Home » 11:36 pm Entries posted on “April, 2016”

Guddoomiyaha Degmada SALLAXLEY Oo Ka Warramay Dabley Hubaysan Oo Rasaas ku furtay

Hargeysa (QJ/SDN) – Duqa degmada Sallaxley Shiine Tahar ayaa sheegay in uu ka badbaaday rasaas ay ku fureen dabley ku sugan Goobta lagu magacaabo Xawaalka Waran-cadde oo ka tirsan degmada Sallaxley xilli uu halkaasi kormeer shaqo ku maraayay. Mudane Shiine iyo wefti la socday oo halkaasi gaadhay maalinkii jimcihii (31,3,2016) la soo dhaafay ayaa sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Gudoomiyaha Ucid Wuu Xannuunsanayaa,Aniga Ma Jiro Xil uu ii Magacaabay Waxaa la igu doortay Shirweynihii 5aad ee Golaha Dhexe” Cali Guray DAAWO

Hargaysa 02.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid  Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka falceliyey Qoraal uu maanta Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku Sheegay inuu ka Qaaday Xilkii Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad. Sida aanu ka soo Xiganay Barta uu Cali Gurey ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka Bulshada ee Facebook Wuxuu Qoraalkiisu […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Faysal Shalay iyo Maanta Sidii u Kala arkayay Murashaxnimada Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 02.April 2016 (SDN/QJ):- Khilaafkii ugu Cuslaa ayaa ka dhex aloosan Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Kaas oo u dhexeeya Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen isla markaana salka ku haya Murashaxnimada Jamaal oo Gudoomiye Faysal Mugdi geliyey.  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Xilkii ka qaaday Mujaahid Cali Gurey iyo Saddex Masuul oo kale AKHRI

Hargeysa 2,,April,2016(SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Galabta  xilkii ka qaaday Gudddomiye ku xigeenkii saddexaad ee Xisbigaas mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey). Warsaxaafadeed Maanta kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa lagu sheegay in la badalay Mudane Cali iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbigaas iyadoo sidoo kalena uu […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DHAGEYSO: Roobabkii Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Saaxil

Berbera (QJ/SDN – Iyadoo muddooyinkii ugu danbeeyay ay abaar xooggani ka jirtay deegaannada Somaliland ayaa waxa lagu so warramayaa in Roobabkii Gu’ga ee raagay ay ka curteen deegaanno hoos yimaada gobolka Saaxil oo ay ka mid tahay degmada Sheekh iyo Mandheera. Halkan Guji Oo Ka Dhagayso Roobabka Ka Curtay Gobolka Saaxil

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kooxo hubeysan oo Maanta afar qof oo saraakiil ay ku jireen siyaabo kala duwan ugu dilay Muqdisho

Muqdisho (QJ/SDN) – Ugu yaraan Afar qof ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay maanta magaalada Muqdisho, waxaana dilalkan geystay kooxo hubeysan oo watay gaadiid, iyadoo afarta qof ee la dilay ay qaarkood ahaayeen saraakiil ka tirsanaa Sirdoonka Somalia. Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir baqadii maanta ku dilay laba ruux oo midkood uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Prof Samatar Iyo Dr Maxamed Cabdillaahi Oo Ka Cudur Daartay Ka Mid Ahaanshaha Gudiga Aqoonsi Raadiska

Hargeysa (QJ/SDN) – Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo ahaa wasiirkii hore ee khaarajiga, ayaa si rasmi ah uga cudur daartay inay ka mid noqdaan guddiga ictiraaf raadinta Jamhuuriyadda Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo magacaabay bishii hore. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in Prof Samatar iyo Dr. Maxamed, ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Xirsi Cali Xaaji Xassan Oo Ka Hadlay Xaaladda Abaareed Ee Dalku Ku Suganyahay

Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirkii hore ee wasaaradda madaxtooyad Somaliland mudane Xirsi cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka isagoona dareenkiisa muujiyay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland Parliament Begins Debate on Law to Amend Voter Registration

Somaliland’s parliament on Saturday began debate on a law proposing changes to the country’s voter registration. The head of state has submitted a letter to the parliament asking the body to amend the VR laws after the president has appealed NEC to postpone voter registration exercise due to a drought which has hit most of Somaliland’s […]

Posted in news in English | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Geerida Ku Timid La-taliyihisii Gaarka Ahaa

TACSI MADAXWEYNE – 02/04/2016 Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, geerida ku timid Dr. Cumar Cilmi Dixood oo ku geeriyooday maanta Magaalada Hargaysa, madaxwaynuhu wuxuu si gaara uga tacsiyadaynayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Dr. Dixood, iyo dhammaan shacbiga Somalilandba. Madaxwaynuhu wuxuu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »