Home » 3:45 pm
Entries posted on “July, 2016”
Hargaysa 24.July 2016 (SDN/QJ):- Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday 8 qof oo ku eedeysnaa dilka taliyihii qaybta booliska gobolka Saaxil,Waxaana Sidaas Warbaahinta u Xaqiijiyey Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka-sida ee derejada kowaad Koroneyl Yuusuf Faarax Sharma’arke . Siddeed nin ee Xukunka lagu riday ayaa la sheegay inay rasaas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley maanta safiirka midowga yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Michele Cervone D’Urso. iyo ku xigeenka Safiirka Ingiriiska ee Ethiopia, Ms Cat Evans oo ay weheliyaan diblomaasiyiin kale. Madaxweynaha ayaa ku soo dhaweeyey dalka iyo qasrigaba masuuliyiintani, waxanu intaas raaciyey inuu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,24,7,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Xasan Cawaale oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa waxa uu habaar la miciinsaday masuuliyiinta Soomaaliya, isagoo geesta kale uu xildhibaanku soo dhaweeyay in qaadka Miirowga ah la keeno Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,24,7,2016 (QJ/SDN) – Kal-fadhigii 31-aad ee Golaha Wakiilada ayaa si rasmiya u furmay kadib fasax laba bilood ah oo ay Golaha Wakiiladu qaateen. Kal-fadhigii 31-aad oo shalay si rasmiya ugu furmay Xarunta Golaha Wakiilada, ayaa waxa shir guddoominaayey Guddoomiye ku xigeenka Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax. Iyadoo maalmo ka hore Xildhibaanada Golaha Wakiilada la ogeysiiyey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,24,7,2016 (QJ/SDN) – Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland,ayaa sheegtay in ciidanka qaranka Somaliland uu sugayo dhammaan soohdimaha Somaliland ay la wadaagto Soomaaliya oo ay Somaliland daris kala yahay maamulgoboleedka Soomaaliya ee Puntland. Wasaaradda Difaaca Somaliland ayaa Puntland uga digtay in ay isku daydo in mar dambe in ay soo faro geliso dhulka Somaliland waxaanay ugu baaqday in ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,24,7,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Turkiga ayaa dawladda Somaliland cadaadis ku saaraysa in dalka laga saaro hay’adda Nile Academy oo ay dawladda Turkigu ku xidhiidhisay inuu leeyahay ninka lagu magacaabo Fethullah Gulen oo lagu eedeeyay inqilaabkii Turkiga ee fashilmay. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa hore u cadeeyay inaanay Somaliland marna dalkeeda ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,24,7,2016 (QJ/SDN) – Maxkamada ay leeyihiin ciidamada qalabka sida oo ku taala jamhuuriyada goonida isu taagtay ee Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 8 qof. Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee derejada kowaad Koloneyl Yuusuf Faarax Sharma’arke ayaa u sheegay warbaahinta in 8da qof lagu helay inay dileen taliyihii booliska Berbera ee gobolka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,23,7,2016 (QJ/SDN) – Taliyaha ciidanka dab-demiska Somaliland Axmed Maxamed Xasan [Sawaaxili] ayaa ka warbixiyay guri la sheegay in uu ku gubtay xaafadda idaacadda ee magaalada Hargeysa – iyadoo halkaasiay ku geeriyoodeen sadex caruur ah . waxaana Taliyuhu uu sheegay in uu gurigaasi gubay saddexda caruurta ah aabahood oo xanuunka dhimirka qabay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,23,7,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) guddoomiyaha guddida arrimaha dibadda ee golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka mid ahaa murashaxiintii Isbahaysiga Xisbiga KULMIYE ayaa maanta si cad u sheegay in uu ka baxay isbahaysigii isla markaana uu taageersanyahay Guddoomiyaha ahna murashaxa xisbigaasi mudane Muuse Biixi Cabdi oo markii hore ay kala mawqif ahaayeen, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,23,7,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo ay maanta ku eg-tahay Muddadii ay Xukuumadda Soomaaliya u Qabatay inay Somalia uga baxaan shaqaalaha NILE Academy inay dalka kaga baxaan, ayaa waxaa ka baxay qaar shaqaallaha hay’addan ka mid ah. Hay’adda Nile Academy oo ah Hay’ad aan Dowli ahayn ayaa Muqdisho ku leh Xarumo caafimaad iyo kuwo Waxbarasho, iyadoo Hay’addaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »