Home » 5:33 am
Entries posted on “July, 2016”
Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Geeridu waa qadarta iyo xukunka ilaahay aadamuhuna waxa uu geeriyoodaa marka ay ajashiisu dhamaato, ajashaa oo xiligeeda ilaahay uun garanaayo, laakiin dhacdooyinka ku gedaaman mar kasta oo uu gool dhaliyo Ciyaaryahanka gobolka Wales ee dalka Britain iyo Kooxda Arsenal Aron Ramsy waxay noqdeen kuwo mucjiso ah oo la yaab badan ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Abwaan Hurre Walanwal oo ka mid ah abwaanada ugu caansan getiga Soomaalida gaar ahaan Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay dhibaatada wakhtigan ka taagan dhinaca guurka iyo burburka ku yimaad markaaba qoysaska is guursada isaga oo dhibaatadaasi si gaar ah ugu canaantay culimada dalka. Abwaan Hurre oo warbaahinta la hadlay waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.July 2016 (SDN/QJ):- Aqoon yahan Maxamed Cali Bille Wuxuu Mudo Dhawr Iyo Labaatan Sannadood ah u Shaqaynayay Hay’adaha Caruurta ee Qaramada Midoobay,Wakhtigana Waxa uu La Taliye Sare ka Yahay Hay’ad Hoos tagta Wasaarada Arrimaha Dibada ee Maraykanka oo Hawlgalo Tacliin dhis ah ka wada Gobolo ku Yaala Dalka Nayjeeriya. Sidoo Kale Maxamed Cali Bile […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe , 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa Shalay Galab qasriga Madaxtooyada Garoowe waxa uu qado sharaf soo dhoweyn ah ugu sameeyey bahda qoraaga Soomaaliyeed oo ay weheliyeen qoraayo shisheeye ah oo ay ka mid yihiin Dr Georgi Kapchits iyo Prof Lidwein. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Inkastoo ay ciyaartoyda kala duwan ee adduunku xidhaan kabo adadag iyo Sharoobaado qaro leh si ay cagahooda uga ilaaliyaan jugta iyo laadadka ku dhaca ayaa hadana dhanka kale agabkaa ay lebistaan waxa aanu ka difaacin waxyeelada cagahooda soo gaadha, gaar ahaan faraha lugaha iyo cidiyahooda sida aynu ku wada dawanayno sawiradan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Gabadha magaceedu yahay Alexandra Anderson, ayaa noqotay Gabadha ugu da’da yar ee ugu maalqabeensan Haweenka Adduunka, kadib markii la sheegay in hantideedu ay gaadhay 1.2 Milyaar oo dollar iyada oo aan dhaafin 20 jir . Waana markii ugu horaysay ee Alexandara ay ka mid noqoto maal-qabaneeda Adduunka, waxayna kaydisay sida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berlin 28.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaan ka mid aha 6 wariye oo dowladda Jarmalku ku martiqaadday in ay soo arkaan xaaladda qaxootiga Jarmalka galay ay ku suganyihiin. Waxaan taganay magaalda Berlin ee caasimadda Jarmalka ee hadda, horeyna u ahaan jirtey magaalo darbi uu kala qaybiyo , waxaana loo kala gooyey magaalada Berlin waqooyi iyo bari. Qaybta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 28.July 2016 (SDN/QJ):- Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xalay uu dab xoogan ka gacan guriga wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Max’ed Xusseen oo ku yeella meel aan ka fogeyn xarunta madaxtooyada. Ilaa iyo hadda lama garanayo sababay dabka, inkastoo warar qaar ay sheegayaan inuu ka dhashay wax loo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Maryland, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Nin ay wada dhasheen madaxwaynaha dalka Maraykanka Barack Obama oo lagu magacaabo Malik Obama ayaa sheegay in doorashada soo socota uusan u codayn doonin xisbiga dimuquraadiga. Malik oo ka diiwaan gashan gobolka Maryland ee dalka maraykanka balse haatan jooga dalka Kenya ayaa sheegay inuu baddalay fikraddii ahayd inuu u codeeyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,27,7,2016 (QJ/SDN) – Saddexda xisbi qaran ee Somaliland Ee Kulmiye , Waddani Iyo UCID oo mudooyinkii ugu danbeeyey lahaa Kulamo ay kaga tashanayaan sidii ay xal ugu heli lahayeen Saami qeybsiga Kursaata golaha wakiilada ayaa waxaa ay maanta go,aamo ka gaadheen Arintaasi, iyagoo dhanka madaxweyne Siilaanyo iskaga riixay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »