo wax u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AKHRI oo NAF Isgeli. Talooyin Ku Wajahan Qaabka aad Dad Tiro badan uga Hor Khudbadayn Karto DAAWO

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):-Sidee ayaad Iskaga Yareyn kartaa Khajilaadda iyo Naxdinta Marka Ad Dad Ka Hor Hadleyso Haddii ad aragto 5 caruur ah oo gaadhi dabada heysta ood u yeedho, ood u khudbadeyso adoo odhanaya, mar danbe ha u noqonina, waxan ad sameyneysaan waa ceeb. Fariido noqda oo wax barta. Markad caruurtaa la hadleyso, ma […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shirka Guddiga Fulinta ee xisbiga KULMIYE iyo qodobada lagaga wadahadlay DAAWO

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):- Guddida Fulinta ee Xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa yeeshay shirkiisa caadiga ahaa oo labadii toddobaadba hal mar qabsooma, waxaana lagu gorfeeyey qodobo dhawr ah oo xaaladda dalka iyo arrimaha xisbiga ku saabsan. Shirkan oo ka qabsoomay xarunta guud ee xisbiga maanta, isla markaana uu shirguddoominayey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Imika Laba Xisbi Xaakim Baa Jira, Aniguun Baa Mucaarid Ah, Markaa Xisbi Xaakimyadda Iyo Mucaaradka Lama Tartansiinyo” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa hadal dheer oo uu ka jeediyay madal lagu daah furayay buug la qoray taariikhdii marxuum Maxamed X Ibraahin Cigaal, kaga hadlay arrimo kala duwan oo ka qaybgalayaashii munaasibadaasi ay qosol iyo sacab kaga jawaabayeen. Faysal Cali Waraabe oo ugu horayn ka hadlaya xisbiyadda siyaasadda wuxuu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »