Home » 11:46 am
Entries posted on “July, 2016”
Hargeysa,28,7,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Arinta saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland iyo baarlamaanka ee soo socda. Md. Baashe Maxamed Faarax oo la hadlay Bulshotv ayaa waxa uu sheegay in haddii xal laga gaadhi waayo saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada aanay diyaar u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington,7,28,2016 (QJ/SDN) – Madaweynaha dalka Maraykanka Barak Obama iyo maamulka xisbigiisa Dimuqraaddiga oo dorraad soo gunaanaday tartan adag oo muddo dhawr bilood ah murashaxiinta xisbiga gudihiisu ugu soo baxayeen murashaxa rasmiga ah ee xisbiga Dimuqraaddiga uga qaybgalaya doorashada madaxweynaha ee foodda innagu soo haysa ayaa dalka Ruushka ku eedaynaya in uu farogelin ku hayo arrimaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Warbaahinta taageerta Shabaab ayaa sheegtay in mid kamid ah qaraxyadii doraad ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Muqdisho uu fuliyay mid kamid ah xildhibaanadii hore ee dawladda Soomaaliya oo lagu magacaabo Saalax Nuux Ismaaciil (badbaado) oo Da’diisu ka weynayd 50 Sanno Jir,Isla markaana dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland. Saalax Badbaado ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Hoogaamiyeyaha Kooxda La baxday Khaatumo ee Fadhigeedu yahay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland Prof, Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay Dawladda Federaalka Soomaaliya aanay doonayn inay taageerto waxa uu ugu yeedhay dhismaha Khaatumo State, isla-markaana aanay wax abaal-gud ah kaga helin Aragtidiisa la xidhiidha Midnimo-Soomaaliyeed oo mar kale la helo. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa , 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Kulan maalmo kooban socday oo ay xaadir ku ahaayeen hoggaanka saddexda xisbi-qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, isla markaana ay shirguddoominayeen Akadamiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland(APD) iyo dallada ururrada Bulshada Rayidka ah ee(SONSAF), ayaa talooyin badan oo lagu falanqeeyey sidii heshiis midaysan looga gaadhi lahaa muranka ka taagan saami-qaybsiga Golaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Wariye Cabdisalaan Ibraahin Hereri ayaa Carwada Buugaagta ee Magaalada Hargaysa dhawrkii Cisho ee u danbeeyay ka socotay Wuxuu ku soo Bandhigay Buug uu Turjumey oo la yidhaahdo( Feedh Qaloocan) Halkan ka Daawo Qisada Buugaasi ka Hadlayo https://youtu.be/XE3abtjDA9c
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mudane Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ oo ka mid ah Garabkii Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa Isagoo ka duulaya Go’aankii Garnaqa ee Khilaafka Xisbiga Ucid ay ka soo Saareen Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ee Waajibinayay in Mudo 45 Cisho Gudahood […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee cusub ee dhawaan gudoomiye Faysal Cali Waraabe ugu Magacaabay inuu Si Ku Meel gaadh ah u hayo Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbigaas Maxamed Cali Muuse (Jiir) ayaa ka hadlay halka uu salka ku hayo khilaafka ka dhex taagan xisbiga UCID. Dhinaca Kale Cali Guray […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xarakada Gullen? Ammintii inqilaabku ka onkaday dalka Turkiga, 15 July, Madaxweyne Erdogan waxa uu firxad kaga baxsaday xeebta Marmaris, halkaasoo uu nasasho ku joogay. Madaxweynahu, isla markii uu ka soo degay Garoonka Caalamiga ee Ataturk, Istanbul, iyadoo weli uu cakiran yahay jawigu, waxaa uu eedda kor ka saarey wadaadka Fethullah Gulen oo ku sugan dalka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qatar , 28 July, 2016-(SDN/QJ):– ku simaha Safiirka Dalka Turkiga u fadhiya Dalka Masar Cali Rida Jonaay, ayaa Dadweynaha Dalka Masar u sharraxay Ujeeddada Afar Farood oo Gacmihiisa ka mid ah oo uu Madaxweynaha Turkigu adeegsado marka uu wax Tilmaamayo, ka dib markii Dadweynaha Masar qaarkood sheegeen in Afarta Farood ee Madaxweynaha Turkigu uu taago […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »