Home » 6:33 am
Entries posted on “July, 2016”
Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Milicsiga Siyaasiga Iyo Universal Tv: Safiirka Somaliland Ee Dalka Imaaradka Baashe Cawil Cawil Waraysi Qoto-dheer kaga waramay Arrimo dhawra oo ay kamid tahay heshiiska Dekeda Berbera ee DP World iyo Su’aalo suuqa laga waydiiyey awoodaha uu ku helay habka xididnimo iyo hantida la sheego in uu ku leeyahay meelo badan oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo Maal-gashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) ayaa Furay Mashruuc ay ku Kacayso Lacag Dhan Saddex Milyan ($ 3,300,000) iyo Saddex Boqol Oo Kun. Mashruucan oo lagu magacaabo Somali Business catalytic Fund Business matching Grants Program ayaa waxaa Maal-galinaya Baanka Aduunka Oo soo marinaya […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad lagu Daahfurayay Xarun Cusub oo Wasaaradda Hawlaha Guud Imtixaanka kaga qaadi doonto Daleewarada doonaya in loo sameeyo Liisanka Wadista Gaadiidka ayaa ka dhacday Magaalada Hargaysa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Tii aad aragtaaba tii kale ka darane, waxa ay noqotay dhacdo ugub ah kadib markii Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal-gashiga Somaliland Md. Xuseen Aadan Cige (Deyr) uu siyaasi Yuusuf Budle oo ka mid ah bulshada reer Somaliland oo ay wasiirka aqoon durugsan isku lahaayeen kula dagaalamay saluug uu wasiirku ka muujiyey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 26.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa warbaahinta caalamka ku faahay muuqaal laga arga goxo oo Shabeel uu la Booday haweenayay ku sugnayd goob xayaawan. Waxaa toos loo daawaday, haweenayda oo gaadhi kasoo daganaysa oo dhinaca kale ee gaadhiga albaabkiisa furtay, waxaase durba la booday bahal xoog wayn oo lagu sheegay Shabeel. Dhacdadani waxay ka dhacday dalka Shiinaha, gaar ahaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti,25,7,2016 (QJ/SDN) – Caasimada Jabuuti ayaa waxaa ka da’ay roobab laxaad leh kuwaas oo lagu diirsaday. Xiligaan ayaan looga baran magaaladaa roobab sidaa laxaad u leh hase ahaatee waxaad moodaa inay kasoo hor mareen waqtigoodii. Roobabkaa ayaa aad loogu qabowsaday iyadoo guud ahaan dalka Jabuuti oo dhan cimiladiisu ay tahay mid aad u kulul. Khaas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sheekh 25.July 2016 (SDN/QJ):-Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukunkii ay shalay Maxkamada Milatariga Somaliland ku Ridey Sideed eedeysane oo loo haystay dilkii Talliyihii qaybta ee Gobolka Saaxil ayaa maanta ka dhacay Magaalada Sheekh. Ma Jiraan wax khasaare nafeed oo ka dhashay mudaharaadkan balse waxaa burbur soo gaadhey gaadiid iyo meherado ganacsi.dhalinyaro gadoodsan iyo dumar ayaa taayir […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,25,7,2016 (QJ/SDN) – Safaaradda Turkiga ee Magaalada Muqdisho – ayaa si Rasmi ah waxay ula wareegtay xarumihii ay maamulaysay Hay’adda Nile Organization ee dalka Turkiga laga leeyahay oo shaqaalaheeda toddobaadkii hore laga eryay Muqdisho. Hay’adda NILE – ayaa waxay Maamulaysay Iskuullo Waxbarasho iyo Isbitaallo ku yaalla Muqdisho, waxaana lagu eedeeyay hay’addan inuu leeyahay Sheekh Fethullaah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceel-cadde,25,7,2016 (QJ/SDN) – Duqayn cirka ah ayaa habennimadii xalay ahaa ka dhacday Deegaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo, halkaasoo ay maamusho Xarakadda Al Shabaab, ka dib markii horaantii Sannadkan ay ka Qabsadeen Ciidanka Militariga Kenya oo qeyb ka ah Hawl-galka Midowga Afrika ee AMISOM. Sagaalkii Habeenimo, ayaa Deegaanka Ceelcadde laga maqlay jug is xig xigtay, oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (GM) – Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka mid ah culimada Magaalada Hargeysa ayaa ka waramay dhibaatada dhaqaale ee qaadku ku leeyahay bulshada reer Somaliland – isagoona tilmaamay sheekhu in qaadka sanadkii uu innagaga baxo dhaqaale badan. Sidoo kale Sheekhu waxa uu sheegay in Qaadku uu halis ku yahay caafimaadka dadkeena isla markaana ay […]
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »