Home » 2:12 pm
Entries posted on “April, 2016”
Hargeysa, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Halkan hoose ka daawo khudbadihii laga jeediyay daahfurka diiwaangelinta gobolka Maroodi-jeex ee xisbiyada qaranka iyo guddida diiwaangelinta.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 28 April, 2016-(SDN/QJ): – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay dib u bilowga diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolada hadhsan, gaar ahaan kan gobolka Maroodi-jeex oo 30-04-2016 ay si rasmi ah uga furmayso dhammaan goobaha loogu talogalay ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Ku dhawaaqidan madaxweynuhu waxa uu ka jeediyey hoolka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tiribili, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Ugu yaraan 13 tahriibayaal ah ayaa lagu dilay wadanka Liibiya ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika. Wararka ka imaanaya Liibiya ayaa sheegaya in kooxo shufta ah oo dadka tahriibiya ay toogteen 13 qof Masaari ah meel ku dhaw magaalada Bin-waliid ee Bariga Liibiya dhacda. Telefeshinka Al Jazeera ee Afka carabiga ku hadla […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Widh-Widh, 28 April, 2016-(SDN) – Ciidammada Qaranka ee Fadhiisinka ku leh Deegaanka Widh-Widh ee Gobolka Sool, ayaa Gacanta ku dhigay Gaadhi Xaajiyad ah (P-kaab) oo uu leeyahay Madaxweyne ku-xigeenka Maamul-gobolleedka Puntland iyo Dirawalkii Wadayba. Gaadhigan oo ka yimid dhanka Magaalada Garoowe, ayaa Ciidammada Qaranku qabteen Markii uu gudaha u galay Degmada Widh-Widh, sida uu Wargeyska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Inta aanan qormadeyda bilaabin aan bal marka hore canbaareeyo dowladda Kenya oo heshiis la saxiixatay beel Soomaaliyeed xilli ay Dalka ka jirto dowlad la aqoonsan yahay, Waxa ayna talaabadani marqaati u tahay hagardaamada ay dalalka dariska ah ku hayaan Dalkeenna Soomaaliya, Waxa ay sidoo kale talaabadani marqaati u tahay damiir-xumida kuwa sheegta siyaasiyiinta ee aan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Taliska Amisom ee Somalia ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ay Ciidamada Amisom ku hayaan dadka shacabka ah ee ku dhaqan goobaha ay ku dagaalamaan Ciidamada Amisom iyo Alshabaab. Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka Amisom Francisco Madeira, aya sheegay in ay diyaar u yihiin dhowrista Xuquuqda Aadanaha sida uu sheegay. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo khudbad ka jeediyey furitaanka kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa Xildhibaannada ku war geliyey in Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke uu hor keeni doono Golaha Shacabka. Jawaari waxa uu sheegay in Ra’isul wasaaraha wax laga weydiin doono howlaha la xiriira […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 28 April, 2016-(SDN/QJ): – Mas’uul u hadlay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka warbixiyey Mudaharaad ka dhacay Magaalada Buuhoodle kaas oo Ujeedooyin kala duwan lahaa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 28 April, 2016-(SDN/QJ): – Dawladda Somaliland, ayaa ka hadashay Ciidamo la sheegay in Dawladda Masar u dhiseyso Dalka Soomaaliya iyo Xidhiidh Dawladdaasi la leedahay Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo u Warramay Warbaahinta Dawladda isla-markaana daba socda Wararka Warbaahinta guduhu ka qortay Wefti Masaari ah oo Laba Toddobaad ka hor […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 28 April, 2016-(SDN/QJ): – Socod ay suurogal tahay in uu kuu soo gudbiyo Xukunka, soo dhoweyn aad ku ogaanayso cidda iska leh go’aanka, dareen aad ku qarin karto beenta, waxyaabahaas oo dhami waa luqaadda Jidhka oo ay suurogal tahay inaynu ku khatalano ama la inagu khiyaameeyo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »