Home » 11:41 am
Entries posted on “July, 2016”
Boorama,26,7,2016 (QJ/SDN) Maayarka Magaalada Boorama Maxamed Xuseen Maydhane, ayaa ka hadlay Fiso uu doonayay inuu ku tago dalka Ingiriiska oo loo diiday. Maayarka ayaa doonayay inuu dalka Ingiriiska kaga qayb galo kulan la doonayay in lagu maataaneeyo magaalooyinka Borama ee Somaliland iyo Henley ee dalka Ingiriiska. Hase yeeshee maayarka ayaa loo diiday fiisihii uu Ingiriiska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis,26,7,2016 (QJ/SDN) – Wasaarada caafimaadka ee dalka Itoobiya ayaa hakad galisay daawooyin lagu samen jirey 11 warshadood oo fadhigoodu yahay dalka Masar. Go’aankan ayey Itoobiya gaadhay kadib markii ay wafdi u dirtay dalka Masar kuwaas oo booqday 13 xarumuud oo lagu soo saaro daawooyinka, waxaanay ku sameeyeen qiimayn tayada daawooyinka Masar soo saarto. Madaxda caafimaadka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Cali Maxamed Yuusuf oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Sharci-nimadiisa lagu Xalaalaynayo Shirweynaha Xisbiga Ucid ee la Go’aamiyey inuu ku qabsoomo Mudo 45 Cisho Gudahood ah oo ka bilaabmayay Khamiistii dhawayd ayaa si faahfaahsan uga hadlay Qaabka Sharci ee Khilaafka Xisbiga Ucid ka dhex taagan in loo maro ay ahayd […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,26,7,2016 (QJ/SDN) – Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan sameynta uu ku yeelan karo inqilaabkii fashilmay ee Turkiga wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay inqilaabkaas Turkiga ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Todobaadkii Tegay Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka Somaliland ay ku dhawaaqeen Go’aankii Xalka u Noqonayay Khilaafkii ka dhex taagnaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid oo Sababay inuu Xisbigu u kala Jabo laba Garab.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 26.July 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Beeraha Somaliland, Maxamed Aw Daahir, ayaa gaadhay Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, isagoo xidhan tuutaha ciidammadda, taasina waxay noqotay Fadeexad weyn oo tusmaynaya in nabad-gelyo darro ka jirto gobolkaasi. Dadweynaha reer Laascaanood iyo guud ahaan shacbiga Somaliland, ayaa si weyn ula yaabay markii ay kamaradaha muuqbaahiyeyaashu soo saareen Wasiirka Beeraha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Salaasada Maanta waxa mar kale kulmaya Hoggaamiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland (WADDANI, UCID iyo KULMIYE) oo Xarunta Akadamiyadda Nabadda iyo Horumarka ee Hargeysa kaga wada hadlaya sidii loo furdaamin lahaa isla-markaana xal loogu heli lahaa muranka Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada Somaliland oo la doonayo in mar la wada qabto Doorashada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Sidaan la soconno gobolka Sanaag waxaa labadii todobaad ee u danbeeyay ka taagnaa xiisado keenay in dad ku dhintaan dadna ay ku dhaawacmaan. Dawlada Itoobiya iyo Isimada caanka ah ee gobolka Sanaag ayaa Xukuumada Somaliland Iyo Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ku qanciyay inay is xakameeyaan oo ay dib ugu laabtaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta JSL Md, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyey socdaalkii ay ku tageen Gobolada Sool iyo Sanaag iyo heshiisyadii taariikhiga ahaa ee ka soo baxay shirkii gogosha nabada ee Degmada Awrboogays.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo dawlada Kenya suuq u raadinaysa Jaadka Miirooga ee kasoo baxa dalkeeda ayaa waxaa todobaaddkii Hore kulamo kala duwan magaalada Hargeysa ku yeeshay wafti ka socda dawlad Kenya iyo Masuuliyiinta Xukuummada Somaliland. Madaxwaynaha Somaliland ayaa kulan la qaatay Xildhibaano iyo masuuliyiin ka socda dawlada Kenya kuwaasi oo ka wada hadlay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »