Home » 3:15 am Entries posted on “April, 2016”

Shir laba Geesood ah oo Magaaladda JigJiga uga Furmay Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya iyo Wefti ka socday Somaliland DAAWO

JigJiga, 01.April 2016-(SDN/QJ): – Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Magaalada Jigjiga ka furay Shir lagaga hadlayay amniga iyo iskaashiga u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya oo Deeq Calafka Xoolaha ah soo Gaadhsiiyey Gudidda Gurmadka Abaaraha Somaliland DAAWO

Hargeysa, 01.April 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo uu Weheliyo agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka Gudoomay Wefti Wasiiro iyo Mas’uuliyiin kale oo ka Socday Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya Deeq Calafka Xoolaha ah.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Haldoorka Gobolka Sool oo Kulan ka Yeeshay Doorkooda kaga Beegan Diiwaangelinta Iyo Doorashooyinka Somaliland DAAWO

Laascaanood, 01.April 2016-(SDN/QJ): – Kulan uu soo qaban qaabiyey Siyaasi Yaasiin Maxamud Xiir {Faratoon} Isla markaana lagaga hadlayay doorka Bulshada Gobolka kaga aadan Diiwaangelinta iyo doorashooyinka dalka ka qabsoomi doona Sannadka ayaa lagu qabtay Magaalada Laascaanood.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland Oo Ka Hadashay Muwaadiniin  u Dhashay Turkiga  Oo Lagu  Dilay  Soomaaliya

Hargeysa, 01.April 2016-(SDN/QJ): – Koox hubeysan ayaa doraad galab laba qof oo Turki ah ku dilay magaaladda Muqdisho, halka shan kalena ay ku dhaawacmeen weerarkaasi lagu bartilmaameedsaday  dadkan Turkiga ah  oo ka shaqeynayay xarun caafimaad oo dawladda Turkigu ka hirgelisay magaaladda Muqdisho ee  dalka  Soomaaliya ee qalalaasaha iyo colaaduhu ragaadiyeen. Sidoo kale falkan oo ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Taageeray Hakinta Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha

Hargeysa, 01.April 2016-(SDN/QJ): – Maayarka caasimadda Hargeysa C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa soo dhaweeyay go’aankii dib loogu dhigay diwaan-gelinta codbixiyeyaasha, si fursad loo siiyo dedaaladda loogu gurmanayo dadka abaaruhu dhibaateeyeen ee gobollada dalka.   Maayarka Hargeysa  oo shalay u waramayay Telefishanka bulsho TV, ayaa waxa uu sheegay in dadkii la diwaan-gelin lahaa ay abaari hayso, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Wasaaradda Degaanka Oo Qabatay Shixnad Kootarabaan Ah Oo Laga Soo Dejiyay Dekada Berbera

Hargeysa, 01.April 2016-(SDN/QJ): – Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Jamhuuriyadda  Somaliland oo adeegsanaya ciidamada amnaanka ayaa gacanta ku soo dhigtay gaadhi nooca xamuulka qaada ah, kaasi oo siday bacaha isticmaalkooda dalka laga mamnuucay ee madaxweyne Axmed Siilaanyo Digreeto wadanka kaga mamnuucay bishii April ee sannadkii hore. Kootarabaankan ayaa ka soo degay marsadda Berbera. Agaasimaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

MW CMC Iyo Munaasabada Soo Dhawaynta Xubnaha Maamulka Cusub Ee Dib U curashada X.D.SH.S.I. Adhisababa

JigJiga, 01.April 2016-(SDN/QJ): – Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu weheliyo Mw kuxigeenka ahna madaxa xarunta dhexe ee X.D.SH.S.I  mudane Cabdicasiis Maxamed Cabdi ayaa shalay galab kaqaybgalay munaasabad lagu soo dhawaynayay xubnaha maamulka cusub ee dib u curashada X.D.SH.S.I uu umagacaabay fadhigiisa xarunta dalka ee Adhisababa. Munaasabadan oo ay ujeedadeedu ahayd mid lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Agaasimahii Hore ee Cashuuraha Berriga Oo Sheegay in Is-bedel Fiican ay Gaadhay Wasaarada Maaliyadu Waqtigan

Hargeysa, 01.April 2016-(SDN/QJ): – Agaasimihii hore ee Cashuuraha Bariga Mr. Cabdiraxmaan Jibriil Cabsiiye, ayaa sheegay in isbeddel fiican lagu sameeyey Wasaaradda Maaliyada, gaar ahaan dhinaca cashuuraha bariga iyo kastamada dalka. Mr. Cabdiraxmaan Jibriil Cabsiiye, ayaa sheegay in nidaamka cashuuraha beriga iyo kastamada wax weyn laga beddelin markay xilka Wasiirka Maaliyada qabsatay Marwo Samsam Cabdi Aadan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »