Home » 12:19 pm Entries posted on “July, 2016”

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Wada Hadal U furmay Ganacsatada Qaadka Miiroowga Dalka Kenya

Hargeysa,25,7,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha DIbadda Somaliland Dr.Sacad Cali Shire ayaa shaaca ka qaaday in Somaliland ay yimaadeen ganacsatada qaadka Miiroowga ee dalka Kenya – iska markaana ay usoo bandhigeen ganacsatadu sidii qaadka loo keeni lahaa Somaliland wallow uu sheegay in aanau arrintaasi ka heshiinin.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DHAGEYSO: Fanaanka Axmed Naaji Oo Ka Cabanaya Cunsurinimo Dad Soomaali Ahi Ku Sameeyeen

Hargeysa,25,7,2016 (QJ/SDN) – Fannaanka Soomaaliyeed Al-Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa wuxuu cabasho ka muujiyay, isla markaana uu ka gabyay cunsurinimo ay kula kaceen dad Soomaali ah, kuwaasi oo sida fannaanku sheegay ku tilmaamay in uu yahay nin carab ah oo aan Soomaali ahayn, sidaas darteedna ay wanaagsanaan lahayd in uu arrimaha soomaalida iyo nabad-u-raadintooda uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inuu ka Danbeeyay Dilal lagula Kacay Saraakiil ka tirsanaa Ururkii SNM

Hargaysa 25, July, 2016 – (SDN/QJ): -Cawil Cali Ducaale Wuxuu haatan yahay La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Arrimaha Aqoonsi raadinta Sidoo kale waxa uu kala Taliyaa Madaxweyne Siilaanyo Geedi Socodka Wada hadalada Somaliland iyo Somalia ayaa soo Bandhigay Gefef Siyaasadeed oo uu ku Kacay Madaxweyne Siilaanyo

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shacabka Puntland oo Gadood ka Muujiyey Habacsanaanta Xukuumadooda kadib Markii Ciidanka Somaliland Gaadheen Duleedka Magaaladaasi DAAWO

Garowe 25, July, 2016 – (SDN/QJ): – Shacabka Ku Dhaqan Xarunta Maamul Goboleedka Somalia ee Punt land ayaa Mudaharaad kala Hor yimid Xukuumadda Madaxweyne Gaas oo ay Sheegeen inay ku Fashilantay Isla markaana ay Iska Caabiyi kari Weyday Ciidamada Somaliland oo Gaadhay Meel u dhow magaalada Garowe.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Garaad Saleebaan Garaad Maxamud oo Gaashaanka u daruuray Heshiis Xukuumadda Somaliland iyo Beelaha Bariga dhex maray iyo Magaciisa oo uu Sheegay in laga been abuuray DAAWO

Awr Boogays 25, July, 2016 – (SDN/QJ): – Garaad Saleebaan Garaad Maxamud ayaa Gaashaanka ku dhuftay Heshiis dhex maray Xukuumada Somaliland iyo Beeshiisa oo dhawaan lagu Kala Saxeexday Degmada Awr Boogays.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaabkii Kooxda Inqilaabku U Dili Lahaayeen Madaxweynaha Turkiga Xiligii Inqilaabka Dhicisoobay Socday DAAWO

Hargaysa 25, July, 2016 – (SDN/QJ): -Hotel ku yaalla Magalaada xeebta ah ee Marnaris ayaa Madaxweynaha Dalka turkigu rajab dayib ordogan ku qaadanayey fasaxiisii todobaadka iyadoo ay wehelinayeen xubno ka tirsan qoyskiisu, isagoo saacad ilaa labo saacadood ka bacdi markii inqilaabku dhacay uu ka baxay hudheelkaasi

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawladda Somaliland Oo Ka Dareen Celisay Saannada Millateri Ee Ay Masar U Gacan Gelisay Maamulka Soomaaliya

Hargaysa 25.July 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland ayaa ka digtay cidhib xumada ka dhalan doonta hubka iyo saannada dagaal ee ay Masar ugu deeqday maamulka taagta daran ee Soomaaliya.  Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa dawladda Masar eedeeyay in aanay u gudin Somaliland abaalkii ay u gashay markii uu ku socday dagaalkii ay Israa’iil […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Orodyahan Reer Somaliland Ah Oo Guul Usoo Hooyay Dalka Jabuuti

BYdgoszcz,25,7,2016 (QJ/SDN) – Dalka Poland gaar ahaan magaalada Bydgoszcz waxa dhacay Tartan caalami ah oo dhanka orodka ah, kaasi oo ay ka qayb-galeen orodyahanno kala duwan oo caalamka oo dhan ka kala socotay. Tartankan oo ahaa mid la ordaayay 5000-metter ayaa waxa guul wayn kasoo hooyay orodyahan reer Somaliland ah balse matalaayay dalka Jabuuti isla […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waa la odhan karaa waxay u eegtahay halkii xaaladu maraysay markii Beelaha Garxajis la heshisiinayey 1998-kii ilaa 1997-kii..” Xildhibaan Saleebaan Cali Koore

Laascaanood 25.July 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxa la filayaa inuu  ka furmo maalmaha soo socda shir balaadhan oo ay qabanqaabadiisu halkaa ka socotay in muddo ah, kaasoo ay qabsanayaan beelaha Maxamuud Garaad ee Dhulbahante.   Shirkan oo daba socda ama ku labo noqonaya shir todobaadkii hore lagu soo gabagabeeyey Magaalada Awr-boogays […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaa soo Dedejiyey Go’aankii Guddida Ururrada ee ka farxiyey Jamaal Cali Xuseen, Guuxa iyo Cadhadana ku riday Faysal iyo Muuse?

Hargaysa 25, July, 2016 – (SDN/QJ): -Tan iyo Markii dhawaan ay soo baxeen xogaha tibaaxaya in Madaxtooyadu qorshaynayso muddo kordhin ku dhawaad laba sanadood ah oo shaabadda loo saaro waxa isa soo taraya fal-celimaha ka imanaya guuxaasi iyo hadal hayntaasi xushay bulshada qaybaheeda kala duwan si gaar ahna u baraarujisay Hogaanka xisbiga KULMIYE ee isu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »