Home » 4:41 am
Entries posted on “July, 2016”
Hargaysa 22.July 2016 (SDN/QJ):- Dood cilmiyeed ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka Saaxil oo shalay lagu qabtay Hotelka Summer Time ee magaallada Hargeysa ayaa Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire lagu weydiiyey Su’aallo aad u tiro badan oo la xidhiidha heshiiska maalgashi ee dekedda Berbera lagu samaynayo, kaasi oo qoddobadiisa qaar kamid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Awr Boogays 22.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Degmada Awr Boogays lagu soo Gabo Gabeeyay Shirkii Gogosha Nabada ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u fidiyey Beelaha Gobolada Bari ee Somaliland oo loogu Magac daray Shirka Samo talis Kaas oo ay ka qayb galeen Wefti Sare oo ka Tirsan Xukuumada Somaliland. Xukuumada JSL iyo beelaha Maxamuud Bari, Hinjiinle, Kaskiiqabe […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 22.July 2016 (SDN/QJ):- Dadweynaha Xaafadani waxay ku dul nool yihiin khasnado dahab ah oo dhulka ka hooseeya ku jira, iyadoo caasimada London ee Dalka Britain ay qarinayso qasnadaha dahabka kaydka ee dawlada Britain haysato khasnadahaas oo yaalla masaafo dhan 300 kun oo fuudh oo squere ah oo ka tirsan xaafadda dhaqaalaha ee Qalbiga Magaalada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ankara 22.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyib Erdogen ayaa waraysi uu siiyay CNN kaga sheekeeyay halkii uu ku sugnaa markii uu maqlay inqilaabka, cidduu la joogay, go’aanadduu qaatay iyo arrimo kale oo la xidhiidha sidii wax u dhaceen. Mar la waydiiyay halkuu ku sugnaa markii uu maqlay waxa socda wuxuu yidhi;“Waxaan la joogay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda xanaanada Xoolaha Md Cabdilaahi maxamed Daahir (Cukuse) oo ay wehelinayaan mas’uuliyiinta kale ee wasaaradaasi ayaa gobolada iyo degmooyinka dalka u kala diray talaalkii xoolaha gaar ahaan cudurka Sambabka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.July 2016 (SDN/QJ):- Bii’adda ama deegaanka waa waxyaabaha ugu badan ee saamaynta ku leh nolosha iyadoo ay kollayba tahay inaad ka helayso oo naftaadu ogolaanayso marka ay aragto muuqaalka deeganka quruxda badan , hadana dhanka kale inkastoo ay jiraan meelo badan oo aragtidooda iyo joogitaankoodaba la jeclaanayo ayaa hadana waxaa halkaa ah meelo badan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Istanbul 22.July 2016 (SDN/QJ):- Waxay Warbaahinta Adduunku aad u falanqaynayaan Inqilaabkii Dhicisoobay ee Ciidamada Turkigu rabeen inay Talada dalkaasi kaga Tuuraan Jimcahan Jimcihiisii Madaxweynaha Waddanka Turkiga Rajab Dayib Erdogan iyo Xukuumadiisa ku Timid Doorashada Dimuquraadiga ah. Madaxweynaha dalka Turkigu maalintan waxa uu fasax nasasho ah ku joogay xeebta bariga fog ah ee dalka Turkiga ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21.July 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay weheliyaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane, Cali Axmed Cali ayaa galabta oo Khamiis ah dib ugu soo guryo noqday dalka, ka dib markii ay soo dhamaysteen todobaad nasasho ah oo uu ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 21.July 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Qaranka ee Hawlgalka Nabadeed ka wada Deegaanka Koonfurta Gobolka Sool ayaa Shalay Galab Gacanta ku soo dhigay 26 Nin oo ah Maleeshiyo Beeleed ku kala Abtirsada Labadii Ardaa ee ku dagaalamay Deegaanka Dharkayn geeyo Kuwaas oo Maanta loo taxaabay Xabsiga Magaalada Laascaanood.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21.July 2016 (SDN/QJ):-Weriye Muniir Axmed Cigaal oo uu doraad Xidhay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta Mudane Cali Xasan Maxamed “Cali Mareexaan” oo ay isku raas yihiin ayaa ka hadlay Xadhigiisii Isla markaana dhaliil u soo jeediyey Wasiirka Hawlaha Guud.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »