Home » 1:17 pm Entries posted on “July, 2016”

AL-SHABAAB: Xildhibaan hore Saalax Badaado ayaa ka mid ahaa Raggii fuliyay Qaraxyadii shalay

Muqdisho,27,7,2016 (QJ/SDN) – Idaacadda ku hadasha Afka Al-shabaab ee Andalus ayaa baahisay in Qaraxyadii shalay ka dhacay Agagaarka Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho uu raggii fuliyay ka mid ahaa xilhdibaan hore Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado). Xildhibaankan hore ayaa wuxuu Al-shabaab ku biiray bishii Feberaayo 2010-kii, markaasoo uu ka tagay dhinaca Dowladda Somalia, wuxuuna sheegi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Jabuuti oo ka Hadlay Xaaladaha ka Taagan Waddamada Caalamka Muslimiinta

Hargeysa,27,7,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka 27-aad ee dalalka Carabta oo ka socda dalka Mouritania, ayaa ka hadlay duruufta Ummadaha Carabta ah xilligan haysta iyo sidii looga gudbi lahaa Caqabadaha hortaagan. Mudane Geelle ayaa si gaar ah u tilmaamay la dagaalanka faqriga, is-balaaruinta argagixisada iyo sidii dhallinyarada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

QM oo codsatay qarash dheeraad ah oo lagu celiyo qaxootiga Dhadhaab

Nariobi ,27,7,2016 (QJ/SDN) – QM gaar ahaan heyada qaxootiga u qaabilsan ee UNHCR ayaa codsatay lacago dheeraad ah oo lagu kaabo qarashka lagu celinaayo qaxootiga Dhadhaab. Hayada qaxootiga waa UNHCR ayaa maanta ka codsatay deeqbixiyeyaasha caalamka $115.4m oo dheeraad ah oo lagu kaabayo lacagaha loogu tala galay celinta qaxootiga Dhadhaab.  War murtiyeed maanta ka soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaar ka tirsan qaxootiga Dhadaab oo celintooda hakad la galiyay

Dhadhaab,27,7,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka tirsan qaxootiga Dhadhaab oo Soomaaliya dib loogu celin lahaa maanta ayaa ilaa amar dambe celintooda hakad la galiyay. Arintaa ayaa timid kadib markii shalay labo qarax ay ka dheceen meel ku dhow garoonka Muqdisho ee Aden Abdule Osman International Airport. Qaraxyadaa ayaa waxaa ku dhintay dad ku dhow 15 qof […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xil. Dheeg Oo Ku Baaqay In Somaliland Ay Xoogga Saarto Sidii Ay Wadamada Jaarka Ugu Qancin Lahayd Aqoonsiga

Hargeysa,27,7,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg), oo ka mid ah Xidhibaanada Golaha Guurtida, kana tirsan Guddida Arrimaha Dibadda, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan qaabka ay Somaliland aqoonsi caalamiya ku heli karto, waxaanu soo jeediyey in xooga la saaro wadamada jaarka gaar ahaan Itoobiya iyo Kenya, oo uu sheegay in dantoodu ku jirto […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Eng. Faysal C. Waraabe Oo Sheegay In Md. Cigaal Uu Nabad Ka Dhex Dhaliyey Kenya Iyo NDF, Soona Dhaweeyey Xidhiidhka Cusub

Hargeysa,27,7,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka waramay xidhiidhka Somaliland iyo Kenya, waxaanu sheegay in xidhiidh qoto dheer oo soo jireen ahi uu labada dal ka dhexeeyey, waxa uu xusay in ALLE ha u naxariistii Madaxweynihii hore ee Somaliland ee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal uu sabab u ahaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Prof. Samater Oo Sheegay in Hoggaanka Kulmiye Ay Ku Heshiiyeen Wada Yeelashada Xisbiga Iyo In Haddii Uu Guulaysto La Dhiso Xukuumad Ay Wadaagaan

Hargeysa,27,7,2016 (QJ/SDN) – Proff Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay sababaha keenay inuu xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ku biiro, isla markaana uu ka doorto labada xisbi ee mucaaridka ah oo uu wada iyagana wada hadal kula jiray. Proff Samatar oo la hadlay xafiiska warbaahinta ee xisbiga Kulmiye ayaa sidoo kale ka waramay qodobada ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood Kala Soco Qurbejoog DHAGAYSO

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo Xukuumada ku eedeeyay Qaabkii ay u Martay Xukunkii lagu riday Xubno ku eedaysan Dilka Taliyihii Booliska Saaxil DAAWO

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah xildhibaanada sida weyn u taageera xukuumadda wakhtigan talada dalka haysa ayaa eedo u soo jeediyey xukunkii dilka ahaa ee maxkamadda ciidamadu ku riday sideedda qofee loo haystay dilka Taliyihii hore ee Gobolka Saaxil Mr. Casayr.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Boqor Buur Madow Oo Xukuumada Ku Hambalyeeyey XukunKii Dilka Ahaa Ee Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ku riday Rag ku eedaysan Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil & Baaq uu u diray Bulshada Saaxil DAAWO

Ceerigaabo 27.July 2016 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur-Madow ayaa Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ku Bogaadiyey Xukunkii Dilka ahaa ee Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Somaliland ku riday Xubno lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska Gobolka Saaxil. Boqorka ayaa waxaaa uu bogaadiyey xukunkaasi isla markaana waxaaa uu sheegay in ay maxkamadu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »