Home » 2:07 pm
Entries posted on “July, 2016”
Hargeysa,21,7,2016 (QJ/SDN) – Maanta waa maalintii 8aad ee uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku maqanyahay safar gaar ah oo uu ugu baxay dalka Turkiga. Wuxuu baxay khamiistii toddobaadkii hore. Madaxtooyada ayaa safarka Madaxweynaha ku sheegtay inuu yahay mid gaar ah. Markii uu dalka Turkiga habeen joogay waxa ka dhacay inqilaab fashilmay, waxaanay bulshada Somaliland wax […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ankara (QJ/SDN) – Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dimuqraadiyadda dalkiisa aysan wajahaynin wax halis ah ,isla markaana ay jiri doonaan howl-galo dheeri ah oo ka dhan ah dadkii ka danbeeyay afgambigii fashilmay ee la doonayay in xukunka looga tuuro dowladdiisa . “Waxaan si ahaan doon-na dowladd dimuqraadiyad ah ,waxna lagama badali doono […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21.July 2016 (SDN/QJ):- Guddiga Diiwaangelinta axsaabta siyaasadda iyo ururada Qaranka ayaa maanta go’aan ka gaadhay khilaafkii Ururka Ucid. Go’aanka gudiga oo nuxurkiisu yahay in heshiiskii labada dhinac galeen uu ahaa mid aan dhammaystirnayn oo aan golaha dhexe ansixin, xisbigaasina si wadajir ah u qabsado shirweynihiisii, isla markaana xubnaha golaha dhexe yihiin kuwii lagu ansixiyey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,21,7,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley go,aamada ay maanta gudida diiwaangalinta ururada Siyaasiga ah ay ka soo saartey khilaafkii xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in go,aamadaas ay qaadan doonaan waxii ay is waafaqaan xeerka xisbiga UCID u yaala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,21,7,2016 (QJ/SDN) – Dacwadii u dhaxaysay labadii garab ee isku hayay xisbiga UCID ayaa maanta laga soo saaray go’aammo kuwaasi oo labada dhinacba lagu amray in ay qabtaan shirwaynihii Xisbigaasi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh,21,7,2016 (QJ/SDN) – Qaybaha kala duwan ee ciidamada Boqortooyada Saudi Arabia gaar ahaan kuwa ka hor taga Qaraxyada deg dega ah iyo Dilalka qorsheeysan ayaa waxa ay soo bandhigeen awood cajiib ah oo ka yaabsatay Dunida oo idil . Dalka Sucuudiga oo awoodiisa ciidan ay sii xoogeysatay ayaa waxaa lagu tiriyaa mid ka mid ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,21,7,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Xussen ( Faysal Cali Waraabe ) ayaa waxaa uu ka hadley shir la sheegay in beesha garxajis ay dhawaan qabsan doonto. Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in shirkaasi aanu aheyn mid Somaliland dan u soo wada isla markaan keeni kara nabad galyo daro […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,21,7,2016 (QJ/SDN) – Afhayeenka dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Maxamuud Xiiray oo maanta ka hadlaayey caleemo saar loo sameeyey suldaanka guud ee beesha Guuyoobe ( Ciidagale) ayaa waxa uu si faah faahsan uga hadley shir ay qaban qaabineyso beesha Garxajis. Suldaanka ayaa waxaa uu sheegay in shirkaasi meeqaamkiisi laga duway isla markaana si kale loo turjuntey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kigali (QJ/SDN) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Dalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa waxa uu noqonayaa qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah kaasi oo qaata baasaboorka qaaradda Afrika ay ku midowday ee African Passport. Kaasi oo dhawaan bixintiisa laga bilaabay dalka ruwaanda caasimaddiisa Kigali. Wasiir Hadliye oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Awr Boogays 20.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Degmada Awr Boogays Galabta lagu soo Gabo Gabeeyay Shirkii Gogosha Nabada ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u fidiyey Beelaha Gobolada Bari ee Somaliland oo loogu Magac daray Shirka Samo talis Kaas oo ay ka qayb galeen Wefti Sare oo ka Tirsan Xukuumada Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »